Imaatinka Sheikh Xasan daahir aweys oo siweyn looga Sugayo Somaliya Iyo Caqabadaha ugu adag oo Horyaala Sheikha Makuwo beledbaa mase waa kuwo siyaasadeed mase laga yaabaa in uu ku baxo wadadii M,Adan
Posted by editor on April 11 2009 08:22:08
(11-04-2009) Shacabka Somaliyeed ee kusugan Magalaada Muqdishu ayaa siweyn usugaya Imaatinka Sheikh Xasan daahir Aweys oo ah wadaad siweyn looga yaqaano wadanka Somaliya,Imaatinka Sheikhu uuku Imaanayo Somaliya ayaa waxaa hortaagan Caqabado waaweyn oo ay ugu weyn tahay Beesha uu ka dhashay oo ah Beel ayaantaan siweyn loodarensaday aana hada lagu haleyn karin amaanka culumada Beesha ayaa waxey siweyn uga Qeyb qaadatay Dilal Dhowr ah iyo Shirqoolo Loogeystey qaarkamid ah Mujaahidiinta somaliyeed weliba kuwa ay gaaladu ugu necbaayeen dalka Somaliya Sida M,Aadan Ceyrow Raximuhullaah.
Extended News
(11-04-2009) Shacabka Somaliyeed ee kusugan Magalaada Muqdishu ayaa siweyn usugaya Imaatinka Sheikh Xasan daahir Aweys oo ah wadaad siweyn looga yaqaano wadanka Somaliya,Imaatinka Sheikhu uuku Imaanayo Somaliya ayaa waxaa hortaagan Caqabado waaweyn oo ay ugu weyn tahay Beesha uu ka dhashay oo ah Beel ayaantaan siweyn loodarensaday aana hada lagu haleyn karin amaanka culumada Beesha ayaa waxey siweyn uga Qeyb qaadatay Dilal Dhowr ah iyo Shirqoolo Loogeystey qaarkamid ah Mujaahidiinta somaliyeed weliba kuwa ay gaaladu ugu necbaayeen dalka Somaliya Sida M,Aadan Ceyrow Raximuhullaah.

Sheikh Aweys oo ah Ruugcadaa Islaamiistaa oo weliba kamid ah kuwa ay gaaladu ku tilmaanto Xagjirka ayaa in mudo ah ka maqnaa dalka ilaa waqtigii cadowga Somaliyeed ee Itoobiyaanku ay soo galeen Dalka base sheikha ayaa siweyn uga warhayey xaalada dalka isagoo sida la wada ogyahay taageerayaashiisu ay dagaalo adag lagaleen cadowgii Gumestaha welina utaagan yihiin in uu siisocdo hagankaasi ilaa inta Dalka looga Dhaqayo Shareecada Islaam.
Sheikh Xasan ayaa isagu ah nin aan siweyn uga feejigneyn shirqoolada Qorsheysan ee beeshuusu ay ka geysteen dalka Somaliya Labadii sano ee la soo dhaafay waxaana hada weliba shirqooladaas siweyn uga qeybqaatay Dhalinyaro ay isaga siweyn isu dhowaan jireen xiligii uuku sugnaa dalka kuwaasi oo hada loobaahan yahay in sheikhu uusiweyn isaga ilaaliyo Shirqoolada iyo dabinada ayla wareegayaan. 
Sheikh Xasan aya isagu ka dhashay beelweynta Ceyr ee habargidir oo inta badan gaalada iyo shacka Somaliyeedba u arkaan in ay ahaayen Lafdhabartii jihaadka Somaliya iyo weliba galadadii lala galay gumeysiga balse ayaantan ayaa waxaa soo baxay Shaqsiyaad Beesha ka mid ah oo iyagu Burburiyey Shariftii iyo karaamadii beeshaasi kadib markii ay mashruuc kadhigteen dilka iyo dhirqoolka Mujaahidiinta.
Koox Dhalinyaro ah oo iyagu ka soo jeeda Beesha Ayaa magaalada Muqdishu kawada qorshe ay doonayaan in ay Amaanka Sheikha kusugaan marka uuyimaado magaalada Muqdsihu kuwaasi oosida lasheegay aysoo xuleen rag iyagu siweyn uga warqaba heerka ay beeshu kujirto ogna in qaarbadan ooka mid ah Dhalinyarada Beeshaasi iyo weliba siyaasiyiinta aan lagu aamini karin Amaanka Culuimada kuwaasi oo laga yaabo in ay Waxyar uun dhaafsadaan nolosha quuxaas qiimaha badan Sidii horayba udhacday markii lashirqoolay malin adan ceyroow.
Beesha Ceyr ayaa ka mid ah beelaha ugu tirada iyo tayada badan somaliya hadii aynoqn laheyd dhinaca dhaqaalaha iyo dhinaca maleshiyaadka kaqeyb qaata dagaalada diimeed iyo kuwa qabiilba balse waxaa sanooyinkaan sii badanaya kooxo iyagu ka shaqeynaaya Burburka iyo dhaqaalaha beeshaasi sidii ay dhulka ugeli lahaayeen kuwaasi oo iyagu fiirsanaya danaha ay leeyihiin balse aan cidna udaneyneynin.
Beesha ayaa iyadu leh siyaasiyiin waaweyn oo iyagu hada wadaka dibada uga maqan kuwaasi oo qaarkood ay ka shaqeynayaan sidii beeshu ay marlabaad cagaheeda isugu taagileheed halka koox uu ka mid yahay jeneral galaal ay wadaan Burburka iyo kala furfurka beeshaasi isagoo isagu leh dano gaar ah oo uuku gaaraayo shaqadiisa.
Beesha aya aka badbaadi karta Shirqooladaan hadii ay yeelato hogaan ideysan ayna meel isaga xiraan qolooyinka Qilaafka iyo jawaasiis nimada kula dhexjira weliba waxaa dhibaato weyn kuhaya beeshaasi Qolooyinka shirqoola Culumada kuwaasi oo kala Jooga caalamka oo dhan balse leh meel kulmisa sida uunoo sheegay xaaji daa'uud oo isagu kamid ah bahweynta Ceyr.
Xaaji daa'uud oo ah saaxiibkey ayaa ii xaqiijiyey in dilkii macalin Adan Ceyrow ayku luglahaayeen qaarkamid ah Dhalinyarda qurba Jooga Beesha Ceyr kuwaasi oo uu iisheegay in baaritaano lagu hayo maalina lala xisaabatami doono isagoo dhinaca kale sheegay in ay jiraan qorsha yaal ladoonaayo in lagu soo celiyo beedaanadii Cida kuwaasi oo uu hada sheegay in ay cadow gacanta ugu jiraan ciidamada itoobiyaankuna ay wado kadhigteen.
Sheikh xasan ayaa looga fadhiyaa in uu Qeybta ugu muhiimsan ka qaato sidii wax looga qaban lahaa qilaafka iyo kala mabda duwanaanta Beesha si'uu ugaaro danihiisa hadiise aydhici weyso inuu ka shaqeeyo isu keenida beesha waxaa ku adkaan doonta in uu wax howla ah ka qabto dalka waayo waxa ajirta Siyaasiyiin waaweyn oo aan qaarkood sawiradooda idiin soo gudbin doono kuwaasi oo sheikh kula jira dagaal adag.
Qeybta labaad waxaan idiin soo gudbin doonaa marka uu sheikhu soogalo Somaliya insha llaah,
W.Q. Xaaji Cabdiweli samadoon.
Xaajisamadoon@hotmail.com
Oslo,Norway