Login

Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.

Shacabka Somaliyeed waxaa marwalba ku jira kuwo Qabiil Iyo dano gaar ah aan marnaba ka dhamaan Hadaba waa mahaxay danaha laga leeyahay Baroordiiqda loo sameynayo Dagaal ooga yaashan.

(30-06-2009)Inbadan oo kamid ah Shacabka Somaliyeed magaran karaan danaha laga leeyahay in baroordiiq loo sameeyo Shaqsiyaad Taariikh madow ku leh Bulshada somaliyeed balse waxaa jira mawlaba koox gaar ah oo iyagu Dano Qabiil Iyo Siyaasado ay iyagu wataan u sameeya waxwalba oo ay doonayaan si ay ugu yaaraan danahooda.

Hadaba Tacsida ama baroordiiqda loo sameynayo shaqsiyaadkan aykamid ka yihiin Cumar xaashi iyo Ing Cadow iyo kuwa ku wehliya Sawirkan oo iyagoo dagaal kula jira Shareecada islaamka iyo muslimiinta lagu qaarajiyey dagaaladii ay iyagu abaabulayeen maxeytahay sababta maanta qaarkamid ah Mulshada somaliyeed ay ugu sameynayaan wax ay ugu yeereen Baroordiiq ama Tacsi taadrabto ugu yeere.

Waxaa jira shaqsiyaad iyagu arinkaan u abaabuliya nuuc qabiil iyo kuwo kale oo iyagu dano gaar ah oo ay ka leeyihiin ururo wax caawiya ama hey'ado usameynaya waxakan loogu yeerayo baroordiiqda kooxahan kala duwan ee iyagu danaha badan oo isdhaafsan wata waxaa laga yaabaa in qaarkamid ah shacabka somaliyeed ay uarkaan in sababta ay waxaan usameynayaan aytahay Somalijecli balse xaalku waa ka duwan yahay sidaasi oo waxaan dhihi karaa waa Gaalo jecli.

Kumanaan somaliya aya amaalin kasta xaqdaro loogu dilaa Dalka somaliya qaasatan Magaalada Muqdishu iyadoo weliba ay jiraan kumanaan kale oo baahi u baqtisa halka intaasi inkabadanina ay dhaawacyo iyo dhibaatooyinkale Cisbitaalada ugu jiraan welina ma aynaan maqal wax baroordiiq ama sadaqo ama xitaa hadal ay kooxahan Cumar xaashi iyo saaxiibadiis Tacsida u dgigayaa ayku tareen dadkaasi masaakiintaa.

Hadaba waxaa ii cadaatay in wax tacsi layiraadoba aysan banaaneyn Hadiiba loodhigi karo kooxdan dagaal ooga yaashaa waayo wax wanaagsan waxaa leh wixii wanaagsan wixii xuna waxaa leh wixii xun marka qolooyinka Maanta baroordiiqda udhigaya kooxdaan dagaal ooga yaashaa oo Illaah ka qabtay umada waxey ku doodayaan in illaah uusan cadaalad usameyn qolooyinkaan waayo waxey sheegayaan in ay ka xunyihiin Geerida ku timid Shaqsiyaadkaani.

marka hadii ay idiinla muuqato in Geerida Dagaal oogayaashan aysan Xaq aheyn waxaad ogaataan in aad danbi illaah ka gasheen maalinta Qiyaamane su'aal ay idin sugeyso waayo mabanaana in aad cadow Ilaahey oo illaah umadiisa uga nasteexeeyey aad ku doodaan in aan geeridoodu xaq aheyn baroor diiq Macnaheeduna waxaaweeye Geerida Shaqsiyaadkaas boordiida loo sameynayo xaqmaahan.

Waxaan rabaa in arinkaan uu umada somaliyeed waadix u noqdo Cidii qaadaneysana ay qaadato cidii kalena ay iska dhaafto Illaah ayaana qofkasta xisaabin doona marka ogaada ninkii geerida dagaal oogayaashan aylatahay mid qaldan wuxuu ku jiraa xaalad aan caadi aheyn ee hadii uu islaam yahay hatoobad keeno hadii uu gaal yahayna hade isaga arinkiisa Illaah ayaan udegney.

N/B Shabakada warkadalka waxa asoo gaaray baaqyo badan oo looga soo horjeedo Baroordiiqda Loo sameynayo Kooxdan ku mideysan sawirkan oo siyaabo kala duwan loogu diley Dalka somaliya,

Hadaba waxaan aqrista yaasha warkadalka.com kuwar gelineynaa in maalinta jimcaha Soosocota ee 3/07/09 aan soo gudbin doono Doodo fara badan oo ay noo soo direen qaarkamid ah Aqristayaasheena kulanool daafaha dunida oo ay uga hadlayaan sida ay u arkaan in Baroordiiq loosameeyo Kooxdan iyo Inkale ,hadii aad dooneysaan in aad ka qeyb qaadataan Fadlan qoraalkaaga ama Rayigaaga soo Gudbi intaan lagaarin Jimcaha ,mahadsanidiin. Qaderinta koowaad waxaa iska leh dadka ugu soo horeeya ee Rayigooda noo soo horgudbiya Insha alllah.


Comments

#1 | SAFIYO HIIRAAN on June 30 2009 05:01:27
WAA EDEB DARO IYO GAALO RAACNIMO IN SHAQSIYAAD DAGAAL KULA JIRA DIINTA ISLAAMKA OO ILLAAH UU UMADA KA QABTAY LAYIRAADO BAROORDIIQ HALOO SAMEEYO,

INSHA ALLAAH WAXAAN ARINKAAN KA QABO OO FAAHFAAHSAN WAAN IDIIN SOO DIRAA SI AAN UGA QEYB QAATO DOODA LOOGA HADLAYO DAGAAL OOGAYAASHAN
#2 | jibriil on June 30 2009 05:10:45
sub xanalah waa gaalnimo in loo baroordiiqo murtadiintii ku dhimatay somalia waa galo jacel waa dhaqan xumo waa diin la aan waa gal nimo in loo baroor diiqo kuwa cadawga umada somalia u soo hogaamiyay ina li laahi wa inaa ileeyhi raajicuun wabilaahi tawfiiiiiiq
#3 | xaaji on June 30 2009 05:29:16
ninkaan jamac la baxay dadka ha caayin xisbul islaam miyaad ku tilmaameeysaa xisbul sheeydaan sorry run ahaantii markaan ku qiyaasay waxaad tahay nin dabo dhilf ah oo gaalada u shaqeeya ma waxaad taageereeysaa mooryaantaan kooxda sheeydaan shariif iyo gaalada la socota illah u soo laabo ceydana iskadaa al shabaab guul xisbul islaam guul
#4 | Cabdi C/hi on June 30 2009 05:44:30
Nimanka baqtiyey ma Ilaahay xaggiisay u noqdeen mise xagga Zenawi iyo CIA? Ilaahoow khaatimo xumo ha nagu dilin.

Haddii Ilaahay u ciqaabo dambigey ka galeen diinta, dalka iyo dadka ma u maleyneysaan inuu Zenawi caawin karo. Marka caawa waad heysaan waxaad hormarsateen. Mid baan ogahay - inaan Beesha Caalamku idin caawin karin.

Afxumada kale waa baroordiiqda! Waxaa la diiday inaad ehelkaaga u ooydo oo la qeyliso dhimashada dhacday darteed. Marka niman gaalo iyo gaalyo-raacyo u baroordiiqayaan waa niman halaagsamay. Marka baroordiiqdu waa fisqinimo.
#5 | hamse faleemo on June 30 2009 05:46:57
sxbayaal dhamaan waad khaldan tihiin walaahi alle dib ha loogu noqodo oo ha la eego diintana suuban waxay farayso umadada muslimka.mana banaana in qof muslim dhiigasa la baneesto xataa ka gaalka ah markaa culumadana leh waa looma bahan boroordiiq alle kaas waxas leh naarta jaxiima ha ku fogeeyo waa inoo malinta qiyaame in aad run sheegin iyo inkale ilay umada kaa qabay
#6 | kalama jecli on June 30 2009 06:22:30
adinka dhan anaad ii shaqeeysiin mid ii jaajuusa iyo mid dadka ii goowraca hadalna iguma soo celin kartiin qoortaan iin dheyreeynaa hadii kale janna geli meysaan
#7 | xamza on June 30 2009 07:04:10
waxaan leyahay ninka isku magacabay jamac alla ka baqo oo umada afkaga kala bax oo warka nijasada aad ku hadlayso ka day umada manta ayad ku tilmamtay umadi muslimka ahed shayadin adiga shaydaan ah alla idinkiisana waxaad ku bixi donta gacanta mujahidiinta
#8 | xamza on June 30 2009 07:06:11
waxaan leyahay ninka isku magacabay jamac alla ka baqo oo umada afkaga kala bax oo warka nijasada aad ku hadlayso ka day umada manta ayad ku tilmamtay umadi muslimka ahed shayadin adiga shaydaan ah alla idinkiisana waxaad ku bixi donta gacanta mujahidiinta
#9 | maxamed almujahid on June 30 2009 07:38:12
waxaan ilaahay guul uga baryayaa xisbul islaam iyo walaalahoda alshabaab al mujaahidiin
#10 | Xasan on June 30 2009 07:42:46
asc qof walba oo sheeganaya islaam waa ka mamnuuc in masawiro dad dhintay oo xisaabtii alle sugayso uu caayo caay intay dunida joogaan laakiin waa aqoon la,aan iyo jaahilnimo iyo gaalnimo in maydka wax laga sheego

Post Comment

Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.


Render time: 0.04 seconds
277,179 unique visits