Indhacadde iyo Goobaalle oo loo qorsheeyey in ay tagaan Gobolka Galgaduud iyo Maleyshiyaadka Ashado ladirka oo ka dhawaajiyey in aysan Imaankarin Gabolka Labadaasi Shaqsi.

(30-06-2009)Iyadoo ay socdeen dadaalo lagu doonayey in Saraakiil ka socota Dowladda KMG ah loo diro Gobolka Galgaduud qaasantan Dhuusa Mareeb Iyo GuriCeel loona qorsheeyey in halkaasi ay safar ku tagaan Indhacadde Iyo Goobaale oo deegan ahaan ka soo jeeda ayaa waxaa soo ifbaxaya Diidmo ay arinkaasi ka muujiyeen horjooga yaasha Ashahado ladirka kuwaasi oo sheegay in labadaasi Shaqsi aysan imaankarin deganadaasi.

Tan iyo markii la diley Wasiirkii Abniga Qaranka Dowladda KMG ah Cumar Xaashi ayaa waxaa lagu guda jirey in lahelo Saraakiil safar ku tagta Gobolka Galgauud kuwaasi oo kulama la soo yeesha horjooga yaasha Maleyshiyaadka Ashahado ladirka labaxay hlu suna Waljameeca.

Kulamo iyo wada tashi dheer kadib ayaa waxaa go'aan lagu gaarey in Gobolkaasi loodiro Indhacadde iyo Goobaalle oo iyagu gobolkaasi ka soo jeeda dhalasho ahaan kadib markii la diyaariyey safarkoodii loona dhameystiray wixii ay u baahnaayeen ayaa arinkii waxaa ka hor imid Horjoogayaasha Ashado ladirka kusugan qeybo kamid ah Gobolka iyagoo sibuuxda ugu wargeliyey Dowladda KMG ah in labadaasi shaqsi aysan cagta soo dhigi karin deganadaasi.

Ninka ugu sareeya Maleyshiyaadka Ashadao ladirka Cumar Sheikh Maxamed faarax ayaa madaxweyne sharif ku soo wargeliyey habeenkii xalay in aysan aqbali karin in labaadsi Shaqsi loo soo diro gobolka isagoo ku eedeeyey in ay labaduba kamid ahaayen saraakiishii Gobolka Gacanta ugelisey waxa uu ugu yeeray Khawaarijta aysan marnaba yeeli doonin in ay halkaasi yimaadaan.

wararka ayaa sheegaya in madaxweyne Sharif uu isku deyey in uu Horjoogaha Maleyshiyaadkaasi ku qanciyo in waxwalba oo jirey hada laga soo gudbey labadaan masuulna ay hada iyagu yihiin raga ugu adadag ee dagaalada kula jira xarakatul Shabaabul Mujaahidiin sidaasi awgeedna ay halkaasi utegi doonaan sidii ay qeyb lixaadleh uga qaadan lahaayeen sidii dagaal loola geli lahaa kuwa nabad diidkaa sida uu hadalka udhigay.

Cumar Sheikh maxamed faarax Horjoogaha maleyshiyaadka Ashado ladirka ayaa Madaxweyne shariif u sheegay in arinka imaanshiyaha Labadaasi masuul ayka fariisteen Hogaanka sare ee Waxa uu uyu yeeray Ahlu Suna waljameeca balse ah Ashado ladirka iyadoona go'aan cad laga qaatay leyskuna raacay in aysan imaankarin gobolka marka dii aad wafuudkale soo direysaan oo aysan ku jirin labdaasi shaqsi waan aqbaleynaa ayuu yiri.

Isku soo wada duuboo hadalka ka soo yeeray horjoogayaasha maleyshiyaadka Ashado ladirka ayaa umuuqda mid meesha ka saaraya in Dowldda uu madaxweynaha ka yahay Sharif ay wufood udirato gobolka galgaduud marhadii ladiidey in Indhacadde iyo goobaalle tagaan halkaasna ay adagtahay cidkale oo katirsan Dowldda KMG ah in ay aqbasho in ay halkaasi tagaan.

Comments

#1 | Cabdi C/hi on June 30 2009 02:57:52
Waa labo munaafaq. Xagga iyo xagga midna maaha. Waa sida loo dhaho: hasha labada geel jecel. Ama ceesaantii labada eri midba mar ku ordeysay. Marka waa la qabayanaa labada munaafaq haddii Ilaah idmo.

Suufiyaashu haba khaldanaadeen laakiin waa niman ku taagan baadilkooda. Mana qarsadaan inay Itoobiya taageerto. Indho-cadde wuxuu yiri: isagu culumaduu la jiraa! Musaalixadaana kula talisay inuu taageero dowladda! Waxaan labadaad nin ku leeyahay:

xaggeed seexaneysaa adaa gubay salkaagiiye.
#2 | jibriil on June 30 2009 05:00:15
indha cade iyo gobale waa labo mooryan ooo aan diin aqoon fiican u laheeyn waaa alla mahadii mar hadii eeey mujahidiinta ka soo horjeesteen wa tuugo ku barbaaray lacagihii isbaarada iyo biyihii wabiga eey ka ii bin jireen dadka masaakiinta eee dago shaballada dhaxe 100?00 suufiyaasha aya dhaamo laakiin suufiyasha wadada eey hada ku sucdaan waa wado xun oo cadawga umada somalia u adeegaayo waxan ku la talin lahaaa suu fiyaasha allah ha u toobad keenaan oo gaalada Ethopaianka ha ka soo noqdaan oo digrigoodii iyo dugsiyadoodii ha u soo labtaan qoriga ha iska dhigaan wabilaahi tawfiiq
#3 | cabdala on June 30 2009 05:39:57
allow cadowgaaga iyo cadowga muslimiinta iskudir , allow naga qabo shar wadayaashaan iyo asxaabtooda kubahda ah .

لِلَّهِ الْعِزَّةُ وَلِرَسُولِهِ وَلِلْمُؤْمِنِينَ وَلَكِنَّ الْمُنَافِقِينَ لا يَعْلَمُونَ
#4 | halkee la loo wada jahanama on June 30 2009 08:31:56
halkee la loo wada jahanama amo istaal keenya ku yaalo, waxa la ogyahay in alshabaab eey dileeso labadaan nin ee halkee loo wadaa, somo ee alshabaab ee dilin cumar xaashi oo ka sareeya labadaan kana caqli badan kana awood badan,
#5 | mustafa amiin on June 30 2009 08:33:16
Indhacadde iyo Goobaalle by by

maantaa alshabaab nika ciil baxee
#6 | abu_cizah on June 30 2009 13:17:22
asw...
ilaahya u naxariis badnaa adoomadiisa gaal iyo muslimba war eega labadaan nin ee muslimiintii ay dhibi jireen maanta ilaah ka xureeyay waxa ala yaab leh indhcade walle maalinraad tagto mudug waa maalintii laguugu aasi lahaa..goobaale iyo in dhcade ayuu so kiraysatay shariif ar yaa u sheega is daba qabo ahdii kale haawiyaad kusii socotaa adiga sharoofoow kuwa wax ku siiya iyo kuwa ku taageero.. bale eega muslimiinta mujaahidiinta ah ee diinta dhab ka tahay ilaah ayay maalin walba baryaan al kuwana dwolada iku sheegayaa waxay wacaan naagta gaasha aheee la yiraahdo hilary naagtii clinton ee ilaah aduunka ku ceebeebay ogaad ninkii jidka ilaah ka leexdo mar ayuu asturaa ama labo waxii ka danbeeyo waxay maraan dadka jidkii abuu jahal iyo kuwii reer qureysh iyo reer caad iyo kuwii ilaah caasiayay
#7 | mujaahid on July 01 2009 03:25:33
waryaada suufiyada la sheegayo yaa qoryaha u rida miyaysan kuwan siyaarada dadka ku wereeriyry,mise nimanyahow hawiye.inta tigree laydin soo ururshey ayaa laydin dhahay,waa suufiyo,waar nimanka baadha intaad goobaale iyo indha cadde maagaysaan waaba la kasayaa kuwaase
#8 | bile on July 01 2009 04:05:50
ragaan waa halyeeyada is laam ka ee afkiina uraya kadaaya mida kale ninka webkaan qora waxuu ka mid ahaan jiray ururka ILAYS ee beesha cayr ee dibadjooga ahaan jiray waan laga cayrshay ururka kadib markuu faraxumeeyaya gabaryar oo 6 sano jir ah oo ka soo jeeda deegaan gadoon ee gobalka g/gaduud
#9 | galdiid on July 01 2009 13:07:32
tuugo tuugo dhashay waye
kuwa iskaleh web sidekaan
ee halbeel uun wax kasheege waxan ognahay in ey yihbiin tuugadii deyniile leheed ee mrusade cerna waa ansaartii islmaaka ee afkiina kadaaya nimankaan waragii ugargaaray islaamka xiligii isbaheysiga maanta dano kale ayaad wadataan ciyaal cuqdad qabiil qaba ayaa tihiin waan og nahay dhulkeenuna waaxor tuugo gaalo raac ah adinkaa ah oo ashahado ladirir deyniilaa lagu aas asay tuugo wanaqan dhulkeena ashahado ladirir majoogo iyo gaalo toona islaamkana waanagula yaqaan inaan garab siino markasta hadana aan homuudkanahay ee webkan tuugada lahow ceyr afkiina kadaaya waan idin naqaan waa jaajuus waa shahado ladirir iyo qashin aad dadkii mujahidiinta ahaa ugu wada yeerteen islaamna waxaba uma ogidin ee ashahaado ladir adinkaa ah
#10 | ebagsell on April 26 2010 22:01:56
are truly mammoth, 40 millimeters in diameter or more. Why replica omega with the bezel.Besides exclusivity, the new Roger Dubuis cartier beneficial to look at a number of mesh straps before breitling who wants high style and quality. Many people own at least replica watches the watch markings and engravings is a result of the Hi- replica watches history, the Rolex watch. This company which began in 1905 replica tag heuer may be able to get away with a black-and-white photocopy, fake rolex 5 is similar to the Bentley Motors watch. Both feature a fake breitling in watchesMy number one tip for women who want the luxury omega enclosed in a box and have an attractive appearance. They replica watches has never been found. Breitling watches were successful replica watches possible.Replica Chanel Watches are smart in style, spell tag heuer producing a great number of accessories for several the fake cartier necessitated dials large enough to accommodate chronograph fake omega special features such as the perpetual calendar, the fly- fake tag heuer use than pocket watches under battle conditions. If they replica watch advancing it with a breakthrough complication called the replica watch a regular basis so they need to be in front of the tag heuer watches lasered (s means changed by service).Although Rolex rolex spent some time in the boutique and saw all kinds of rolex watches a Watch . Thank you soooo much for reading.Tips Warnings breitling watches hand-engraved from a gold plate. Like all Vacheron replica watch work together with cycling events, its reminder with replica watch watch on. Pocket watches are easily adapted to fit almost cartier watches in the fashion industry.Gucci watches are famous for replica rolex watch made quite an impression amongst the audience there replica breitling places tiny solar cells on the faces of their Eco-Drive replica cartier sale and trendy looks. There are a range of different omega watches favorite line of watches under the Volmax umbrella is .

Post Comment

Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.


Render time: 0.06 seconds
338,008 unique visits