Kismaayo oo lagu qabtay Kulan ay shacabka Su’aalo ku weeydiinayeen Wasiirro ka tirsan Jubbaland

International Somalia News

Axad, December, 17, 2017 (HOL)–Kulankan oo ay soo agaasintay madaxtooyada dowlad goboleedka Jubbaland oo garab ka heleeysa hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan horumarinta ee UNDP, ayaa lagu qabtay magaalada Kismaayo ayadoo ay ka qeybgaleen masuuliyiinta ururrada bulshada rayidka ah iyo qaar ka mid ah bulshada ku dhaqan magaalada Kismaayo. Kulanka ayaa waxaa maanta su’aalo lagu […]

Madaxda dowladda oo la kulmay madaxa hay’adda Qaxootiga ee Qaramada Midoobey

International Somalia News

  Axad, December,  17, 2017 (HOL)–Madaxda dowladda Soomaaliya iyo xubno ka tirsan golaha wasiiradda ayaa la kulmay Madaxa Qaxootiga Adduunka u qaabilsan QM Filippo Grandi oo booqasho ku yimid magaalada Muqdisho. Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa ugu horeyn uga mahad celiyey madaxa Qaxootiga caalamka taageerada ay la garab taagan yihiin shacabka Soomaaliyeed ee barakacay sanadihii ay […]

Napoli oo Dib Ula Wareegtay Hogaanka Horyaalka Talyaaniga

VOA

WASHINGTON. D.C —  Kooxda Napoli ayaa hogaanka kala wareegtay Inter Milan, kadib marki ay 3-1 uga awood roonaatay Torino. Goolasha waxaa kala qeybsaday Kalidou Koulibaly, Piotr Zielinski iyo kabtanka kooxda Darek Hamshik oo dhaliyay goolkiisii 115-aad. Hamshik wuxuu bareejeeyay diiwaankii gooldhalinta Naopli ee uu horay u dhigay halyeeygi hore ee kooxdani Napoli Diego Maradona. Goolka […]

Man City Xajisatay Xariga Horyaalka

VOA

Kulamo xiisa leh oo ka tirsan horyaalka Ingiriiska ee Premier League ayaa shalay galab iyo xalayba dhacay. Kooxda Manchester city ayaa kordhisay dhibcaha ay ku hogaamineyso horyaalka, kadib marki ay 4-1 ku garaacday Tottenham. Laba ka mid ah goolasha waxaa City u dhaliyay Raxiim Sterlin, halka labada kale ay bilowgi ciyaarta kala qeybsadeen Ilkay Gunduan […]

Xidhibaan CabdiSaabir : Xeer Ilaaliyaha Isaga ayaa shaqadiisa qabsan waayay Annaga in uu na eedeeyo ma’aha

International Somalia News

  Axad, December, 17, 2017 (HOL) – Mid ka mid ah labo xildhibaan oo xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir uu ku eedeeyay danbi Qaran Dumis ah oo la hadlay VOA ayaa beeniyay dhamaanba eedeymaha loo soo jeediyay. Xildhibaan Cabdi Saabir Nuur Shuuriye oo ayaa isaga oo jooga magaalada Dubai ee dalka […]

Xeer Ilaalinta Qaranka oo Baarlamaanka Ka Dalbatay in Xasaanada Laga Qaado Laba Xildhibaan

VOA

WASHINGTON. D.C —  Xeer-ilaaliyaha Guud ee Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya, Axmed Cali Dahir ayaa maanta oo Axad ah ka dalbaday Baarlamaanka Soomaaliya, in ay xasaanada ka xayuubiyaan, laba xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka. Xildhibaan Xasan Macallin Maxamuud iyo Cabdisaabir Nur Shuuriye, ayuu Xeer-ilaaliye Axmed Cali Dahir ku eedeeyay duminta dowladnimada iyo qarannimada Soomaaliya. Axmed […]

Xarunta Xuquuqul Insaanka Somaliland oo dalbatay in la siidaayo laba Wariye oo Somaliland ku xiran

International Somalia News

  Axad, December, 17, 2017 (HOL)- Xarunta xuquuqal Iinsaanka ayaa xukuumada Somaliland ugu baaqday inay xoriyadooda u soo celiso laba suxufi oo ku kala xidhan magaaladda Hargeysa iyo Gabiley. Warsaxaafadeed ka soo baxay xarunta xuquuqal Iinsaanka oo uu ku saxeexan yahay gudoomiyaha xaruntaasi garyaqaan Guuleed Axmed Jaamac ayaa ugu baaqay in loo baahan yahay in […]

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo danbi ku soo oogay labo xildhibaan oo ka tirsan golaha shacabka

International Somalia News

  Axad, December, 17, 2017 (HOL) – Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir oo shir jaraa’id goor dhaw ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ku soo oogay danbi Qaran Dumis ah Labo Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya. Axmed Cali Daahir ayaa ugu baaqay hay’addaha Amniga, sida Booliska iyo hoggaanka Baarista dambiyaya in ay howshooda […]

Ciidamada Booliska ee gobolka Awdal iyo dad Taageersan fanaan Nimcaan Hilaac oo iska horimaad ku dhexmaray Boorama

International Somalia News

  Axad,December, 17, 2017 (HOL)- Hal qof ayaa ku dhaawacmay iska hor imaad ku dhexmaray magaaladda Boorama ciidamada booliska iyo dad cadhaysan oo taageersan Fanaanka Caanka ah ee Nimcaan HIlaac oo ciidanku doonayeen inay xidhaan. Ciidamada booliska ayaa rasaas ay ku kala dareerinayeen dadka ku dhaawacantay qof haweenay ah, taas oo cisbitaalka Boorama la dhigay, […]

Canada oo Soomaaliya ku deeqday $ 10 Million dollar si wax looga qabto dhibaatada Abaarta

International Somalia News

  Axad, December, 17, 2017 (HOL) – Wasiirka wasaaradda Socdaalka iyo Jinsiyadaha dowladda Canada Axmed Xusseen ayaa sheegay in dowladda Canada ku deeqday lacag dhan $10.4 oo wax looga qabanyo dhibaatada Abaarta soo noqnoqatay ee Soomaaliya. Lacagta ayaa waxaa ku deeqday wasaaradda Hormarinta Caalamiga ah waxaana lagu bixin doonaa caawinta dadka ay saameynta adag ku […]