Warshad xoolaha qasha oo laga sameeyey Jabuuti

VOA

Magaalada Jabuuti waxaa ka hawlgasha warshad lagu qalo hilibka lo’da iyo ariga, taas oo hilibka u qeybisa meheredaha kala duwan ee magaalada.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa inoo haya Ramadan Muuse.










Embed

No media source currently available


0:00


0:05:31











Direct link