Muran ka taagan hindise-sharciyeedka batroolka

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa hor-yaala hindise-sharciyeedka Macdanta iyo Batroolka oo muran badan uu ka dhashey ka gadaal markii ay soo baxdey in hindise sharciyeedkaasi sida la sheegay inay qoreen khuburo ajaanib ah. Arrintan ayaa dhalisay in dadka qaar ay is-weydiiyaan su’aalo ku saabsan in hindise sharciyeedka lagu kalsoonaan karo iyo in kale. Haddaba, wasiir ku-xigeenka […]

Sii akhri warka - Continue reading

Wafdi ka socda Ethiopia iyo Eritrea oo Muqdisho tegay

Wasiirada arrimaha dibada ee dalalka Ethiopia iyo Eritrea ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana garoonka diyaarada ee magaalada ku soo dhaweeyey masuuliyiin uu hor kacayo wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya Axmed Ciise cawad, Sida ay kusoo waramayso wariyaha VOA ee Muqdisho Saynab Abuukar Maxamed, labadan masuuliyiintani waxa ay kulan la yeelanayaan mas’uuliyiinta dawlada federaalka ah […]

Sii akhri warka - Continue reading