Login

Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.

Ciqaabta Dilka iyo Shirqoolka Mujaahidiinta oo Ciqaabku noqotay Beesha Ceyr Abaaro Iyo Colaad xal loolayahay oo ka taagan deeganada Dhuusamareeb Iyo Guriceel.

(31-03-2009) Ciqaabta Dilka Iyo Shirkoolka Mujaahidiinta ninkii raba in uu arko ha fiiriyo dhibaatada ka taagan Dhuusamareeb Iyo Guriceel iyo halka ay ku danbeysey awoodii iyo hantidii Beesha Ceyr kadib markii ay shaqadoodu noqotay dalka iyo Shirkoolka Mujaahidiinta iyagoo marna Mareykan adeegsanaya marna Itoobiyaan qeybtii ugu horeysey ee Ciqaabta alle ku saladay ayaa noqotay Abaaro iyo colaado daba dheeraaday iyo Dhulkoodii oo ay marti ka yihiin oo xoogag kale gacanta ugu jira.

Waa masiibo in aad ka shaqeyso burburka iyo dhibaatada Dhulkaada oo aad umadadaada u horseedo colaado iyo aabaaro kaga yimaada Rabiga Raxmaankaa adigoo dano gaalo fulinaya masiibadii ugu horeysey ee arinkaasi waxey ku dhacday Beesha Ceyr ee iyadu degta Dhuusamareeb iyo Guriceel kadib markii ay shaqo ka dhigteen shirkoolka iyo dilka Mujaahidiinta iyagoo fulinaya danaha gaaladu ay ka leeyihiin dalka somaliya oo ay ka mid tahay Burburinta awooda iyo hantida Beeshaasi waxeyna si aysan fahmi arin u fulinayaan Burburkooda.

Masiibadii ugu horeysey ayaa Goboladaasi ka bilowday kadib markii lagu diley Nin dhalinyaro ah oo u dhashay Beesha Ceyr balse fikirkiisu ahaa in somaliya shareecada Islaamku ayka taliso waa Al,Mujaahid Adan Ceyrow, waxaa bishii shanaad ee sanadkii tegey lagu diley Hoyigii uu ka deganaa magaalada Dhuusamareeb iyadoo kooxihii ka danbeeyey dilkiisa qaarna la qabtay qaarna ay isaga carareen wadanka waqtigoodana lala sugi doono.

silsilada Dilkii Macalin Adan Ceyrow ayaa aheed mid dheer oo ay ku luglahaayen siyaasiyiin iyo Ganacsato ka soo jeeda Beesha Ceyr, halka ay inta xun ama (Dirty Jobka)dilkiisa ku luglahaayen dhalinyaro degaanka ah iyo kuwo aan u dhalanba Dilka Macalinka ayaa ahaa Ebtaladii ugu horeysey ee halka ayka bilaabatay burburka iyo kala feker duwanaanta beesha halkaas oo ayna ka bilaabatay colaado iyo dirar u dhaxeysa beeshasi taasi oo aaqirkii keenatay in gobolka Galgaduud uu ka baxo gacanta beesha Ceyr ayna ka taliyaan Xoogag isbiirsaday oo iyagu gacan ka heysta Dowlada Itoobiya.

Dhinaca kale waxaa iyana lagu diley Degmada guriceel Mujaahidiin uu ka mid yahay hogaamiye Islaamiste ah oo magaciisa la oranjirey Tima Jilic kaasi oo sida la sheegay dilkiisa ay geysteen saraakiil ka tirsan Ciidamada Itoobiya oo iyagu sitoos ah ugu luglahaa dagaaladii guriceel ee dhexmaray xooga Al Shabaab iyo ashahaadoladiriirkii Itoobiya gacanta ka heystey.

Isku soo wada duuboo Beesha Ceyr ayaa Dilka iyo Shirqoolka Majaahidiinta ka heshay oo kaliya Colaado barakac iyo Beeshaca oo Degmiiyinkeedii ka baxeen cagantooda hadana calaacal ugu jira sidii ay mar uun u soo ceshan lahaayeen deeganadooda madaxda itoobiya ayaa ku faana in ay burburiyeen awoodii beeshaasi ayku dhexlaheed Bulsha Somaliyeed hadana ay u adeegsanayaan sidii ay ugu jebin lahaayeen Xoogaga Al shabaab oo iyaga ay Dolwda Itoobiya utaagweysey.

Hadaba waxaa uamada soomaliyeed aankula talin laha ain ay ka fiirsato Shirqoolka gaalada iyo inay marnaba kulug yeeshaan Shirqoolka ama dilalka mujaahidiinta hadii kale waxaa udanbeyn doonta cawaaqibxumada ku dhacday beesha Ceyr mid la mid ah, maanta majiro qabiil Somaliyeed oo ay heysto tanheysata beesha Ceyr waa beel aan wax talo ah ku laheyn deeganadii ay u dhasheen,Inta joogtana waxa alaayey abaaro iyo colaado dheeraaday oo xal lolayahay xalkuna waa in ay toobad keenaaniskana eryaan kooxha gaalo raacyadaa ee dhibaatada ku haya.

N/B Waa qeybtii Labaad ee masiibadii ceyrka tan sedaxaadna waa soo socotaa insha allah


W.Q. Xaaji Cabdiweli samadoon.
Xaajisamadoon@hotmail.com
Oslo,Norway


Render time: 0.01 seconds
276,778 unique visits