Login

Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.

Ictisaamka Somaliland & Puntland oo Shirki lagu Hor Sameeyo. Muqaawamada Hortooda Maya.

(01-07-2009)Ilaah baa mahad leh. Nabadgelyo iyo naxariis nabi Muxamed korkiisa ha ahaato. Waxaa diintu sheegtaa in qofka dadka ugu fiican uu yahay kan ugu nafciga badan  addoomaha Ilaahay ee kale. Nacfiga markaan ka hadlayo kama wado kiish sonkor ah oo qof la siiyo ama nabad yar ee uu heysto ee waa liibaanta aakhiro iyo tan aadduun.

Gaalo-la-dagaalka ka sokoow, meel kasta ood ka tagto tuulooyinka Somaliland iyo Puntland waxaa jira qubuuro la weyneeyo oo qaarkood la caabudo. Subax iyo galabba waxaa ducaaddaasi hormaraan qabuurahaas iyagoon waxba ka qaban karin. Halka Muqaawamadu muddo yar ay suuliyeen. Sabab? Wixii Ilaahay amray bey sameeyeen iyagoon cidna ka heybeysan.

Puntland waxaa laga xusay 1-da Luuliyo! Meesha lagu xusay kama foga masaajidda Ictisaamka! Waa tuma 1-da July? Horta July waxaa loogu magac daray mulxid mushrik ahaa oo la oran jiray Julius Caeser! Ma garanayo goorta maalin ka mid ah maalmaha Ilaahay wax noo qabatay! WALLAAHI qofkii maalintaas weyneeya waa qof gaal Talyaani ah weyneeyey oo ilaah ka dhigtay! Horta 1949 ma jirin wax 1-da Luuliyo la dhaho oo khaas noo ah. Gaal Talyaani (dheh haddaad rabto UN-ka) baa yiri: 1-da Luuliyo baa Koonfur qaadaneysaa xornimada. Marka isagaa sameeyey maalintaas. Qofkii maalintaas weyneeya waa qof ilaahay ka dhigtay gaal ileyn inta maalin la yiraahdo 1-da Luuliyo noo timid nama oran: aniga i caabuda anaa gaalo waddankiinna idiin ka saarayee! Marka ducaaddiinnu wey idin gabtay.

Waxaan hambalyo u dirayaa shacabka deggen gobollada Jubbooyinka, Shabeellooyinka, Gedo, Baay & Bakool, Hiiraan inteeda badan, iyo qeybo ka mid ah Galgaduud ee aan caabudin maalintaas 1-da Luuliyo. Ilaahay ma dayacayo camalkiinnaas wanaagsan. Waana arrintaas waxa gaaladu weerarka idin ku soo tahay. Waxay rabaan adinkoo muslim ah inaad bilo gaalo loogu magac daray caabuddaan.

Somaliland lagama xuso 1-da Luuliyo. Micnuhu maaha in Ictisaamka halkaas jooga ka fiican yahay kan Puntland ee waxaa jira in Somaliland sameysteen maalin ay caabudaan – 18-ka Maajo/May. Waxaad mooddaa in reer Waqooyigu leeyihiin intaan caabudi lahayn maalin Talyaani noo sameeyey maan innagu sameysanno maalin aan caabudno! Caqli ahaan sidoodaa macquulsan.

Xitaa markii muslimiintu aysan awood lahayn inta nabigu (SCW) tago Kacbada buu sheegi jiray inaan Laata iyo Cuzaa aysan awood lahayn. Hadda xitaa Ictizaamku waa gabeen inay noqdaan mustadcafiin oo ugu yaraan dadka afka uga sheegaan shirkigaas ay ku dhexjiraan! Dhulka Muqaawamadu shirkaga ka suuliyeen, bed ahaan ka weyn kan Somaliland iyo Puntland oo la isku daray. Af keliya wax ma taro.

Waxaad mooddaa in fiqiga Itcisaamku kusoo ururay inay rabaan sidii Maxamed Siyaad inay sameeyaan cinqilaab aan dhiig ku daadan! Bal aan aragno meesha Maqaasiddooddu ku dambeyso. Laakiin qorshahooda (cinqilaab aan dhiig ku daadan) iyo siirada nabiga iyo saxaabada is ma leh. Horta Muqaawamadu sida saxaabadii dhiig bay daadsheen waana ku guuleystaan inay 1-da Luuliyo ceebeeyaan. Marka aan sugo Ictisaamka iyo waxay la soo shirtagaan.

Waxaan markhaati Ilaahay ka nahay in markii nabigu (SCW) Makkah galay uusan sugin inta Carabtu diinta si fiican u baraneyso ee uu isla markiiba diray saxaabada qaarkeed si ay u soo burburshaan sanamyadii la caabu jiray. Farqi uma dhaxeeyo haddii sanamku qabri, qori ama dhagax noqdo. Marka waxa Muqaawamada sameysay waa sunadii Ilaahay.

Hadda Suufiyadii baa leh waxaa dhibboow nooga soo baxay 700 oo nin oo Dooloow Tigree ku tabobartay. Shaki iigama jiro in Suufiyada iyo Timoweynta joogta Puntland iyo Somaliland ay u maqan yihiin ciidan loo soo tabobarayo. Waxaan aaminsanhay wiilashaad ku jeediseen sonkor-beeggidda in loogu imaanayo maajidda oo lagu gowricidoono.

Wiilasha yar yar ee Shabaabka iyo Xisbul Islaam ku jira markaad weydiiso weyneynta 18-ka May, 26-ka Juun iyo 1-da Luuliyo waxay dhahaan: macallimiintoodii Ictisaamka ahayd waxay u sheegi jireen in maalinta (yoom) bisha (Shahr) ay yihiin “darfu zamaan”! Waxay dhahaan wiilashu ma garaneyno waxa ducaaddaas joogta Somaliland iyo Puntland shacabka ugu sheegi la’ yihiin inaan la caabudin “darfu zamaan”! Wiilka ma mid ah baa yiri: sida kale haddii loo dhigo waa “mafcuul fiihi”. Wuxuu ka wadaa: maalintuu dhashay waxaa hooyadiis dihatay maalintaas dhexdeeda ee maalintaasi kama caawin hooyadiis inay sidaas wax u dhacaan!

Marka Ictisaamoow inta iska daysaan “darbu Zaydin Camran” waxa hadda la rabaa in dhagaha laga garaaco gaalada joogta waddanka iyo kuwa duulaanka soo ah ee soo raaca walaalihiin. Haddii kale raalli ku noqda inaad subax iyo galab hortiinna shirki lagu sameeyo ama aad hormartaan meel Ilaahay qeyrkiis wax lagu caabudayo.


WA SALLALLAAHU CALAA NABIYINAA MUXAMADIN WA CALAA AALIHI WA SAXBIHI WA SALAM.

Waxaa Qalinka Uqaatay, Cabdulwaaxid Khaliif"
cabdulwaxid@hotmail.com




Render time: 0.01 seconds
276,778 unique visits