Login

Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.

Video: Xoogaga Al-Shabab oo gacanta kuhaya magaalada Kismayo iyadoo cabsilaga qabo in xoogaga Al Shabaab ayla wareegaan wadanka Somaliya kadib bixitaanka ciidamada Itoobiya.


Ethiopia waxey sheegatay in ay isu diyaarineyso sidii ay ciidamadeeda ugala bixilaheyd dalka somaliya kadibmarkii ay in mudo ah caawineysey waxa ay uguyeertay dowlada somaliya.

Waxaa jirta baqdinlaga qabo in somaliya aykadhacaan dagaalo kooxwalbaa ay dooneyso in ay ula wareegto awooda dalka xoogaga sida aadka ah looga baqayo ayaa waxaaka mida ah xoogaga Al Shabaab oo iyagu hada gacanta kuhaya koofurta iyo bartamaha dalka Somaliya.


Render time: 0.01 seconds
277,179 unique visits