K Koonfureed oo sheegtay in Pyongyang aan dhakhsa xayiraadda laga qaadi doonin

International Somalia News

  Arbaco, June,20, 2018 (HOL)- Wasiirka arrimaha dibadda Kuuriyada Koonfureed, Kang Kyung-wha, ayaa sheegtay in xayiraadaha saaran Kuuriyada Woqooyi ay wali sii jiri doonaan tan iyo inta gebi ahaanba dalkaasi uu ka burburinayo hubkiisa niyuukleerka. Haweeneydan ayaa sheegtay in ay fileyso in Kuuriyada Woqooyi ay qaado tallaabo adag oo ay ku baabi’ineyso hubkeeda niyuukleerka, taa […]

‘Awoodda Al-Shabaab ma sii kordheyso’

VOA

Qiimeyn la sameeyey ayaa sheegeysa in kooxda Al-Shabaab aysan sii xoogeysan, inkasta oo ay dhowaanahan fulisay weeraro dhimasho badan, oo uu ku jiro mid lagu dilay askari ka tirsanaa ciidamada gaarka ah ee Mareykanka. Qiimeyntan oo ay sameeyeen milatariga iyo saraakiisha ka hor-tagga argagixisada Mareykanka, ayaa ka duwan fikradaha dadka arrimahan fallanqeeya, waxayna imaneysaa ayada […]

WARBIXIN: Qorshaha Cusub Ee Suuqa Kala iibsiga Oo Is Badalay & Da,yarka Oo Noqday Bartilmaameedkooda Ugu Weyn.

Sports

Kooxda Real Madrid ayaa u muuqata mid badashaday Siyaadadeeda suuqa kala iibsiga marka loo eego saxiixii ugu dambeeyay ee ay ku soo dartay kooxdeeda. Los Blancos ayaa 8.5 milyan kula soo wareegtay Goolhayaha Da,yarka ah ee Andriy Lunin kaas oo saxiixii 2-aad ee xagaagan ee Los Blancos. Real Madrid ayaan saddexdii xilli ciyaareed ee ugu […]

Afghanistan: 30 askari oo weerar lagu dilay

VOA

Ugu yaraan 30 askari oo ka tirsan ciidamada dalka Afghanistan ayaa la dilay kadib markii maleeshiyo la tuhunsan yahay inay yihiin Taliban ay weerar ku qaadaeen laba bar kontorool maanta. Madaxa golaha deegaanka Badghis ayaa sheegay in weerarka uu xilli dambe oo habeenkii talaadada ahayd ka billowday degmada Bala Murghab uuna socday illaa subaxii arbacda. […]

Xiddig Xaqiijiyay Tababaraha Cusub Ee Kooxda Chelsea Una Sheegay Taageerayaasha Chelsea Waxay Ka Filan Karaan

Sports

Raadintii kooxda chelsea ay ugu jirtay tababaraha cusub ayaa u muuqda mid soo dhamaatay iyada oo la xaqiijiyay tababarohooda cusub. Blues ayaa tan ilaa dhamaankii xilli ciyaareedkan suuqa ugu jirtay tababare cusub oo ay ku badasho Antonio Conte oo boorsooyinkiisa ka si qaadanaya Chelsea. Xiddiga daafaca uga ciyaara kooxda Napoli ee Kalidou Koulibaly ayaa xaqiijiyay […]

Fabio Capello Oo Magacaabay 12-ka Xiddig Ee Ugu Fiican Ee Uu Soo Maamulay Xirfadiisii Tababaranimo & Xiddigo Waaweyn Oo Laga Dhex Waayay.

Sports

Fabio Capello ayaa magacaabay 12-kii xiddig ee ugu fiicnaa ee uu so Maamulay xirfadiisa ciyaareed waxana uu doortay in uu ka tago xiddigaha England inkasta oo uu tababare u soo noqday. 72 jirkan reer Italy oo tababaranimada ka fariistay bishii April ayaa soo maamaulay in ka badan 2000 kulan oo kooxo kala duwan ah oo […]

Mareykanka oo Ka Baxay Golaha Xuquuqda Aadanaha QM

VOA

WASHINGTON. D.C —  Mareykanka ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu ka baxay Golaha Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay, isaga oo sheegay in Golahani uusan hadda kadib u qalmin magaca uu wato. Shir jaraa’id oo ay si wada-jjir ah u qabteen Talaadadi shalay Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Mike Pompeo iyo Danjiraha Mareykanka u fadhida Qaramada […]

Hordhac: Iran Vs Spain,Portugal Vs Morocco: Falanqaynta Group-ka B Ee Koobka Adduunka

Sports

Xulka Portugal ayaa la ciyaari doona xulka Morocco iyaga oo doonaya in ay sii wadaan qaab ciyaareedkoodii cajiibka ahaa ee kulankii Spain. Ronaldo iyo saaxiibadii ayaa doonaya in ay guul kale ka gaaraan xulka Morocco oo guuldaro wakhti dambe ah kala kulmay xulka Iran. Portugal ayaa wax walba u samayn doona sidii ay u gaari […]

Hordhac: Uruguay Vs Suadi Arabia: Saaxiibada Luis Suarez Oo Aan Aqoon Sida Looga Badiyo Suadi Arabia, Imisa Jeer Ayay La Kulmeen?

Sports

Xulka Uruguay ayaa ciyaari doona kulankoodii 2-aad ee koobka adduunka iyaga oo la ciyaari doona xulka Suadi Arabia ishana ku haya in ay dhamaystiraan shaqadii ay bilaabeen kulankii Egypty. Guul ay ka gaaraan xulka Saudi Arabia ayaa si Rasmi ah ugu xaqiijinaysa in ay u soo baxaan wareega xiga ee 16-ka ee koobka adduunka. Dhanka […]

Daawo: Qaabkii Uu Neymar Ugu Dhaawacmay Tababarkii Xulka Qarankiisa Brazil

Sports

Xiddiga weerarka uga ciyaara xulka qaranka Brazil ee Neymar ayuu dhaawac ka soo gaaray tababarka xulka qarankiisa Brazil ee maanta. Xiddiga ayaa si fiican u qaadanayay tababarka laakiin xiddiga ayaa raaxo la,aan ka dareemay lugtii qaliinka looga sameeyay taas keentay in uu xiddigu damqado. Neymar ayaa tababarka ka baxay oo loo kexeeyay qolka labiska kadib […]