Baabuurta Amisom oo shacab ku dilay Balcad

VOA

Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in gaari ay leeyihiin ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Africa ee AMISOM uu dad rayid ah ku jiiray degmadaas. Gaarigan oo ka mid ahaa kolonyo ciidamada Amisom ah oo marayay xaafadda Xaawo Taako ee bartamaha magaalada, gaar ahaan wadada isku xirta Balcad iyo […]

XASAASI: Arsene Wenger Oo Si Lama Filaan Ah Ugu Biiray Tababarayaasha U Sharaxan Barcelona

Sports

Wararka ka imanaya dalka Spain ayaa saaka oo Khamiis ah shaaca ka qaaday in tababarihii hore ee kooxda Arsenal ee Arsene Wenger uu si lama filaan ah ugu biiray Liiska tababarayaasha u sharaxan booska tababare Ernesto Valverde ee tababaranimo ee kooxda Barcelona. Tababaraha reer France ayaa shalay sheegay in uu doonayo ku soo laabashada shaqada […]

Muran ka taagan hindise-sharciyeedka batroolka

VOA

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa hor-yaala hindise-sharciyeedka Macdanta iyo Batroolka oo muran badan uu ka dhashey ka gadaal markii ay soo baxdey in hindise sharciyeedkaasi sida la sheegay inay qoreen khuburo ajaanib ah. Arrintan ayaa dhalisay in dadka qaar ay is-weydiiyaan su’aalo ku saabsan in hindise sharciyeedka lagu kalsoonaan karo iyo in kale. Haddaba, wasiir ku-xigeenka […]

Shirkadaha adduunka oo qaadacaya shirka Riyadh

VOA

Shirkadaha iyo hay’adaha ugu weyn ee dunida ayaa qaadacaya shir maal-gashi oo 23-ka illaa 25-ka October lagu qaban doono dalka Saudi Arabia, sababo la xiriira xaaladda suxufiga la lay’ayah ee Jamal Khashoggi. Madaxa hay’adda lacagta adduunka ee IMF Christine Lagarde oo lagu waday inay ka qeyb-gasho shirka, ayaa baajisay safarkeeda, sida uu sheegay afhayeenka IMF, […]

Jose Mourinho Vs Maurizio Sarri? Miyay Horay Isaga Hor Yimaadeen Labada Tababare?

Sports

Kadib dhamaadkii fasaxa xulalka waxa dib u bilaabanaya todobaad xiiso leh oo horyaalada yurub ah oo la ciyaari doono kulamo adag uguna horeeyo kulanka Stamford Bridge ku dhex mari doona kooxaha chelsea iyo Man United kulan ka tirsan todobaadkii 9-aad ee premier League. Kulanka ayaa dhex mari doona Tababare Maurizio Sarri oo ku cusub horyaalka […]

Dowladda Uganda oo sheegtay in labo askari looga dilay dagaal ka dhacay Marka

International Somalia News

  Khamiis,, October, 18, 2018 (HOL)-Dowladda Uganda ayaa sheegtay in dagaal ka dhacay degmada Marka looga dilay labo askari oo ka tirsanaa ciidamadooda howlgalka midowga Africa AMISOM. Afhayeen u hadlay militariga Col. Deo Akiik ayaa sheegay in ugu yaraan Laba askari looga dilay dagaal Talaadadii ina dhaaftay ciidamada Uganda ay Ururka Al Shabaab kula galeen […]

Muranka Hindise-sharciyeedka Bartoolka

VOA

Baarlamaanka Somalia ayaa waxaa hor-yaala hindise-sharciyeedka Macdanta iyo Batroolka oo muran badan uu ka dhashey ka gadaal markii ay soo baxdey in hindise sharciyeedkaasi sida la sheegay inay qoreen khuburo ajaanib ah, taasoo keentey in su’aalo ku saabsan in lagu kalsoonaan karo iyo in kale ay soo baxaan. Haddaba, Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Macdantiyo Batrool-ka ee […]

DAAWO | Falanqeyn:-Maxaa kajira inuu Naymar dib ugu laabanayo Barcelona & Qaabkii uga shalaayey …

Sports

Kulanti wacan oo wanaagsan dhageystayaal kusoo dhawaada Xubintan kamid ah Xubnaha falanqeynta maalin laha ee aad Boggeena uga barateen. Xubintan waxaan kusoo qaadan doona Wararka sheegaya in Naymar uu dib ugu soo laaban doono Kooxda Barcelona . Dunida ayaa hadal heysa inuu Naymar k shaleynayo katagistii kooxda Barca walow wararka ay qorayaan jariirada reer Spain […]

DAAWO | Falanqeyn:-Maxaa kasoo kordhay Kiiska Kufsiga ee Ronaldo & Xaaladda Cusub oo lasoo….

Sports

Kulanti wacan oo wanaagsan dhageystayaal kusoo dhawaada Xubintan kamid ah Xubnaha falanqeynta maalin laha ee aad Boggeena uga barateen. Xubintan waxaan kusoo qaadan doona dooda xoogan iyo maxlamada Ronaldo & kiiskiisa kufsiga. Wariye Caan ah oo u dhashay dalka Spain kuna sugan Magaalada Madrid oo siweyn utaageera Ronaldo ayaa tilmaamaya in Ronaldo xaaladiisa wanaagsaneyn.[embedded content] […]