Navigation
BBC Somali
Somali Links
Warka dalkabuka acc IBCBET ??
Al-Shabaab.net
Aflax
Altaqwaa.com
AllSomali.com
Allceeldheer.com
Aftahan
BBC Soomaali
Banadir-city.com
Baraawecity
Cadaado.com
Daarulcilmi
Dalkanews
Godeynews.com
Gedonet.com
Galgaduudpost
Goobjoog.net
Hillaac.net
HornAfrik Online
Ilaqosal
Jowhar.com
Kismaayonews.Com
Kismaayocity.com
kaambooni.net
MarkaCadey.net
mujaahidiin.org
Mudug Online
Onkod.net
Puntlandpost
Puntlandonline
Qaadisiya.com
Shabelle.net
Simbanews.com
Saxwah.co.cc
Somalifans.net
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
shoot dead
somalidoon.com
Somalitribune
Somalinews
Somali Mirror
Somaliswiss
Wayaha.com
Xamarnews.com
Xaasid.com
Tech Blog
Image Host
Login
Dagaalo iyo duqeymo sababaydhimasho iyo dhaawac oo maanta mar kale dib uga qarxay Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir iyo Xoogaga Islaamiyinta oo Kaabiga ku haya Hotel Global iyo Xaruntii G/Boliska.
(02-07-2009)Dagaaladaani oo ahaa kuwa aad u culus oo barqanimadii maanta inta badan dib uga qarxay Degmada Kaaraan ee Magalada Muqdisho una dhaxeeya Maleyhsiyaadka Dowladda KMG iyo Xoogaga Islaamiyiinta iyadoo wararkii ugu danbeeyey ay sheegayaan in laga awoodroonaaday maleyshiyaadkii DKMG libna looga riixay goobo ay horay ugu sugnaayeen iyadoo hada Xoogaga Islaamiyiintu ay kaabiga usaaran yihiin Hotel Global iyo Xaruntii Gadiidka Boliska.
Dagaalka oo ah mid aad uga xooganaa kii maamahan dhexmarayey Xoogaga Islaamiyiinta iyo maleyhsiyaadka Dowladda KMG ah ayaa Wararka ka soo yeeraya goobaha uu dagaalku ka socdo waxa ay sheegaya in Xoogaga Islaamiyiinta ay soo galeen xaafado cusub oo aanay horay u joogin, oo ay ku sugnaayeen maleyshiyaadka DKMG kadib markii la soo riixay ayna gadaal usoo gurteen Maleyhsiyaadka Dowladdu ay soo riixeen Ciidamadii Dowladda.
dagaalka oo umuuqda mid sii xoogeysanaya ayaa wuxuu u muuqdaa mid kaabiga usaaran Hotelka Global iyo Xaruntii Gaadiidka Booliska oo ay horay ugu sugnaayeen Maleyshiyaadka Dowladda KMG ah,iyadoo ay weliba wararka qaar sheegayaan in gabi ahaanba goobahaasi ay sibuuxda ula wareegen xoogaga Islaamiyiinta oo umuuqda ku ka awoodroon kuwa Dowladda KMG.
Xoogaga Islamiyiinta ayaa hada umuuqda kuwo maanta dardar geliyey habkooda dagaalka doonaya in ay Gabi ahaanba ka taqluusiyaan maleyhsiyaadka Dowladda KMG ah oo iyagu xaafada kaaraan qeybo yar uga sugan sida uu sheegay Sheekh Muuse Cabdi Caraale oo ah Afhayeenka Ururka Xisbul Islaam.
Sheekh Muuse Cabdi Caraale oo ah Afhayeenka Ururka Xisbul Islaam ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda KMG ah iyo kuwa AMISOM ay madaafiic ku garaacayaan Goobaha dadka rayidkaa aydegan yihiin isagoona sheegay in cadowga Ilaahey oo isbiirsaday ay dagaalka saakay ku soo qaadeen Goobo uu sheegay in ay ku sugnaayeen Xoogaga Mujaahidiintu sida uu hadalka udhigay.
Afhayeenka Ururka Xisbul Islaam oo isagu sheegay in uu qeyb kayahaya dagaalada maanta halkaasi ka socda uuna joogo furanta Dagaalka aya asheegay in ay dagaalka maanta Guulo ka gaareen ayna qabsadeen Goobo badan oo ay horay u joogeen Maleyhsiyaadka DKMG isagoona cadeeyey in Xoogaga Mujaahidiintu ay hada kaabiga usaaran yihiin Goobo uu ku sheegay in ay Muhiim uyihiin Xoogaga Islaamiyiinta.