Muuqaal: Yaa Kuu Baahan Pogba!!! Bale,Kroos,Isco & Shaxda Dabka Ah Ee Uu Zidane Ku Soo Gali Karo Hadii Uu Tababare U Noqdo United

Sports

Tababarihii hore ee kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa si weyn loola xidhiidhinayaa shaqada kooxda Man United iyo in ka badali doono shaqada tababaraha cadaadisku saaran yahay ee Jose Mourinho.
Taababraha reer France ayaa wakhti fiican ku soo qaatay Real Madrid isaga oo kula guulaystay 3 champions League oo xiriir ah ka hor intii uuna ka tagin kooxda.
Zidane ayaa si weyn loola xiriirinayaa Red Devils xilli ay saxaafadu bilowday shaxda laga yaabo in uu Zidane ku soo galo hadii uu tababare u noqdo kooxda Man United Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *