Maxaaka jira in Xarakatul shabaabul Mujaahidiin ay diyaarinayaan Ciidamo farabadan oo ay Bisha Ramadaanka doonayaan in ay ku soo afjaraan dagaalada Muqdishu.

(02-08-2009)Waxaa siweyn isu soo taraya warar sheegaya in xarakatul Shabaabul Mujahidiin ay diyaarinayaan Ciidamo lixaadleh oo ay u diyaarinayaan in ay xiliga bisha Barakeysan ee Ramadaan ay ku doonayaan in ay ku soo afjaraan dagaalada ka socda qeybokamid ah magaalada muqdishu weliba sida la sheegay qeybaha ay ku sugan yihiin ciidamada AMISOM.

Wararka laga helayo Gobolada baay iyo Bakool ayaa sheegaya in saraakiil sarsare oo uu kamid yahay Sheikh Muqtaar Roobow iyo Sheikh Abuu Ayman ay deganadaasi ku diyaarinayaan Ciidamo loogu talo galay in ay bisha barakeysan ee Ramadaanka ayka howlgalaan magaalada muqdishu kuwaasi oo loogu talo galay in ay soo gebegabeeyaan dagaalada welika sii socda qeybokamid ah magaalada muqdishu.

Sida uu shabakada warkadalka.com u xaqiijiyey Sheikh Adamow oo kamid ah macalimiinta Dugsiyada Quraanka ee Magaalada Baydhabo waxaa deganadaasi ka socda Diayaar garow aad loo habeeyey oo loogu talo galay in Bisha Barakeysan ee Ramadaanka wax weyn looga bedelo xaalada magaalada muqdishu iyo Ciidamada AMISOM ee ku sugan halkaasi.

Calinka ayaa sheegay in ilaa bishii la soo dhaafay ay deganadaasi ku sugnaayeen Saraakiil sarsare oo kamid ah xoogaga xarakatul Shabaabul Mujahidiin oo ay ugu waaweyn yihiin Sheikh Abuu Ayman iyo MUqtaar robow oo iyagu halkaasi ka wada diyaarin ciidamadaasi la doonayo in lahowl geliyo bisha Ramadaan kuwaasi oo sida la sheegay loogu magac daray Jeyska Ramadanka.

Sheikh Muqtaar Rowbow iyo Sheikh Abuu Ayman oo labaduba ka mid ah saraakiisha sarsare ee dhinaca ciidamada xarakatul Shabaabul Mujahidiin ayaa lasheegay in ay ku howlan yihiin tababarka iyo Howlgelinta Ciidamadaasi iyadoo la sheegay in loo diyaarinaayo sidii ay Cagta umaran lahaayeen Ciidamada AMISOM una soo afjari lahaayeen inta dhiman ee maleyshiyaadka Dowladda KMG.

Sheikh Abuu Ayman ayaa la sheegay in uu ku goodiyey in Ciidamadani Bisha Barakeysan ee Ramadaanka ay shaqadoodu noqondoonto in ay soo Afjaraan Haraaga waxa uu ugu yeeray maleyshiyaadaka Dowladdda Ridada iyo Ciidamada AMISOM.

Dhinaca kale waxaa soobaxaya warar sheegaya in dhinaca maamulka Kismaanyo ay soo gudbiyeen Ciidamo gaaraya Ilaa 250 kamid ah ciidamo dhowaan tababar ugu soo dhamaaday xero ku taala Duleedaka magaalada Kismaayo sida ay sheegayaan warar xog oyaal ahi.

Isku soo wada duuboo arinkaan ayaa ah mid ay doonayaan xoogaga xarakatul Shabaabul Mujahidiin in ay ku soo afjaraan dagaalada Magaalada Muqdishu sida ay sheegen saraakiisha ku howlan diyaarinta Ciidamadaasi.

Xafiiska warqabadka warkadalka.com, Muqdishu

Comments

#11 | Anshur on August 02 2009 13:42:54
Asc inkastoo aay tahay war-bixin xasaas ah haddana waa war horay loo filaayay maxaa yeelay bisha ramadaan dhamaanteed waa wada barakeysantahay oo waxaa kamid ah 17 ramadaan maalin inta taariikhda islaamka taqaana aay garaneyso inta kale oo aanan aqoon u laheyn taarikhda islaamka warkoda kuma jiro maxaa yeelay waa dameer malab saaran, maxaa yeelay islaam ayaa sheeganayaa mana garanaayo taariikhdiisa waa waa ceeb
dhanka kale hadalka ka soo yeeray maamulka xarakatu-shaabau al mujaahidiin ee ah in la soo afjaraayo dagaalka bisha ramadaan waa war aad u fiican waxaan sugnaaba waa bisha ramadaan, inshaa allah
#12 | run on August 02 2009 17:13:21
asc mujahidiintu uma baahna nin munaafiq ah ama gaala raah ah ilaahay ayay u baahan yihiin ilaahayna wuu u gar gaari in shaa alah wabilaahi towfiiq
#13 | caafiya on August 02 2009 19:55:25
kkkkkkkkkk hahahahah

walee qosolki ayaa iga dhamaaday balaayo booto badan caku webkaan iyo been ma qawaariijta ayaa wax nabadeeyo waabe masiibee masiibo haku habsatee umadii ayey barakac dhac dil iyo boob isuge dareene kuwii dhahayay hadaan xijaab u gadi karin naagtaada anagaa guursaneyna kkkkkkkkkkkk bal xagey ka dimid diintaas iney sheydaaamiin yihiin taas ayaad ku garan ciqaab alle idinku rid waaba idinku dhacdaye umadaad qaribteen waaa la idinka goyn hadii alle yiraa munaafaqiin gafuur duuban iyo kuwaan meeshaan wax ku soo qoraya oo leh iqwaani labo carabi ayey barteen mana yaqaanaan micnaheeda waa qawaariijta oo kale tuugada gafuurka duuban beenta ku taageera waxaa la yiri gaalo jabkeeda wey qarsataa jabkooda u qariya ilaah ayaa mahad leh in websideyo kale ay buuxaan oo waxaad qariseen soo bandhiga,..
#14 | Somali on August 05 2009 08:13:31
WELIGIIN WAX AAD RABTAN SHEEGA
SHABAAB WAQTI RAY AYA UU HAREY JIRITANKODA
HADU ALLA IDMO
ALLAHU AKBAR
#15 | cali dheere on August 07 2009 07:32:19
subxaanallaah xagay kakeenayaan xoogas shababku warka dalka waxaan usheegayaa inay joojiyaan
beenta iyo borobogaandada haddaysan joojin
tallabo sharci ah ayaa laga qaadayaa
#16 | ilaahey umada ha idinka qabto! on August 10 2009 18:37:52
Waxan layabanahay umadan yaban.. war ilahey inta kabaqdan mad iska daysan kitabka alle ad ka been shegeysan miyadna ilahey ka xishonaynina o adna ogaynina in ay aakhiro jirto subxanallah... eraga murtad culayskisa xage geynaysan o ad ku galay naysan dadka islaamka ah maxadsa umadan kaso daashe dagalka ugu kor dagalamaysan miyadan islam ahaynina?? war wa adinka leh gaalo ayan ladagalayna oo dinta islamka ayan wax ku dhaqayna maxad kitabka alle uga ben shegeysan o ad u laynaysan shacabkan an waxba galabsan ma adinkan amar kaqadan niman duli ah oo af-ghanistan ku dhex dhumaleysanaya? ilaahey waxan ka barya in dhulka idinla gooyo wad dhibten umada somaliyed dhaman mel walbo ay jogane insha allah mardhow wa la idinka takhalusin dona insha allaah tacallaa... waxan raba in aan idin waydiyo dhow su'aal ma aqan in ad is waydisen adinku laftina iyo inkale hada is waydisen sidan arxan darada ah ulama dhaqanten shacbiga somaliyed e daalan...... 1- yaa idiin xilsaarte in ad umada gacmaha iyo lugaha ka goysan ilaa majirto maxkamad islami ah o umada dhan ay dorate manta eh? 2-maxad umada somaliyed uga dhafi la'dihin xasuqa gardarada ah e ad ku kor wadan? 3- Maxad ragiina waa wayn isku qarxin waysen o ad dhalin yarada maskaxdodu yartahay u halajinaysan? 4- Maxad carurtina dagalka uga gali waysen o ad uga rebeysan mase ayaga xural caynta iyo janada ad shegeysan maraban? Maxad masakinta naftoda wax ay cunan u waysan ugu kalifaysan wax aysan awodin sida dhar aysan gadan karin iwm? 5-maxad ka fa'idaysan shacabka dhibatadisa iyo in ad kor dagashan mar walba? 6-jihadka ad shegeysan ma xamar kaliya ayu kajira un? war ilaahey idn abuuta kabaqa allah u laabte oo cafis waydiista alle iyo shacabka somaliyed dhaman mel walba ay joogan ninkan maskinka ah e gaalka ku shegaysana xal iyo wanag ayu idin so bandhigay e la heshiya o tiina gaar ahaned ka hor mariya tan shacabka masakinta islamka ah wa hadi damir haba yarade ad ledihin....... Teda kale dadka baadilka iyo xaq darada ku taageraya kuwan inkaarte alle ku dhacde iska daaye oo ha ugu hilina xaq darada... ugu danbti waxan raba ina hal nin kahadlo... Ninkaasna nin kale maha e waa midkan la yira xasan dahir aweys.... war xoolaha aya manta ka damir ron e maxad ula jeda mar walba o laga waraysto idacadaha lagu yira umada masakinta maxad ugu kor dagalamaysan maxad u tira ha adkeystan wax yar??? ma waxay ku adkaysanayan in ad dishan o ad ku kor dagalan tan har iyo haben?? wallahi ban ku dharte in aysan jirin manta hal qof e ku rabta gaal iyo muslim ilaa waxa tahay nin umada nafta u kenay allane kitabkisa ka ben shegaya dhulka ilahey hakula gooye umada dhibka kadhaf waxa tahay karaahiyo isku so uray meel baa allaha ka bixiyo shartadana ilahey hana dhafiyo iyo adiga iyo kuwan afka duubte.... Insha allah mardhow wala idinka takhalusin dona insha allah insha allah insha allaaah...........!!!
#17 | ilaahey hanaga kiin qabto amin on August 10 2009 18:40:07

#18 | xuseen on August 19 2009 05:40:32
walaalayaal ilaah ha idin siiyo kheyr mujaahidiinta ilaah kor ha u qaado waan jecelnahay inay baabaa;aan gaalada iyo daba dhilifkooda iyuo ridada insha alaah halaag iyo khasaare ayaa u dambeysa munaafiqiinta ilaah horay u tilmaamayna waxba nagama cunayaan ee aflagaadada ku wada islaamka iyo mujaahidiinta.
#19 | wecesle on September 26 2009 03:00:43
angaa dhibka wadno maxaayeelay dadkanani ma,ahandad diin shaqoku leh waa dad shaqdiikaba day hadaanahay dadka deegaanka u dha shay shalay axmaaro waan iskaqabanay xaanoo diiday in aan iska qabano kuwaken afka soo xirtat waxan nahay dad beel weenka dha shay sheedaankanaan iskaqabano hadii kale waxa yeeloween ayay geesan doonaanasc wrsw
#20 | natredpickk on October 26 2009 09:59:19
Согласен, что пост получился удачным. Хорошая работа!

Post Comment

Name:

Validation Code:

Enter Validation Code:

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Render time: 0.06 seconds
358,258 unique visits