Arsene Wenger oo ka tagaya Arsenal

VOA

Macallinka kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa xaqiijiyey inuu shaqada ka tagi doono dhammaadka xilli cayaareedkan. Qoraal lasoo dhigay webka Arsenal ayuu Wenger ku yiri “Kadib markii aan si qoto dheer uga fakaray, islamarkaana kala hadlay kooxda, waxaan dareemayaa inay tahay waqtigii saxda inaan shaqada ka tago kadib dhammaadka xilli cayaareedka” “Waxaa ku faraxsanahay sharafta aan […]

Wasiirro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya oo shir caalami ah uga qeybgalay Washington

International Somalia News

  Jimco, April, 20, 2018 (HOL) – Shir caalami ah oo ay ka qeygalayaan Wakiilada dalalka Deeq bixiyeyaasha Mareykanka, Britain, Norway, QM, Midowga Yurub iyo IMF ayaa lagu qabtay xarunta Bankiga Aduunka Magaallada Washington ee dalka Mareykanka. Shirkan ayaa waxaa Soomaaliya ku metelayay Wasiirada Maaliyadda, Waxbrashada, Kalluumeysiga, waxaana shirkaasi looga hadlayay sidii Soomaaliya looga cafin […]

Boqor ku dhawaaqay in uu badaley magaca dalkiisa

International Somalia News

  Jimco, April, 20, 2018 (HOL)–Boqorka dalka Swaziland Boqor Mswati III ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqay in uu bedelay magaca dalkiisa ee Swaziland una bixiyay “Boqortooyada eSwatini”. Arrrintan ayuu uga dhawaaqay garoon kubbada cagta ah oo loogu dabaaldegayay sanad-guuradii kontonaad eeka soo wareegatay xornimada wadankaas. Magacan cusub, eSwatini ayaa la micno ah “Dhulkii Swaziga”inkastoo […]

Abuja : Shir dhaxmaray taliyayaasha ciidamada qaarada Africa iyo Mareykanka

International Somalia News

  Jimco, April, 20, 2018 (HOL) – Magaaladda Abuja ee dalka Nigeria, ayaa waxaa ku soo dhamaaday shirweyne socday muddo Saddex maalin ah, kaasi oo u dhaxeeyey taliyayaasha ciidamada difaaca Qaaradda Africa iyo dowladda Mareykanka. Shirkasi Soomaaliya waxaa uga qeyb galay Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas C/wali Jaamac Gorod  iyo wafdi uu hoggaaminayo. […]

Somaliland oo faah faahin dheeraad ah ka bixisay xariga Boqor Buur-Madoow

International Somalia News

  Jimco, April, 20, 2018 (HOL) – Maamulka Somaliland ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay xariga Boqor Cismaan Buur-Madoow oo ay xabsiga u taxaabeen ciidamada habeennimadii xalay. Afhayeenka Ciidanka Booliska Somaliland Faysal Xiis Cilmi oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay isaga oo aan heysan amar inuu aaday Puntland, halkaasina uu kaga dhawaaqay ereyo ka […]

Ciidamada Somaliland oo Xabsiga u taxaabay Boqor Cismaan BUUR-MADOOW

International Somalia News

  Khamiis, April, 19, 2018 (HOL) – Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa goor dhaw oo maanta ah xabsiga u taxaabay Boqor Cismaan Buur-Madoow oo deegaanka Carmo ee dowlad gobolleedka Puntland uga qeybgalay caleemo saarka mid ka mid ah Salaadiinta Soomaaliyeed. Boqor Buur-madoow ayaa lagu eedeeyay in uu munaasabada caleemo saarka ka dhacay deegaanka Carmo ka jeediyay […]

Golaha Wasiirada oo ka wada hadlay qodobo ay ka mid yihiin xiliga kala guurka ee ciidamada AMISOM

International Somalia News

  Khamiis, April, 19, 2018 (HOL) – Shirkii Caadiga ahaa ee Gollaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta looga hadlay Hubinta Tirakoobka Shaqaalaha Rayidka ah ee Dawladda, Xaaladda kala guur ee ciidamada AMISOM. Sidoo kalena waxaa lagu ansixiyay Tubta Arrimaha Bulashada iyo xeer Mamnuucya jarista dhirta […]

Shirkadda Star Cast oo daah furtay adeeg isgaarsiinneed oo casri ah

International Somalia News

Khamiis, April, 19, 2018 (HOL) – Liibaan Cabdi Cigaal oo ah madaxa shirkadda Star Cast oo Hiiraan Online u sheegay in mashuurcan Isgaarsiinneed ay maanta daah fureen uu noqonayo mid  ku cusub guud ahaan marka la eego qaarada Africa, gaar ahaan dalka Soomaaliya oo markii ugu horeysay ay tahay in la keeno Isgaarsiinta TriplePlay. ‘’TriplePlay […]

Midowga Yurub oo Abaal Marin Siiyay Ismaacil C. Geelle

VOA

Golaha Midowga Yurub ee dalxiiska iyo ganacsiga ayaa maanta u aqoonsaday Madaxweynaha Jabuuti Ismaacil Cumar Geelleh, hoggaamiyaha sanadkan ee dalxiiska, iyadoo lagu maamuusay doorka uu dalkiisa ka jiro dalxiiska caalamiga ah. Madaxweyne Ismaaciil Cumar oo xafladdii abaal marinta lagu gudoonsiinayay ka hadlayay ayaa ku tilmaamay abaal marinta mid taariikhi ah. Wariyaha VOA, Ramadan Muuse ayaa […]

Miguel Diaz-Canel oo Noqdey Madaxweynaha Cuba

VOA

Miguel Diaz-Canel ayaa loo magacaabay madaxweynaha xiga ee Cuba, kaas oo noqonaya madaxweynihii ugu horeeyay ee Cuba ay yeelato muddo 60 sano ah, kana baxsan qoysaka reer Castro. Diaz-Canel, oo 57 jir ah, ayaa ahaa musharrixi kaliya ee xilkaasi isku soo taagay, waxana uu ku guuleystay in uu shan sano waddankaasi hoggaamiyo, sida ay baahisay […]