Wasaaradda Ganacsiga oo mamnuucday Qalabka Toys-ka ee Carruurta ku ciyaaraan Maalmaha Ciidaha

International Somalia News

 

Arbaco, June, 13, 2018 (HOL) – Wasaaradda
Ganacsiga ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa mamnuucay alaabaha carruurta ku
ciyaaraan sida qoryaha, bastooladaha iyo baaruuda ee loo yaqaano Toys oo inta
badan la isticmaalo maalmaha Ciida.

 

C/raxmaan
Diini, Hiiraan Online


[email protected]

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *