Maleyshiyaadka Ashahado Ladirirka Galgaduud oo Dumarka ka mubnuucay in ay qaataan Xijaabka iyo qaarka mid ah Dumarka Degmada Guriceel oo arinkaasi ka horyimid.

(02-08-2009)Maleyshiyaadka Ashado ladirka labaxay Ahlu Suna waljameeca Ayaa magaalooyinka Dhuusa-Mareeb,Guri-Ceel iyo Caabud-waaq kusoo rogey haweenka in aysan qaadan karin Shukooyinka iyo weliba Indhashareerka,iyagoona ugu baaqay in ay qaataan waxa ay ugu yeeren dharkii ay horay ugu xijaaban jireen dadka Somalida ee ahaa Garbasaarka iyo Guntiinada iyo arinkaasi oo ay siweyn uga horyimaadeen qaarka mid ah haweenka ku dhaqan magaalada Guriceel oo ah halka uuka soo baxay Amarka lagu mabnuucayo Xijaabka.

Horjoogaha maleyshiyaadka Ashado Ladirka Dhuusa-Mareen iyo Guri ceel Cumar Sheikh maxamed faarax ayaa maanta soo saaray amar uu ku farayo haweenka Deganada Guri-Ceel ,Dhuusa-Mareeb iyo caabud-Waac in aysan wixii kabilowda Maanta oo ay bushu tahay 2/08/09 aysan haweenku qaadan karin waxa uu ugu yeeray Xijaabka Carbeed.

Cumar sheikh Maxed Faarax ayaa isagoo meel fagaare ah kula hadlaya qaarka mid ah maleyshiyaadka Ashado ladirka kadib markii uuka soo laabtay kulan uu Deganka Balanbale kula lahaa saraakiil Itoobiyaan ah waxa uu Maleyshiyaadkiisa Faray in maanta wixii ka danbeeya la soo qabto Haweenkii lagu arko waxa uu ugu yeeray Xijaabka carbeen isagoo sheegay in aan maanta kadib la qaadan karin Shukooyinka ay Haweenku ku lebistaan iyo Indha Shareerka isagoona ku wargeliyey in maanta kadib ladoonayo in la joojiyo xijaabka nuucaasi ah isagoo ku war geliyey in ay qaataan Dharkii horay Haweenka somalidu ay ugu xijaaban jireen ee ahaa Garbasaarka iyo Guntiinada.


Horjoogaha Maleyshiyaadka Ashado ladirka ayaa Amar ku siiyey maleyshiyaadkiisa in ay soo qabtaan haweenkii ay ku arkaan Xijaabka waxa uu ugu yeeray Jixaabka Carbeed isagoo u sheegay in loo baahan yahay in dhaqanka Somaliyeed la ilaaliyo intii kan wahaabiyada la dhaqan gelinlahaa sida uu sheegay.

Qaarkamid ah Haweenka Degmada Guri-ceel ayaa la sheegay in ay arinkaasi ka soo horjeesteen ayna ku dhaarteen in aysan taasi aqbali doonin ayna ka xigaan in laxiro iyadoo qaarkood ay durbadiiba afka ku dhufteen in arinkani uu ka yimid dhinaca Itoobiya maadaan uu horjoogaha maleyshiyaadka ka soo laabtay kulan uula lahaa Saraakiil Itoobiyaan ah Deganka Balanbale.

Faadumo Geesey ooka mid ah Haweenka ku ganacsada magalaada Guri-Ceel ayaa sheegatay in aysan marnaba aqbali doonin in ay iska dhigaan shukooyinka ayku lebisan yihiin iyadoo sheegatay in ay yihiin dad Muslimiin ah aysana dhaadaneyn awaamiir katimid Dalka Itoobiya sida ay hadalka udhigtay.

Isku soo wada duuboo xaalada Deganada Guri-Ceel,Dhuusa-Mareeb iyo Caabud-Waaq ayaa umuuqata mid aad u kacsan hadii ay awaamiirtani ka dhaqan gasho deganadaasina waxaa soo food saartay deganadaasi Xaalad aan caadi aheyn waxaana laga yaabaa in uu deganka ka bilowdo kacdoon dadweyne hadiiba ay Maleyshiyaadka Ashado ladirku isku dayaan in ay dhaqan geliyaan Awaamiirtaasi.

Xafiiska warqabadka Warkadalka.com,Muqdishu

Comments

#11 | guuf on August 04 2009 04:02:38
war waxaan eega labaatan sano qabiil ayay nagu wadeen maantana caqiido ayay nala galeeen hooyadiin was kuligiin hawiye futa xube daarood dameer isaaq gaal jecel war meesha igaga baxa oo wadanka hau taliyaan kuwan adi nka haeen meesha diinta iyo wax kale kuma haysaane du ku baxa dameer daacuun qabo virsukiisa ha dinku faafeeeeeeeeeeeeeeeeeee
#12 | Albashir on August 04 2009 04:17:06
Dhamaan salan qali ah qof kasta o ahlu suna ah mida xigta ninka webkan qoray kaliya waxa u cadeyay cuqdada u u qabo islamka waa nin aan yuhuda waxba dhaamin o waxaaba ladhihi karaa ayaga ron maada u khawaarij yahay naclatulah calayk baana leyahay asaga iyo inta khawaarijta ah
#13 | Albashir on August 04 2009 04:22:46
Mar kale khawarij date kodu waa dhacay ahlusunana dinta waligod bey dadka ku maamulayen e bal sheeg mesha ad ka keenten naagihi balcad joogay inad wada kufsataan zunaad bey yihin khawarij o idile halagoduna wa so dag dagay alahu akbar
#14 | Albashir on August 04 2009 04:29:14
Ugu danbeyn ninka webkan iska hadi uu hanun kuu qoran yahay alaha ku hanuniyo hadu usan kuu qorneyna dhibkaaga alaha na dhafiyo o mar uun gacmaha mujaahidinta ahlusuna alaha kuso galiyo markas ban xisaabtaminine.falacnatulahi calayk.yaa ayuhal khaarijiyu
#15 | Albashir isku sheega on August 04 2009 04:56:17
Albashir sxb alshabaab adee ku kufadeen ayaan umaleena ee dumarka balcad iska dayee hee halka lagu ku kufsaday seena wax kuu gaareen
wax kala ayaan ku weediiinaa itoobiyaan futata waad uu dhigataan ee alshabaab xaa ku diideesiin
qaniisyo socdo baad tihiin

ahlu futo wal jadecaa
#16 | caami on August 04 2009 04:57:22
khawaarij waxaa eh kuwa amxaar uu shaqeeyo oo guriceel musliminiiti ku leenaayo oo isbaaro iyo xijaab ka dhigid ku wada
#17 | xamdi on August 04 2009 04:58:46
wale alshabaab aya wax laga sheeganaaye
waxa yimid kuwa dadka isbaaro u dhiganaayo dumarki xijaab ka dhigaa Tigree gadaal ku wato
#18 | ahlu malees wal jadeeca on August 04 2009 04:59:39
ahlu malees wal jadeeca iska dhiciyaa waa amxaaro tusbax wadato
#19 | bukhaari on August 04 2009 14:18:10
asc inta ahlusunna ah ee la dooday khawaarijta marka xiga mujaahidiinta ahlusunna ee ciyaalka xunkaah ee ina godane iyo al liibi soo direen u dhigay casharka lama illawaanka ah waxaan u dirayaa bogaadin
intaas kadib maxaad ugu andacoonaysaan itoobiyaan iyo waxaan meesha joogin kalabiin soo idinka afawerkina u duceeya ee ciyaalkii baray allaahuma unsur afawarqi xabaalihii culimadana faganaya la idinka qaniinye inaad yahuud ushaqaysaan ayaa iska cad teeda kale cidna xijaab madiidin xijaabkuna astaan la isku garto oo kaliya ma ahan ee waa maradii asturi kadha gabadha jirkeeda balse indha shareerka yeeli mayno oo ina godanaa wata marka sirdoonka ahlusunaa diiday oo khawaraajitaa rabta inay dumar iska soo dhigaan illaa si kale kuma aarsan karaane teeda kale xijaabka aad kahadlaysaa xagee jogaa rag xaasaskoodbaaba rabtaan inaad xalaalaysataane nacala washak xagay diintaa ka keeneen waxaase iiga daran gabdhaha xunxunkaa ee suufiya afka kusoo taaga naayaada yaa naasaha la idinka jaqin nimankaan culimadooda u fatwooday oo yisri say muxram idinkugu noqdaan naasaha ka nuuga marka hadaa horaada dhaadheer leedahay iska jir way kaa nuugine rajabeetadiina diide saa la socoto korbay rabaan inay naasaha gabdhaha ka ilbaadsadaan mal mida naasa taagan
#20 | albashiir on August 05 2009 05:43:00
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk war anagu waxan anahay dad ale yaqan oo islam ah manihin sida yuhuuda afka duuban ee alshaabab eeeeeeeee yaan adiga lagu wasin ee ak carar meesha adiga iyo kuwa webkan qoraba amaalkiina waa wasmo iyo dil toogashoa h oo isku mar ah

Post Comment

Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.


Render time: 0.05 seconds
358,991 unique visits