Maleyshiyaadka Dowladda oo ku eedeynaayo Ciidamada Maxaakiimta ee ku biiray DKMG inay Marka ay la gadaalamayaan Shabaabul Mujaahidiin dagaalka Uga baxaan.....(halkan ka Daawo Video).

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo soo bandhigay Muuqaalka iyo Magaca dagaalyahankii isku qarxiyey B/Weyne....(Warbixinta iyo Sawirada Mujaahidka Halka ka Aqriso).



Dagaalkii ugu adkee ee ka dhaca magaalada Muqdishu tan iyo markii ay Dalka Timid DKMG ee uu Madaxweynaha kayahaya Sharif.....(Warbixinta iyo Sawirada Halka ka Aqriso ).



Political exclusion creates cause for armed conflict in Somalia,By,Mr. Mohamud M Uluso....(halkan ka aqriso).



Dagaalkii Deganka Wabxo iyo Meydadka Ashahado Ladidirka Galgaduud ee Sheegta Ahlu Suna Waljameeca.....(Warbixinta iyo Sawirada Alshado ladirka Halka ka Aqriso).



Imaatinka Sheikh Xasan daahir aweys oo siweyn looga Sugayo Somaliya Iyo Cabsilaga gaqo in uu maro Wadadii macalin Adan Ceyrow.....(halkan ka aqriso).



01/05/09 maanta oo kale sanadkii hore waxay ku beegan tahay geeridii Marxuum Macalin Aadan Xaashi Faarax Cayrow oo ahaa Hogaamiyihii Ururka Alshabaab.....(halkan ka aqriso).



Dhibatada kooxda ILEYS ay ku hayaan Beesha Cayr.....(halkaan ka aqriso).



Ciqaabta Dilka iyo Shirqoolka Mujaahidiinta oo Ciqaabku noqotay Beesha Ceyr...(halkaan ka aqriso).



Video: Halkaan Dawaao ciidamada Ethiopia oo kabaxeesa Muqdisho ee dalka Soomaaliya


Video: Halkaan ka fiirso Xoogaga Al-Shabab ee gacanta kuhaya magaalada Kismaayo.

Video: Halkan ka daawo video xoogaga Al shabaab ee gacanta ku haya Gobolka Sh/Hoose.

Video Wareysiyo Yusuf Garaad uu la kala yeeshay Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha kuna saabsan Casilaada R/W Nuur Cadde (riix video)





VIDEO: Yusuf Garad oo dood uqabtay Xildhibaano magaalada Nairobi ee dalka Kenya. dodaasi oo ay uga hadlayaan howlaha u qabsoomey kooxda Imbagathi Afartii sano oo ay xilka haysey.




Waa buug cusub oo la magac baxay Taangigii Tigreega, waxaadna dhowaan ka heli doontaan goob walba oo ganacsi. Waxaa Qoray: C/qadir Oromo.

Login

Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.

Latest Articles

Wararkii ugu dambeeyey

Dagaalo iyo duqeymo sababaydhimasho iyo dhaawac oo maanta mar kale dib uga qarxay Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir iyo Xoogaga Islaamiyinta oo Kaabiga ku haya Hotel Global iyo Xaruntii G/Boliska.
(02-07-2009)Dagaaladaani oo ahaa kuwa aad u culus oo barqanimadii maanta inta badan dib uga qarxay Degmada Kaaraan ee Magalada Muqdisho una dhaxeeya Maleyhsiyaadka Dowladda KMG iyo  Xoogaga Islaamiyiinta iyadoo wararkii ugu danbeeyey ay sheegayaan in laga awoodroonaaday maleyshiyaadkii DKMG libna looga riixay goobo ay horay ugu sugnaayeen iyadoo hada Xoogaga Islaamiyiintu ay kaabiga usaaran yihiin Hotel Global iyo Xaruntii Gadiidka Boliska.
· admin on July 02 2009 08:25:49
SII AQRI WARKA · Print
MA MASAAJID HORTIIS HA LAGU BANNAANBAXAA LA YIRI?
(02-07-2009)Ilaah baa mahad leh. Nabadgelyo iyo naxariis nabi Muxamed korkiisa ha ahaato. Beryahan waxaan arkayey boggog Soomaaliyeed oo rabay in la carqaladeeyo Mu’tamarka ka dhacaya Sweden. Waxay qoonsadeen sheekh. Marka waxaa iga yaabiyey sida qof muslim ahi ku fekeri karo inuu inta hor istaago masaajid hortiis uu ku muddaharaado!
· admin on July 02 2009 08:24:49 · SII AQRI WARKA · Print
Kulankii sanadlaha ahaa ee lagu qaban jirey magaalaad Goteborg ee wadanka Sweden oo si habsamileh uga furmay Masjidka Weyn ee Balive iyo qalalaase ay shirka ka wadaan Tagerayaasha Janaqow iyo C/Xaashi
(02-07-2009)Mutamarkii sanadwalba lagu qaban jirey Dalka Sweden oo sihabsamileh uga furay Masaajidka Weyn ee ee Balive ee magaalaad Goteborg ee wadanka Sweden iyo taageerayaasha Cabdirahman Janaqow iyo cumar Xaashi oo qalalaase kawada kulankaasi iyagoo ku doodaya in halkaasi lagu casuumey Culumo ka soo jeeda  Soomaliland iyo Puntland  halkii loo baahnaa inla casuumo kuwe Hawiye ah taasi o ka turjumeysa hadalkii Janaqow ee ahaa in Hawiye lagu soo duuley wadankan uu isagu difaacayo.
· admin on July 02 2009 02:34:14
SII AQRI WARKA · 7 Comments · Print
Ciidamo Ethiopian oo xalay ilaa saakay siweyn ugu soo siqaya Magaalada Beletweyne ee Gobolka Hiiraan iyo barakac ka bilowday degano badan oo ka tirsan Gobolkaasi.
(02-07-2009)Sida ay ku soo waramayaan shcabka ku dhaqan  tuulooyinka Ceelgaal iyo Ilka cade  oo qiyaastii wax kayar 17KM dhinaca waqooyi ka xiga magaalda Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegeen in tuulooyinkii ay ku noolyihiin xalay ilaa saaka ay hareeyeen dhaqdhaqaaq milatari oo aad u xoogbadan oo ay sameenayaan cutubyo katirsan ciidamada  Ethiopia ee ku sugan isgooska kalabayrka.
· admin on July 02 2009 01:51:03
SII AQRI WARKA · Print
Taliyihii Maxkamadaha islaamiga Magaalada B/Weyne oo saakay isaga baxay Maamulkaasi isagoo ku eedeeyey in kooxha hada halkaasi kusugan ay ka shaqeynayaan Sidii wadanka Ciidamada Ethiopian loogu Soo
(02-07-2009)heeq Ibraahim Yuusuf oo ahaa Taliyihii maxkadaha islaamiga Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa saakay waxa uu isaga Baxay Maamulkii Maxkamadaha Islaamiga ee Gobolkaasi Hiiraan isagoo ku eedeeyey in rag kamid ah masuuliyiintii Maxkamadaha  Islaamigaa iyo Masuuliyiintii Hore ee Gobolka qaarkamid ah ay wadaan qorshe la doonayo in Ciidamadii Ethiopian dib dalka loogu soo celiyo isaguna uusan midaasi udul qaadan karin uuna ka doorbiday in uu udiyaar garoobo dagaal uula galo Cadowga Illaahey sida uu sheegay.
· admin on July 02 2009 01:33:22
SII AQRI WARKA · Print
Ictisaamka Somaliland & Puntland oo Shirki lagu Hor Sameeyo. Muqaawamada Hortooda Maya.
(01-07-2009)Ilaah baa mahad leh. Nabadgelyo iyo naxariis nabi Muxamed korkiisa ha ahaato. Waxaa diintu sheegtaa in qofka dadka ugu fiican uu yahay kan ugu nafciga badan  addoomaha Ilaahay ee kale. Nacfiga markaan ka hadlayo kama wado kiish sonkor ah oo qof la siiyo ama nabad yar ee uu heysto ee waa liibaanta aakhiro iyo tan aadduun.
· admin on July 01 2009 09:35:11
SII AQRI WARKA · Print
Shareecada Islaamka Maxey Kaqabtaa Ciidaha Wadaniga ah?(Axmad Maxamad Cali Caadle)
(01-07-2009)الحمد لله رب العالمين والصلاة والسلام على معلم الناس الخير والهادي) إلى سواء السبيل.
أما بعد:maalmahan aanu kujirno waxey kubeegantahay maalmihii wadanka soomaalya waqooyigiisa iyo koonfurtiisa kaxuroobay gomeystayaashi reer yorub,lagasoo bilaabo 1960 ilaa wixii kahoreeyay burburkii dowladi dhaxe ee soomaaliye 1991 xuska
maalmahaa waxey ahaayeen muqadas, cidna kamaqabin dood in laxuso maalinta lataagay calanka soomaaliya, iyo maalinta ey midowday soomaali weyn.
· admin on July 01 2009 09:32:49
SII AQRI WARKA · Print
Saansaan colaadeed oo ka taagan Qeybo kamid ah Gobolka Galgaduud kadibmarkii Maleyshiyaadka Ashado ladirku ay sheegen in ay lawareegi doonaan Degmada Cadaado ayna maamulka halkaasi ka jiraa Diideen.
(01-07-2009)Wararka naga soo gaaraya Gobolka Galaduud aya asheegaya in Maleyhsiyaad aad uhubeysan oo katirsan kuwa Ashado Ladirka aysoo dhoobteen Duleedka Degamada Cadaado ee Gobolka Galgaduud iyagoo maamulka halkaasi ka jira ku wargeliyey in ay soo wareejiyaan maamulka Degmadaasi iyadoo arinkaasi ay siweyn uga horyimaadeen Waxgaradka iyo maamulka Degmadaasi.
· admin on July 01 2009 02:12:25
SII AQRI WARKA · Print
W/Dowlaha Gaashaandhiga Indhacade oo Usama Bin Ladin Ugu Baaqay in uu Toobad keeno isagona dhinaca kale Shacabka Somaliyeed ugu kuwargeliyey In ay dagaal adag lagalaan Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin.
(01-07-2009)Wasiiru dowlaha Gaashandhiga Dowladda KMG Yusuf Indhacade ayaa si kulul u weeraray xoogaga Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin isagoo shacabka ugu baaqay in ay dagaalo adag lagalaan xoogagiisi oo uu ku tilmaamay in ayyihiin kuwo fulinaya Dano shisheeye isagoona dhinaca klae Hogaamiyaha Al-Qaacida Sheikh Usama Binladain ugu baaqay in uu katoobad keeno hadalkiisii ahaa in Dowladda uu Sharifku madaxweynaha kayahay ay tahay Dowlad uadeegta Wadamada Reergalbeetka ayna waajibtey in lala dagaalo.
· admin on July 01 2009 01:08:40
SII AQRI WARKA · 18 Comments · Print
Shacabka Somaliyeed waxaa marwalba ku jira kuwo Qabiil Iyo dano gaar ah aan marnaba ka dhamaan Hadaba waa mahaxay danaha laga leeyahay Baroordiiqda loo sameynayo Dagaal ooga yaashan.

(30-07-2009)Inbadan oo kamid ah Shacabka Somaliyeed magaran karaan danaha laga leeyahay in baroordiiq loo sameeyo Shaqsiyaad Taariikh madow ku leh Bulshada somaliyeed balse waxaa jira mawlaba koox gaar ah oo iyagu Dano Qabiil Iyo Siyaasado ay iyagu wataan u sameeya waxwalba oo ay doonayaan si ay ugu yaaraan danahooda.
· editor on June 30 2009 04:49:22
SII AQRI WARKA · 33 Comments · Print
Culimada dowrkeedii maxaa kusoo koobay kadigitaanka gaalaysiinta?
(30-07-2009)Assalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu.Ilaahay ayaa mahad oo dhan u sugnaatay naxariis iyo nabad galyo nabigeenii suubanaa korkiisa ha ahaato. Intaas kadib Waxaan jecleystey inaan cabiro dowrka culimada somaliyeed ee maanta iyo niyad jabka  shacabka maanta haysta yaa ah culimo Culimada waa kuwii dhaxlay nabiga NNKH kana dhaxlay cilmiga iyo hadyigii  bashariyadan inuu hogaamiyo loogu tala galay.
· editor on June 30 2009 03:49:17
SII AQRI WARKA · Print
Indhacadde iyo Goobaalle oo loo qorsheeyey in ay tagaan Gobolka Galgaduud iyo Maleyshiyaadka Ashado ladirka oo ka dhawaajiyey in aysan Imaankarin Gabolka Labadaasi Shaqsi.

(30-07-2009)Iyadoo ay socdeen dadaalo lagu doonayey in Saraakiil ka socota Dowladda KMG ah loo diro Gobolka Galgaduud qaasantan Dhuusa Mareeb Iyo GuriCeel loona qorsheeyey in halkaasi ay safar ku tagaan Indhacadde Iyo Goobaale oo deegan ahaan ka soo jeeda ayaa waxaa soo ifbaxaya Diidmo ay arinkaasi ka muujiyeen horjooga yaasha Ashahado ladirka kuwaasi oo sheegay in labadaasi Shaqsi aysan imaankarin deganadaasi.
· admin on June 30 2009 02:03:25
SII AQRI WARKA · 9 Comments · Print
Maamulka Islaamiga ee Magaalada Kismaayo oo markii ugu oreysey sheegay in ay weerarayaan gudaha Wadamada Ethiopia iyo Kenya iyagoo ku tilmamay in ay hihin xarumaha Dhibaatada somaliya laga somalego.
(30-07-2009)Maamulka Islaamiga ee Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in weeraro ay ku qaadayaan gudaha Wadamada Ethiopia iyo Kenya iyagoo sheegay  in sababta ay u weerarayaan ay tahay in la gaarey xiligii Cadowga loogu tegi lahaa goobohooda iyo Godadka ay ku jiraan isagoona ku tilmamay labadaasi wadan in ay yihiin kuwa soo abaabula Dhibaatada lagu hayo shacabka Somaliyeed iyo Diinta Islaamkaba.
· admin on June 30 2009 01:31:22
SII AQRI WARKA · 6 Comments · Print
Ciidamada Xarakatul Shabaabul Mujaahidiin oo howlgalo ay ka sameeyeen Suuqa Bakaaraha ku soo qab qabtay Raashin iyo Dawooyin Dhacay.
(29-06-2009)Xoogaga Xarakatul Shabaabul Mujaahidiin ayaa  howlgalo ay maanta ka sameeyeen gudaha Suuqa Weyn ee Bakaaraha waxaa ay ku soo qab qabteen Raashin Dawooyin Dhacay kuwaasi oo ay qaarkamid ah ganacsatada Suuqaasi siyaabo hoose oo qarsoodi ah uga gadayeen Shacabka Masaakiintaa ku dhibaateysan magaalada Muqdishu.Sawirada daawo
· admin on June 29 2009 13:44:59
SII AQRI WARKA · 12 Comments · Print
ILLAAHOOW AANAN MAXARIISTA KA QUUSAN
(29-06-2009)Waxaan u mahadcelinayaa ALLAAH SWT. Nabadgelyo iyo naxariisna allaah ha yeelo rasuulkeena MUXAMED AH.Intaas ka bacdi waa iska maalmihii TIIHA  IYO TALAXUMAYAASHU UMMADDA HORBOODAYEEN.
· admin on June 29 2009 13:00:05
SII AQRI WARKA · Print
AMISOM DUQEEYA SHACABKA INTA AAN SHIRKA JARAA'ID WADO.
(29-06-2009)Mahad dhamaanteed waxaa iska leh Allah(sw) naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato nebigeenii suubanaa(c.s.w) Intaas kadib waxaa shalay oo taarikhdu ahayd 28/june/09 shir jaraa'id ku qabgtay xarunta villa somalia Shariif sheikh ahmed oo ah ninka hada cadowku kusoo fariisiyey kursiga madaxnimada soomaaliya, shirkaasi jaraa'id waxaa shariifku ku sheegay arimo cajiib ah oo loo fahmi karo in shariifku uu ku jiro rafashadii ugu danbaysay ee dawlada uu sheeganayo.
· editor on June 29 2009 04:41:18
SII AQRI WARKA · Print
Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashigga Caalamiga Dowladda KMG C/raxmaan C/shakuur oo qarka isaaran inlaga Qaado Xilka Wasiirnimo ee uu kayahey DKMG.

(29-06-2009)Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashigga Caalamiga Dowladda KMG C/raxmaan C/shakuur ayaa lagu soo waramayaa in uu qarka usaaran yahay inlaga Qaado Xilka Wasiirnimo ee uu kahayey Dowladda KMG kadibmarkii ay soo ifbaxeen Warar sheegaya in Dowladda Ingiriiska ay kala noqotay sharcigii dalkaasi uu ku joogey Wasiirku kadib markii uu ku xadgudbey shuruucda wadankaasi udhigay.
· editor on June 29 2009 04:16:52
SII AQRI WARKA · 10 Comments · Print


Render time: 0.05 seconds
126,789 unique visits