Navigation
BBC Somali
Somali Links
Warka dalkabuka acc IBCBET ??
Al-Shabaab.net
Aflax
Altaqwaa.com
AllSomali.com
Allceeldheer.com
Aftahan
BBC Soomaali
Banadir-city.com
Baraawecity
Cadaado.com
Daarulcilmi
Dalkanews
Godeynews.com
Gedonet.com
Galgaduudpost
Goobjoog.net
Hillaac.net
HornAfrik Online
Ilaqosal
Jowhar.com
Kismaayonews.Com
Kismaayocity.com
kaambooni.net
MarkaCadey.net
mujaahidiin.org
Mudug Online
Onkod.net
Puntlandpost
Puntlandonline
Qaadisiya.com
Shabelle.net
Simbanews.com
Saxwah.co.cc
Somalifans.net
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
shoot dead
somalidoon.com
Somalitribune
Somalinews
Somali Mirror
Somaliswiss
Wayaha.com
Xamarnews.com
Xaasid.com
Tech Blog
Image Host
Akhbaar

Ciqaabta Dilka iyo Shirqoolka Mujaahidiinta oo Ciqaabku noqotay Beesha Ceyr...(halkaan ka aqriso).

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo soo bandhigay Muuqaalka iyo Magaca dagaalyahankii isku qarxiyey B/Weyne.(Warbixinta iyo Sawirada Mujaahidka Halka ka Aqriso).

Dagaalkii ugu adkee ee ka dhaca magaalada Muqdishu tan iyo markii ay Dalka Timid DKMG ee uu Madaxweynaha kayahaya Sharif.....(Warbixinta iyo Sawirada Halka ka Aqriso ).

Dagaalkii Deganka Wabxo iyo Meydadka Ashahado Ladidirka Galgaduud ee Sheegta Ahlu Suna Waljameeca... ( Warbixinta iyo Sawirada Alshado ladirka Halka ka Aqriso).

01/05/09 maanta oo kale sanadkii hore waxay ku beegan tahay geeridii Marxuum Macalin Aadan Xaashi Faarax Cayrow oo ahaa Hogaamiyihii Ururka Alshabaab.....(halkan ka aqriso).
Video: Halkaan Dawaao ciidamada Ethiopia oo kabaxeesa Muqdisho ee dalka Soomaaliya
Video: Halkaan ka fiirso Xoogaga Al-Shabab ee gacanta kuhaya magaalada Kismaayo.
Login
Maleyshiyaadka Ashahado Ladirirka Galgaduud oo Dumarka ka mubnuucay in ay qaataan Xijaabka iyo qaarka mid ah Dumarka Degmada Guriceel oo arinkaasi ka horyimid.
(02-08-2009)Maleyshiyaadka Ashado ladirka labaxay Ahlu Suna waljameeca Ayaa magaalooyinka Dhuusa-Mareeb,Guri-Ceel iyo Caabud-waaq kusoo rogey haweenka in aysan qaadan karin Shukooyinka iyo weliba Indhashareerka,iyagoona ugu baaqay in ay qaataan waxa ay ugu yeeren dharkii ay horay ugu xijaaban jireen dadka Somalida ee ahaa Garbasaarka iyo Guntiinada iyo arinkaasi oo ay siweyn uga horyimaadeen qaarka mid ah haweenka ku dhaqan magaalada Guriceel oo ah halka uuka soo baxay Amarka lagu mabnuucayo Xijaabka.
Horjoogaha maleyshiyaadka Ashado Ladirka Dhuusa-Mareen iyo Guri ceel Cumar Sheikh maxamed faarax ayaa maanta soo saaray amar uu ku farayo haweenka Deganada Guri-Ceel ,Dhuusa-Mareeb iyo caabud-Waac in aysan wixii kabilowda Maanta oo ay bushu tahay 2/08/09 aysan haweenku qaadan karin waxa uu ugu yeeray Xijaabka Carbeed.
Cumar sheikh Maxed Faarax ayaa isagoo meel fagaare ah kula hadlaya qaarka mid ah maleyshiyaadka Ashado ladirka kadib markii uuka soo laabtay kulan uu Deganka Balanbale kula lahaa saraakiil Itoobiyaan ah waxa uu Maleyshiyaadkiisa Faray in maanta wixii ka danbeeya la soo qabto Haweenkii lagu arko waxa uu ugu yeeray Xijaabka carbeen isagoo sheegay in aan maanta kadib la qaadan karin Shukooyinka ay Haweenku ku lebistaan iyo Indha Shareerka isagoona ku wargeliyey in maanta kadib ladoonayo in la joojiyo xijaabka nuucaasi ah isagoo ku war geliyey in ay qaataan Dharkii horay Haweenka somalidu ay ugu xijaaban jireen ee ahaa Garbasaarka iyo Guntiinada.
Horjoogaha Maleyshiyaadka Ashado ladirka ayaa Amar ku siiyey maleyshiyaadkiisa in ay soo qabtaan haweenkii ay ku arkaan Xijaabka waxa uu ugu yeeray Jixaabka Carbeed isagoo u sheegay in loo baahan yahay in dhaqanka Somaliyeed la ilaaliyo intii kan wahaabiyada la dhaqan gelinlahaa sida uu sheegay.
Qaarkamid ah Haweenka Degmada Guri-ceel ayaa la sheegay in ay arinkaasi ka soo horjeesteen ayna ku dhaarteen in aysan taasi aqbali doonin ayna ka xigaan in laxiro iyadoo qaarkood ay durbadiiba afka ku dhufteen in arinkani uu ka yimid dhinaca Itoobiya maadaan uu horjoogaha maleyshiyaadka ka soo laabtay kulan uula lahaa Saraakiil Itoobiyaan ah Deganka Balanbale.
Faadumo Geesey ooka mid ah Haweenka ku ganacsada magalaada Guri-Ceel ayaa sheegatay in aysan marnaba aqbali doonin in ay iska dhigaan shukooyinka ayku lebisan yihiin iyadoo sheegatay in ay yihiin dad Muslimiin ah aysana dhaadaneyn awaamiir katimid Dalka Itoobiya sida ay hadalka udhigtay.
Isku soo wada duuboo xaalada Deganada Guri-Ceel,Dhuusa-Mareeb iyo Caabud-Waaq ayaa umuuqata mid aad u kacsan hadii ay awaamiirtani ka dhaqan gasho deganadaasina waxaa soo food saartay deganadaasi Xaalad aan caadi aheyn waxaana laga yaabaa in uu deganka ka bilowdo kacdoon dadweyne hadiiba ay Maleyshiyaadka Ashado ladirku isku dayaan in ay dhaqan geliyaan Awaamiirtaasi.
Xafiiska warqabadka Warkadalka.com,Muqdishu

Ratings
Rating is available to Members only.
Please login or register to vote.
Please login or register to vote.
No Ratings have been Posted.

bal ila arka gaalo ayee wakiil ugu yihiin soomaaliya
muslimiinti ayee leenayaan
dumarki ayee xijaabka ka dhigaayaan
ahlu sunnah ayaga kaligood ayee is moodaan umadi kal waa gaalo saas bee aaminsanyihiin
waxa ka sii daran waxaan maqlay in laba nin yahuuda itoobiyaa soo booqtay guriceel iyo caabduwaaq ayagu wato dareeski yahuud lagu yaqaanay, shir albaabada isku xirnaay labada nin yahuudka oo jinsiyada mareekan wato iyo ahlu bidcada ayaa 3 saacadood ku jireen.
waxaa is weedin leh
1.yahuud xaa keenay dhul soomaaliyeed
2.maxee ula shireen nimaanka ahlu bidcada
3.xiligaan neh xaa keenay
taas waxa laga rabaa in ee ka jawaabaan ahlu bidcada