Shacabka Somaliyeed waxaa marwalba ku jira kuwo Qabiil Iyo dano gaar ah aan marnaba ka dhamaan Hadaba waa mahaxay danaha laga leeyahay Baroordiiqda loo sameynayo Dagaal ooga yaashan.

(30-06-2009)Inbadan oo kamid ah Shacabka Somaliyeed magaran karaan danaha laga leeyahay in baroordiiq loo sameeyo Shaqsiyaad Taariikh madow ku leh Bulshada somaliyeed balse waxaa jira mawlaba koox gaar ah oo iyagu Dano Qabiil Iyo Siyaasado ay iyagu wataan u sameeya waxwalba oo ay doonayaan si ay ugu yaaraan danahooda.

Hadaba Tacsida ama baroordiiqda loo sameynayo shaqsiyaadkan aykamid ka yihiin Cumar xaashi iyo Ing Cadow iyo kuwa ku wehliya Sawirkan oo iyagoo dagaal kula jira Shareecada islaamka iyo muslimiinta lagu qaarajiyey dagaaladii ay iyagu abaabulayeen maxeytahay sababta maanta qaarkamid ah Mulshada somaliyeed ay ugu sameynayaan wax ay ugu yeereen Baroordiiq ama Tacsi taadrabto ugu yeere.

Waxaa jira shaqsiyaad iyagu arinkaan u abaabuliya nuuc qabiil iyo kuwo kale oo iyagu dano gaar ah oo ay ka leeyihiin ururo wax caawiya ama hey'ado usameynaya waxakan loogu yeerayo baroordiiqda kooxahan kala duwan ee iyagu danaha badan oo isdhaafsan wata waxaa laga yaabaa in qaarkamid ah shacabka somaliyeed ay uarkaan in sababta ay waxaan usameynayaan aytahay Somalijecli balse xaalku waa ka duwan yahay sidaasi oo waxaan dhihi karaa waa Gaalo jecli.

Kumanaan somaliya aya amaalin kasta xaqdaro loogu dilaa Dalka somaliya qaasatan Magaalada Muqdishu iyadoo weliba ay jiraan kumanaan kale oo baahi u baqtisa halka intaasi inkabadanina ay dhaawacyo iyo dhibaatooyinkale Cisbitaalada ugu jiraan welina ma aynaan maqal wax baroordiiq ama sadaqo ama xitaa hadal ay kooxahan Cumar xaashi iyo saaxiibadiis Tacsida u dgigayaa ayku tareen dadkaasi masaakiintaa.

Hadaba waxaa ii cadaatay in wax tacsi layiraadoba aysan banaaneyn Hadiiba loodhigi karo kooxdan dagaal ooga yaashaa waayo wax wanaagsan waxaa leh wixii wanaagsan wixii xuna waxaa leh wixii xun marka qolooyinka Maanta baroordiiqda udhigaya kooxdaan dagaal ooga yaashaa oo Illaah ka qabtay umada waxey ku doodayaan in illaah uusan cadaalad usameyn qolooyinkaan waayo waxey sheegayaan in ay ka xunyihiin Geerida ku timid Shaqsiyaadkaani.

marka hadii ay idiinla muuqato in Geerida Dagaal oogayaashan aysan Xaq aheyn waxaad ogaataan in aad danbi illaah ka gasheen maalinta Qiyaamane su'aal ay idin sugeyso waayo mabanaana in aad cadow Ilaahey oo illaah umadiisa uga nasteexeeyey aad ku doodaan in aan geeridoodu xaq aheyn baroor diiq Macnaheeduna waxaaweeye Geerida Shaqsiyaadkaas boordiida loo sameynayo xaqmaahan.

Waxaan rabaa in arinkaan uu umada somaliyeed waadix u noqdo Cidii qaadaneysana ay qaadato cidii kalena ay iska dhaafto Illaah ayaana qofkasta xisaabin doona marka ogaada ninkii geerida dagaal oogayaashan aylatahay mid qaldan wuxuu ku jiraa xaalad aan caadi aheyn ee hadii uu islaam yahay hatoobad keeno hadii uu gaal yahayna hade isaga arinkiisa Illaah ayaan udegney.

N/B Shabakada warkadalka waxa asoo gaaray baaqyo badan oo looga soo horjeedo Baroordiiqda Loo sameynayo Kooxdan ku mideysan sawirkan oo siyaabo kala duwan loogu diley Dalka somaliya,

Hadaba waxaan aqrista yaasha warkadalka.com kuwar gelineynaa in maalinta jimcaha Soosocota ee 3/07/09 aan soo gudbin doono Doodo fara badan oo ay noo soo direen qaarkamid ah Aqristayaasheena kulanool daafaha dunida oo ay uga hadlayaan sida ay u arkaan in Baroordiiq loosameeyo Kooxdan iyo Inkale ,hadii aad dooneysaan in aad ka qeyb qaadataan Fadlan qoraalkaaga ama Rayigaaga soo Gudbi intaan lagaarin Jimcaha ,mahadsanidiin. Qaderinta koowaad waxaa iska leh dadka ugu soo horeeya ee Rayigooda noo soo horgudbiya Insha alllah.


Comments

#31 | abdulhakiim(sadiqulamiin) on July 01 2009 15:15:12
a/c?
salan qiimo badan kadib runtii wan cidkasta oo ay islamnimo wadanimo & adanimo ay ku jirto oo leh darem wax garasho way ku faraxday qabashadii allah qabtey kuwa dalkooda & dadkooda cadowga ku ahaa oo eganay maslaxad an laheyn aragti fog oo guud lakiin waxan filaya in allah yahay mid dhowra dhaman dulmanayasha waxana allah kabaryaya in dalkena & dadkenanaba dulmiga & kuwa wadaba kaqabto oo wadada xaqa ah iskugu ken keno farxad ayan kusexday malintas & habenkedii waxana filaya qofkasta oo wadani ah inu ila qabay cidkasta oo dalka & dadkaba kagaleysa dhagar & dibin dabyo in allah naga qabtan ka tugayna ....


waa walalkiin Sadiqulamiin oo idin wada leh waxan idiin wada rajaynaa cimri dher & cibado suuban. w/s.
#32 | feereeye on July 01 2009 22:18:54
marka hore waxaan rabaa inaan ogaado halka ay ku wado shabaab ajnabigaan ay wadanka keeneen waayo nin waliba asaa wadankiisa leh maanta intaan afgaanistaan tago ma dhihi kar anaa dhulkaan leh teeda kale aayadee u baneeysay in dadka leeyska dilo madiin casriya ayeey wataan oo kitaabkii ayeey wax ka badaleen ninkii shabaab ah waa iyo kii taageersanba waa ahlu naar sababtoo ah waashayaadiin ilaaheey umadaan usoo diray ineey fashaadiyaan
#33 | feereeye on July 01 2009 22:20:25
marka hore waxaan rabaa inaan ogaado halka ay ku wado shabaab ajnabigaan ay wadanka keeneen waayo nin waliba asaa wadankiisa leh maanta intaan afgaanistaan tago ma dhihi kar anaa dhulkaan leh teeda kale aayadee u baneeysay in dadka leeyska dilo madiin casriya ayeey wataan oo kitaabkii ayeey wax ka badaleen ninkii shabaab ah waa iyo kii taageersanba waa ahlu naar sababtoo ah waashayaadiin ilaaheey umadaan usoo diray ineey fashaadiyaan
#34 | replica watches on October 21 2009 04:21:22
Tambour diving lady' replica watches perfectly rolex combined consummate rolex watches technics and feminine charms because of the diamonds detail. I greatly appreciate the Omega Watches dazzling red rubber strap since it perfectly blent with Cartier Watches lively and energetic. What is your opinion? All in all, Tambour diving lady' Breitling Watches is totally a voluptuous sprorty design. The timely and timeless Louis Vuitton Chanel Watches watches are flawlessly engineered for best functionality and fabulously designed for best tag heuer style.
#35 | yoyohh on December 15 2009 00:13:01
They may choose to increase too high, ultimately coming to the conclusion wow power leveling that they are getting

too big for their britches, as the saying goes. wow power leveling While it's important to gain as much

wow gold uk experience gold for wow as possible, a person

should listen to their gut and stop before they cheapest wow gold exceed acceptable losses.They log in more

than 70 hours a week involved in the markets, and are ridiculously dedicated to the industry. Your job is to survive until you can become one of them.
#36 | rolex on December 27 2009 21:37:51
These tag heuer watches were rolex only for the very rolex watches rich as these new innovative replica watches timepieces breitling watches retailed for more than a thousand dollars. But now, digital patek philippe watches are everywhere. You can buy any one of them audemars piguet at different chanel watches prices. Everyone montblanc watches can own such a watch.

The brand fake watches has always replica watches maintained as core values novelty rolex watches , progress and innovation replica rolex and all these values tag heuer can be traced in every breitling watches single timepiece released.
#37 | louis vuitton on January 15 2010 01:41:02
Yesterday louis vuitton morning, louis vuitton the rapid louis vuitton burst louis vuitton of journalists replica gucci were replica gucci awakened replica chanel by the replica chanel phone, louis vuitton handbags call louis vuitton handbags the Beijing-based IT louis vuitton bags media, louis vuitton bags peers, lv handbags the peer lv handbags first sentence is "Baidu attacked."

Open the louis vuitton computer louis vuitton reporters louis vuitton handbags immediately louis vuitton handbags louis vuitton louis vuittonreplica gucci found replica gucci replica chanel replica chanel baidu gucci handbags really gucci handbags can lv handbags not lv handbags gucci bags gucci bags log on.

At a time louis vuitton when louis vuitton the louis vuitton network louis vuitton has replica gucci been replica gucci reflected louis vuitton in a louis vuitton number of replica chanel messages, replica chanel from replica lv around replica lv 7:40 yesterday morning, Baidu suddenly can not lv handbags access, lv handbags log Baidu home a louis vuitton handbags "page louis vuitton handbags can not be displayed" louis vuitton bags and louis vuitton bags so louis vuitton louis vuitton forth.

09.01.15T
#38 | replica watches on January 15 2010 01:43:48
Stella Yang replica watches for replica watches rolex watches their rolex watches own replica rolex set replica rolex of "3 20 rolex watches million," rolex watches the corruption fake rolex watches goals, fake rolex watches people fake breitling delight fake breitling in replica breitling talking replica breitling about breitling watches breitling watches corruption is not a legend, but a mechanism tag heuer for tag heuer the anti-corruption mockery and humiliation.

"Leaving replica watches 20 replica watches million rolex watches to rolex watches the son, breitling watches daughter, breitling watches son-in-20 replica breitling million replica breitling to tag heuer 2000 tag heuer million tag heuer carrera dollars tag heuer carrera fake breitling fake breitling replica rolex to ]replica rolex his fake rolex watches fake rolex watches dignity"

Guangdong replica watches replica watches Provincial replica watches replica watches Procuratorate replica rolex Anti-Corruption replica rolex Bureau rolex watches to rolex watches accept breitling watches Xinhua breitling watches News tag heuer Agency tag heuer repor ters Zhuan Fang replica breitling and replica breitling Shi fake breitling Pilu, fake breitling Stephen gave fake rolex watches his fake rolex watches set to support this kind of "grand goal."

When replica rolex replica rolex public fake breitling fake breitling opinion rolex watches was rolex watches being fake watches fake watches ignored, breitling watches breitling watches a kind of corruption tag heuer will tag heuer do whatever tag heuer carrera tag heuer carrera they fake rolex watches seem fake rolex watches replica watches replica watches "hidden.

09.01.15T
#39 | fdsfd on February 08 2010 21:03:05
Christmaswow power leveling Music for the Holidays Irish Gifts have holiday flair and during the holidays,wow power leveling one of the most requested Irish Gifts is of Christmas music. There are many CD’s wow gold to choose from when requesting Christmas CD’s. One of our top sellers is John McDermott’s Christmas Memories CD. aion power leveling This best seller is chock full of wonderful Christmas songs such as Panis Angelicus, aion goldSuo Guan and other instrumental melodies such as Away in a Manger, and the Holly and The Ivy. cheap wow power leveling Other favorites include: Ave Maria, Old Tin Star and Memories of Christmas. There are also other buy wow power leveling Christmas CD’s by various artists that can make this holiday season so much brighter. cheap wow gold Come check out all of our Christmas music and see what we have in store for you this holiday season
#40 | rolex on February 08 2010 21:14:59
Romain replica watches Jerome is a young replica rolex watch brand that was omega founded 5 years ago, however breitling it is the brand cartier watches and cartier with high ambitions. Ideology of the omega watches brand is the risky breitling watches and fake watches daring attempt to join present time
tag heuer with the past time. The rolex watches time when Titanic sank, the replica watches time when American Apollo XI went to the Moon, the time replica rolex watches of other bright events that replica breitling watches amazed the humanity. Watches by tag heuer watches Romain Jerome are the embodiment of this unification of two times – today and the past.This replica cartier watches aroused great interest of the members of royal family and replica omega watches soon celebrities from all over the world became admirers of the watch brand Hublot.

Post Comment

Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.


Render time: 0.07 seconds
359,007 unique visits