Navigation
BBC Somali
Somali Links
Warka dalkabuka acc IBCBET ??
Al-Shabaab.net
Aflax
Altaqwaa.com
AllSomali.com
Allceeldheer.com
Aftahan
BBC Soomaali
Banadir-city.com
Baraawecity
Cadaado.com
Daarulcilmi
Dalkanews
Godeynews.com
Gedonet.com
Galgaduudpost
Goobjoog.net
Hillaac.net
HornAfrik Online
Ilaqosal
Jowhar.com
Kismaayonews.Com
Kismaayocity.com
kaambooni.net
MarkaCadey.net
mujaahidiin.org
Mudug Online
Onkod.net
Puntlandpost
Puntlandonline
Qaadisiya.com
Shabelle.net
Simbanews.com
Saxwah.co.cc
Somalifans.net
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
shoot dead
somalidoon.com
Somalitribune
Somalinews
Somali Mirror
Somaliswiss
Wayaha.com
Xamarnews.com
Xaasid.com
Tech Blog
Image Host
Akhbaar

Ciqaabta Dilka iyo Shirqoolka Mujaahidiinta oo Ciqaabku noqotay Beesha Ceyr...(halkaan ka aqriso).

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo soo bandhigay Muuqaalka iyo Magaca dagaalyahankii isku qarxiyey B/Weyne.(Warbixinta iyo Sawirada Mujaahidka Halka ka Aqriso).

Dagaalkii ugu adkee ee ka dhaca magaalada Muqdishu tan iyo markii ay Dalka Timid DKMG ee uu Madaxweynaha kayahaya Sharif.....(Warbixinta iyo Sawirada Halka ka Aqriso ).

Dagaalkii Deganka Wabxo iyo Meydadka Ashahado Ladidirka Galgaduud ee Sheegta Ahlu Suna Waljameeca... ( Warbixinta iyo Sawirada Alshado ladirka Halka ka Aqriso).

01/05/09 maanta oo kale sanadkii hore waxay ku beegan tahay geeridii Marxuum Macalin Aadan Xaashi Faarax Cayrow oo ahaa Hogaamiyihii Ururka Alshabaab.....(halkan ka aqriso).
Video: Halkaan Dawaao ciidamada Ethiopia oo kabaxeesa Muqdisho ee dalka Soomaaliya
Video: Halkaan ka fiirso Xoogaga Al-Shabab ee gacanta kuhaya magaalada Kismaayo.
Login
Kulankii sanadlaha ahaa ee lagu qaban jirey magaalaad Goteborg ee wadanka Sweden oo si habsamileh uga furmay Masjidka Weyn ee Balive iyo qalalaase ay shirka ka wadaan Tagerayaasha Janaqow iyo C/Xaashi
(02-07-2009)Mutamarkii sanadwalba lagu qaban jirey Dalka Sweden oo sihabsamileh uga furay Masaajidka Weyn ee ee Balive ee magaalaad Goteborg ee wadanka Sweden iyo taageerayaasha Cabdirahman Janaqow iyo cumar Xaashi oo qalalaase kawada kulankaasi iyagoo ku doodaya in halkaasi lagu casuumey Culumo ka soo jeeda Soomaliland iyo Puntland halkii loo baahnaa inla casuumo kuwe Hawiye ah taasi o ka turjumeysa hadalkii Janaqow ee ahaa in Hawiye lagu soo duuley wadankan uu isagu difaacayo.

Kulankan oo qeyb ka ah lumo sanadlaa oo lagu dhigo sanadkiiba mar magaalaad Goteborg ee wadanka Sweden laguna casuumo Culumo Somaliyeed oo kakala timaada wadanka Debediisa ayaa waxa uu sihabsamileh uga furmay Masjidka weyn Balive oo kuyaala magaalaad Goteborg ee wadanka Sweden,iyadoo ayhalkaasina qalalaase kawadaan taageerayaasha Cumar xaashi Iyo Cabdirahman Janaqow kuwaasi oo ku doodaya in shirka lagu Casuumey Culumo ka soo jeeda Soomaliland iyo Puntland ayna wadaan qabanqaabada shirka Dhalinyaro somaliyeed oo ay shegen in ay iyana ka soo jeedan Soomaliland iyo Puntland iyagoona ku doodaya in loobaahan yahay in maadaama waxyaalaha looga hadlayo kulankaasi ay ubadan yihiin arimaha somaliya lahelo Culumo Hawiye ah taasi oo ka turjumeysa Hadalkii Janaqow iyo cumar xaashi oo ahaa magaalooyikii Hawiye aya alagu soo duuley Hawiye ayaana Difaacay.
Kulankan oo ah mid siweyn ay uga dhur sugayeen Shacaka Somaliyeed ee ku dhaqan wadanka Sweden ayaa hada waxa uu kasocdaa Masaajidka Weyn ee ee Balive ee magaalaad Goteborg ee wadanka Sweden halka ay qas kawadaan banaanka goobta uu shirku ka socdo taageerayaasha janaqow iyo cumar xaashi iyagoo ku doodaya in Culumada halkaasi isugu timid ay ihiin kuwo taageera dagaalada ka socda Magaalada Muqdishu ayna dadka ku dhira gelinayana in dagaalkaasi la sii wado.
Midka mid ah kuwa abaabulya qaskaasi oo magaciisa lagu soo gaabiyey Muuse ayaa sheegay in Ragan culumadaa ee halkaan isugu yimid ayka soo kala jeedaan Soomaliland iyo Puntland aysana xaq ulaheyn in ay ka hadlaan arimaha ka socda magalaada muqdishu waayo iyagu uma dhalan deganadaasi.
Waxaan u baahanhay in la helo Culumo ka soo jeeda Beesha Hawiye oo ah beesha ay deganadooda dagaaladu ka socdaan marka kuwa shirka wada oo daadihinaya iyo kuwa lagu casuumeyba waxey sii hurinayaan dagaalada ka jira magaalada Muqdishu ayuu jire Muuse.
Dhinaca kale waxaan xariir la sameynay mid kamid ah qaban qaabiyaasha kulankaan oo ku sugan Masaajidka Balive oo aan wax ka weydiiney waxyaalah kadanbeeya qaskaan hareereeyey kulanka wuxuuna noo sheegay in ay jiraan kooxo iyagu taageersan Dowladda KMG ah oo ku raali ah in umada masaakiintaa la xasuuqo aana laga hadlin Culumada halkaan isugu timid waa kuwii awelba la casuumijirey iyo kuwo lagoo daray qabiil gaar ahna maahan.
Dhinaca kale waxaa soo baxaya warar sheegay in qalalaasaha ay qeybkatahay maqnaashaha Imankii Masjidka weyn Balive oo isagu hada ka maqan wadanka taasina ay keentay in ay lunto kala danbeytii iyo maamulkii masaajidka.
Isku soo wada duuboo shacabka ku nool Magalaada Goteborg ee wadanka Sweden ayaa taageerayaasha Janaqow iyo Cumar xaashi ugu baaqay in ay Illaah ka xisshoodaan oo ay ka tanaasulaan howsha ay wadaan oo lagu tilmaamay mid lamid ah kuwii lagu taageeri jirey dagaal ooga yaashii Muqdhiso,iyagoo ku wargeliyey in aan diinta Hawiye iyo daarood iyo Isaaq toona laheyn ee ay tahay iinu laah loona baahan yahaya in hadii wax qaldan yihiin laga wada hadlo oo culumada lala doodo.
ikran Samow Goteborg,Sweden
ikranbelo@hotmail.com

Ratings
Rating is available to Members only.
Please login or register to vote.
Please login or register to vote.
No Ratings have been Posted.

Walaalayoow Maxamed-dheeraa Yurub tagay cidna kama mudaharaadin. Faroolaa Maraykan tagay cidna kuma mudaharaadin. Rayaale iyo C/Raxmaan C/Shakuur baa Yurub tagay cidna kuma mudaharaadin. Maxay tahay sababta ku kaliftay taageerayaasha nimankaas inay masaajidda ka hor mudaharaadaan?
Waad ogaydeen in Faransiisku mamnuucay xijaabka dumar mana arag Soomaali qurbaha joogta oo ka muddaharaadday. Marka warkadalka.com waa ku mahadsanyahay siduu tooshka ugu i fiyey dadkaas waashay ee hoos ugu soo noqday masaajidda Ilaahay. Masaajidku ma hoosyimaado Aadan-madoobe iyo Amisom. Marka Janaqoow ummadduu wuxuu baray waxaan horay loo arag.