Navigation
BBC Somali
Somali Links
Warka dalkabuka acc IBCBET ??
Al-Shabaab.net
Aflax
Altaqwaa.com
AllSomali.com
Allceeldheer.com
Aftahan
BBC Soomaali
Banadir-city.com
Baraawecity
Cadaado.com
Daarulcilmi
Dalkanews
Godeynews.com
Gedonet.com
Galgaduudpost
Goobjoog.net
Hillaac.net
HornAfrik Online
Ilaqosal
Jowhar.com
Kismaayonews.Com
Kismaayocity.com
kaambooni.net
MarkaCadey.net
mujaahidiin.org
Mudug Online
Onkod.net
Puntlandpost
Puntlandonline
Qaadisiya.com
Shabelle.net
Simbanews.com
Saxwah.co.cc
Somalifans.net
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
shoot dead
somalidoon.com
Somalitribune
Somalinews
Somali Mirror
Somaliswiss
Wayaha.com
Xamarnews.com
Xaasid.com
Tech Blog
Image Host
Login
Saansaan colaadeed oo ka taagan Qeybo kamid ah Gobolka Galgaduud kadibmarkii Maleyshiyaadka Ashado ladirku ay sheegen in ay lawareegi doonaan Degmada Cadaado ayna maamulka halkaasi ka jiraa Diideen.
(01-07-2009)Wararka naga soo gaaraya Gobolka Galaduud aya asheegaya in Maleyhsiyaad aad uhubeysan oo katirsan kuwa Ashado Ladirka ay soo dhoobteen Duleedka Degamada Cadaado ee Gobolka Galgaduud iyagoo maamulka halkaasi ka jira ku wargeliyey in ay soo wareejiyaan maamulka Degmadaasi iyadoo arinkaasi ay siweyn uga horyimaadeen Waxgaradka iyo maamulka Degmadaasi.
Maleyshiyaadaka Ashahado ladirka labaxay Ahlu Suna Waljameeca oo wada gaadiid Dagaal kana soo anba baxay dhinaca Degmada Caabudwaaq ayaa la sheegay in Habeenkii xalay la soo dhoobay Duleedka degamada Cadaado iyagoo ugu baaqay maamulka halkaasi ka jira in ay soowareejiyaan wixii Hub ah oo ay hayaan iyo weliba maamulka Degmadaasi.
Sida uu ku soo waramaya weriyaha Shabakada warkadalka.com uga soo warama Gobolada shexe ayaa sheegaya in xaaladu ay tahay midkacsan kadib markii maamulka halkaasi ka jira ee uu hogaamiyo Tiiceey uu sheegay in uusan wax Hub ah iyo maamul toona ku wareejin doonin kooxahaasi uuna ku war geliyey in ay isaga baxaan Deganada hoosyimaada Degmada Cadaado hadii kale ay cawaaqib xumo kala kulmi doonaan.
Dhinaca kale qaarkamid ah waxgaradka Degamada Cadaado ayaa Horjoogayaasha Ashado ladirka ku wargeliyey in aysan macquul aheyn in Hubyaala Magaalada cadaado iyo maamul halkaanka jira aan midna leydun ku wareejineyn balse aad noo cadeysaan sabata aad halkaan u timaadeen iyagoona ugu baaqay maleyhsiyaadkaasi in ay isaga guuraan deganaasi.
Degamada Cadaado ayaa laga dareemaya dhaqdhaqaaq Ciidan halka malseyshiyaadka Ashado ladirkuna ay ku jiraan Diyaar garow iyagoo wata gaadiid dagaal oo gaaraya ilaa 10 sida ay wararku sheegayaan labada dhinac ayaa umuuqda in midba mida kale ay dooneyso in ay awaamiirtooda qaataan.
Ugu danbeyntii ayaa waxa alagu soo waramayaa in ninka horjoogaha ka ah maleyhsiyaadka Ashadao ladirku uu kulamo laqaatay qaarka mid ah waxgaradka Degmadaasi isagoo ku war geliyey in aysan iyagu iska imaan halka balse ay ku yimaadeen amar laga soo siiyey Degamada Guri Ceel oo sal dhig u ah Asahado ladirka wuxuu ku war geliyey in uu ku war celin doono madaxdii soo dirtay uuna u sheegi doono mawqifka Shacaka iyo maamulka Degmada Cadaado inta ka horeysana aan wax dhaqdhaqaaq ciidan ah aanla sameyn.
Maamulka Degamada Cadaado ayaa iyagu horay usheegay in deganadaado aysan imaankarin Waxa isku magacaabay Ahlu Suno waljameeca hadii ay isku dayaana ay iyagu qaadayaan masuuliyada wixii halkaasi kadhaca tanina waxey noqoneysaa isku daygii koowaad ee Ashado ladirku uu isku dayo in uu Degankaasi kula wareego.