Shacabka Somaliyeed waxaa marwalba ku jira kuwo Qabiil Iyo dano gaar ah aan marnaba ka dhamaan Hadaba waa mahaxay danaha laga leeyahay Baroordiiqda loo sameynayo Dagaal ooga yaashan.

(30-06-2009)Inbadan oo kamid ah Shacabka Somaliyeed magaran karaan danaha laga leeyahay in baroordiiq loo sameeyo Shaqsiyaad Taariikh madow ku leh Bulshada somaliyeed balse waxaa jira mawlaba koox gaar ah oo iyagu Dano Qabiil Iyo Siyaasado ay iyagu wataan u sameeya waxwalba oo ay doonayaan si ay ugu yaaraan danahooda.

Hadaba Tacsida ama baroordiiqda loo sameynayo shaqsiyaadkan aykamid ka yihiin Cumar xaashi iyo Ing Cadow iyo kuwa ku wehliya Sawirkan oo iyagoo dagaal kula jira Shareecada islaamka iyo muslimiinta lagu qaarajiyey dagaaladii ay iyagu abaabulayeen maxeytahay sababta maanta qaarkamid ah Mulshada somaliyeed ay ugu sameynayaan wax ay ugu yeereen Baroordiiq ama Tacsi taadrabto ugu yeere.

Waxaa jira shaqsiyaad iyagu arinkaan u abaabuliya nuuc qabiil iyo kuwo kale oo iyagu dano gaar ah oo ay ka leeyihiin ururo wax caawiya ama hey'ado usameynaya waxakan loogu yeerayo baroordiiqda kooxahan kala duwan ee iyagu danaha badan oo isdhaafsan wata waxaa laga yaabaa in qaarkamid ah shacabka somaliyeed ay uarkaan in sababta ay waxaan usameynayaan aytahay Somalijecli balse xaalku waa ka duwan yahay sidaasi oo waxaan dhihi karaa waa Gaalo jecli.

Kumanaan somaliya aya amaalin kasta xaqdaro loogu dilaa Dalka somaliya qaasatan Magaalada Muqdishu iyadoo weliba ay jiraan kumanaan kale oo baahi u baqtisa halka intaasi inkabadanina ay dhaawacyo iyo dhibaatooyinkale Cisbitaalada ugu jiraan welina ma aynaan maqal wax baroordiiq ama sadaqo ama xitaa hadal ay kooxahan Cumar xaashi iyo saaxiibadiis Tacsida u dgigayaa ayku tareen dadkaasi masaakiintaa.

Hadaba waxaa ii cadaatay in wax tacsi layiraadoba aysan banaaneyn Hadiiba loodhigi karo kooxdan dagaal ooga yaashaa waayo wax wanaagsan waxaa leh wixii wanaagsan wixii xuna waxaa leh wixii xun marka qolooyinka Maanta baroordiiqda udhigaya kooxdaan dagaal ooga yaashaa oo Illaah ka qabtay umada waxey ku doodayaan in illaah uusan cadaalad usameyn qolooyinkaan waayo waxey sheegayaan in ay ka xunyihiin Geerida ku timid Shaqsiyaadkaani.

marka hadii ay idiinla muuqato in Geerida Dagaal oogayaashan aysan Xaq aheyn waxaad ogaataan in aad danbi illaah ka gasheen maalinta Qiyaamane su'aal ay idin sugeyso waayo mabanaana in aad cadow Ilaahey oo illaah umadiisa uga nasteexeeyey aad ku doodaan in aan geeridoodu xaq aheyn baroor diiq Macnaheeduna waxaaweeye Geerida Shaqsiyaadkaas boordiida loo sameynayo xaqmaahan.

Waxaan rabaa in arinkaan uu umada somaliyeed waadix u noqdo Cidii qaadaneysana ay qaadato cidii kalena ay iska dhaafto Illaah ayaana qofkasta xisaabin doona marka ogaada ninkii geerida dagaal oogayaashan aylatahay mid qaldan wuxuu ku jiraa xaalad aan caadi aheyn ee hadii uu islaam yahay hatoobad keeno hadii uu gaal yahayna hade isaga arinkiisa Illaah ayaan udegney.

N/B Shabakada warkadalka waxa asoo gaaray baaqyo badan oo looga soo horjeedo Baroordiiqda Loo sameynayo Kooxdan ku mideysan sawirkan oo siyaabo kala duwan loogu diley Dalka somaliya,

Hadaba waxaan aqrista yaasha warkadalka.com kuwar gelineynaa in maalinta jimcaha Soosocota ee 3/07/09 aan soo gudbin doono Doodo fara badan oo ay noo soo direen qaarkamid ah Aqristayaasheena kulanool daafaha dunida oo ay uga hadlayaan sida ay u arkaan in Baroordiiq loosameeyo Kooxdan iyo Inkale ,hadii aad dooneysaan in aad ka qeyb qaadataan Fadlan qoraalkaaga ama Rayigaaga soo Gudbi intaan lagaarin Jimcaha ,mahadsanidiin. Qaderinta koowaad waxaa iska leh dadka ugu soo horeeya ee Rayigooda noo soo horgudbiya Insha alllah.


Comments

#11 | xaafid sh.xassan on June 30 2009 08:20:11
asc walaalayaal ugu horeyn dhamaan shacabka muslimka ah ee soomaalida ah waxaan u sheegayaa daka sheegta xuquuqul insaanka iyo kuwa hay'adaha wata waa mujrimiin in la laayona ay waajibtay ilaa man riximalaah mida labaad ninka la yiraahdo cumar xaashi waa ninkii labeeyey ee amxaar soo kaxeystay kadib c/laahi yuusuf midda kale nimanka dhahayaw maxaa la idinka maqli waayey baroordiiq waxaa shahiiday macalin aadan abu quteyba iyo pro:asparo iyo macalin farxaan iyo rag kale oo farbadan aan magcyadooda aan meeshaan ku soo koobi karin markaad leedihiin jawaasiista ayaan u baroordiiqeynaa waa ilaah mahadii hadey gacanta mujaahidiinta ku bexeen waxaana leeyahay kuwa ka xun { qul muutuu biqeydikum}oo macneeheedu tahay {caradiina ku dhinta } waa mujrimiin baqtisay kuwa taagerana waa mujrimiin waxaana leeyahaya ilaahey birta al shabaab ha idin saaro
#12 | cabdi bilee on June 30 2009 08:40:35
alshabaab iyo xisbul islaam wax qaab qabiil ma ku jira oo abu mansuur wa raxanween fuuad qalaf waa darood oo majeernteen eh xasan turki wa daarood oo ogaadeen eh sheekh daahir aweys waa hawiyee oo ceer eh dadkiisaneh wexee la jiraan sheekh shariif ninka maamula alshabaab wa isaaq ku xigeenkisaneh wa muursade ninkaneh uu qaabil san banaadir waa abgaal ka xisbul islaam uu qaabil san banaadir asakaneh waa abgaal waa shaakh maclin xaashi iyo ku xigeenkisaa kaba ku tugadee , marka alshabaab iyo xisbul islaam cid soomaali eh oo ku jirin ma jira xata jareerta iyo qabaail oo hore maamul heesan jirin
#13 | xassan on June 30 2009 08:43:56
asc salaan ka dib somaalida waxaa tiraa haa xal xaaraan ah nirig xalaal ah ma dhasho waxaan ooga joodaa nimankaan dowlada sheegtay ninka ugu wayn ayaaba maraykanka u shaqeeyo marka kuwa lagu laayay baladwaye ood ogtihii in ay rabeen 6 gobol oo nabad ah in dagaal lagu qaado in maanta la yiraaho tacsi ha loo dhigo koleeyo aabohood shariif baa amray wuxuu waa fajiyay kitaabul aqdarkii qadaafi soo baray maantana waa kaa liibiyo joogo marka nimakaa warkooda ha la iska daayo
#14 | nin on June 30 2009 09:56:24
nin aan waxba qaban oo dadkii iyo dalkii dubtay hadii loo ooyo kii dhibanaha ahaana aan loo oo yin waa doqonimada na heysta, war warlord haduu qabiil lee yahay muxuu qabtay aan eheyn dad cun nimo waxaa loo baahnaa ayagoo nool in la suro wadooyinka si dadku u arkaan qorax duna disho dhowr cisho kadib iska daa u oo yidee qabiilna waxba uma qaban somalinimana waxba mey u sameyn intaan ka ehen dad fiiqasho ee waa in loo oo yaa umada dhibaateysan 20 sano
#15 | nin on June 30 2009 09:57:52
nin aan waxba qaban oo dadkii iyo dalkii dubtay hadii loo ooyo kii dhibanaha ahaana aan loo oo yin waa doqonimada na heysta, war warlord haduu qabiil lee yahay muxuu qabtay aan eheyn dad cun nimo waxaa loo baahnaa ayagoo nool in la suro wadooyinka si dadku u arkaan qorax duna disho dhowr cisho kadib iska daa u oo yidee qabiilna waxba uma qaban somalinimana waxba mey u sameyn intaan ka ehen dad fiiqasho ee waa in loo oo yaa umada dhibaateysan 20 sano
#16 | MIDNIMA on June 30 2009 10:58:28
waxaa tihiin dadkii qawaarijta oo lagu sheegay diinta xasan aweys ,xasan turki iyo alshabaab kuwa la baxay waa alshaydaanee geesiyada dhintey waa islaam dhaboo loo danqadey loona murugoodey oo tabaa wadanka oo dhan iyo inta islaam ku abtirsata laakiin reer doofarada aan ku sheegay qawaarij yaa u danqanaa illaahey hadduu madax kaa dhigin jooji maseerka hana baabi'in umad ku rabin xasan aqli ciyaal iyo xasanturki doofaar.
#17 | gabar hiiraan on June 30 2009 11:05:23
xisbul shaydaan iyo alshaydaan xasan aweys xasan doofaar iyo xasan turki oo ah naagtii ethopia qabtey kuli dadkiisa ha xoreeyo hana soo dirin dadee iskeena dagaal bareera banaanka tiisa daryeelaa ku daro mid kalee dhulkaaga xoree xasan shaydaana waa x aweys waxaa dhahaa dhul hadaa laheen oo lagu soo dooraneyn ma umadaa qori ku dhameynee madax weligaa heli maysidee daaroodkaa booyga u aheed u ahoow nin gumeedyahoow
#18 | shine on June 30 2009 11:33:12
asc runtii aad ayan uga faraxsanahay in uu qof waliba ka hadla fikrdiisa wayo taa ayaa ah mida kaliya oo la isku fahmi karo lakin dadka qaar aan waxba la fahansin karin ayaa jira runtii maanta dakak dhahaya qaar aya gaala ah qaarna waa muslmin ama mujahidin taas runtii aniag qalad ayey ila tahay wayo runtii qof muslim ah in lagu tilmaamo gaal ama wax xun waa qalad qof waliba uilahisa aburta aya la xisbtamaya by
#19 | daa'uud on June 30 2009 13:55:39
Waa arrin xun in baroor diiq loo sameyo dad diinta alle ka soo horjeeday waana mahadsan tahiin bahda warkadalka , hawl qaran ayaa u heysan shacabka somaliyeed meel kasta oo u ku sugan yahay
#20 | fataax 30-6-2009 on June 30 2009 14:03:40
xaraktul shabaab al mujaahidii iyo xizbul islaam waa qolo u adeega diinta islaamka balse ragaan uu hogaamiyo shariif koofi dheere waa niman diinta islaamka doolar ku iibsaday sidaa daraadeed walaalahaygoo muslimiinta ah qeylo dhaanta ka timid ragaan gaalada ah oo waa shariif koofi dheere iyo kooxdiisa diintii oo ay iibiyeen iyo lacagtii aan weli soo gaarin ayaa u sabab ah waxana ku tilmaami karaa waa fashil kitaabkii ilaahey buu waow siista lacagaan gacantiisa soo geli islaamkiina wuu ku fashilmay labadaba meel ma haysto islaam iyo gaalaba midkood ee waxaan kula tlin lahaa ha towbad keeno towbada ilaahey wey furan tahay

Post Comment

Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.


Render time: 0.05 seconds
359,000 unique visits