DHAGEYSO | Falanqeynta:- Maxaa Sababay Guuldaradii iiraan Maxaase uSuurageliyey Guusha Spain ?

Kulanti wacan oo wanaagsan dhageystayaal kusoo dhawaada Xubintan kamid ah Xubnaha falanqeynta maalin laha ee aad Boggeena uga barateen. Xubintan waxaan kusoo qaadan doona Ciyaartii xiisaha laheyd ee Xulka qaranka Wadankaasi Spain sida rafaadka ahaa kaga adkaaday wadanka Iiraan. Xulka Iiraan Cidna kama Fileyn Talaabadan quruxda badan & Ciyaarta Cajiibka ah inuu soo bandhigayo isla […]

Sii akhri warka - Continue reading

Lionel Messi Oo Ka Soo Muuqday Kulankii Morocco Vs Portugal & Cristaino Ronaldo Oo Sabab U Noqday, Siday U Dhacday Sheekadu?

Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyay goolkiisii 4-aad ee koobka adduunka kulankii uu xulka qarankiisa Portugal guusha ka gaaray xulka Morocco laakiin Goolkiisa ayaan aamusin taageerayaasha xulka Morocco. Taas badalkeeda taageerayaasha xulka qaranka Morocco ayaa xiddiga No.7 xirta isku dayay in ay ka xanaajinyaan intii ay socotay ciyaartu. Taageerayaasha xulka qaranka Morocco ayaa bilaabay in ay Cristiano […]

Sii akhri warka - Continue reading

WARBIXIN: Qorshaha Cusub Ee Suuqa Kala iibsiga Oo Is Badalay & Da,yarka Oo Noqday Bartilmaameedkooda Ugu Weyn.

Kooxda Real Madrid ayaa u muuqata mid badashaday Siyaadadeeda suuqa kala iibsiga marka loo eego saxiixii ugu dambeeyay ee ay ku soo dartay kooxdeeda. Los Blancos ayaa 8.5 milyan kula soo wareegtay Goolhayaha Da,yarka ah ee Andriy Lunin kaas oo saxiixii 2-aad ee xagaagan ee Los Blancos. Real Madrid ayaan saddexdii xilli ciyaareed ee ugu […]

Sii akhri warka - Continue reading

Xiddig Xaqiijiyay Tababaraha Cusub Ee Kooxda Chelsea Una Sheegay Taageerayaasha Chelsea Waxay Ka Filan Karaan

Raadintii kooxda chelsea ay ugu jirtay tababaraha cusub ayaa u muuqda mid soo dhamaatay iyada oo la xaqiijiyay tababarohooda cusub. Blues ayaa tan ilaa dhamaankii xilli ciyaareedkan suuqa ugu jirtay tababare cusub oo ay ku badasho Antonio Conte oo boorsooyinkiisa ka si qaadanaya Chelsea. Xiddiga daafaca uga ciyaara kooxda Napoli ee Kalidou Koulibaly ayaa xaqiijiyay […]

Sii akhri warka - Continue reading

Fabio Capello Oo Magacaabay 12-ka Xiddig Ee Ugu Fiican Ee Uu Soo Maamulay Xirfadiisii Tababaranimo & Xiddigo Waaweyn Oo Laga Dhex Waayay.

Fabio Capello ayaa magacaabay 12-kii xiddig ee ugu fiicnaa ee uu so Maamulay xirfadiisa ciyaareed waxana uu doortay in uu ka tago xiddigaha England inkasta oo uu tababare u soo noqday. 72 jirkan reer Italy oo tababaranimada ka fariistay bishii April ayaa soo maamaulay in ka badan 2000 kulan oo kooxo kala duwan ah oo […]

Sii akhri warka - Continue reading

Hordhac: Iran Vs Spain,Portugal Vs Morocco: Falanqaynta Group-ka B Ee Koobka Adduunka

Xulka Portugal ayaa la ciyaari doona xulka Morocco iyaga oo doonaya in ay sii wadaan qaab ciyaareedkoodii cajiibka ahaa ee kulankii Spain. Ronaldo iyo saaxiibadii ayaa doonaya in ay guul kale ka gaaraan xulka Morocco oo guuldaro wakhti dambe ah kala kulmay xulka Iran. Portugal ayaa wax walba u samayn doona sidii ay u gaari […]

Sii akhri warka - Continue reading

Hordhac: Uruguay Vs Suadi Arabia: Saaxiibada Luis Suarez Oo Aan Aqoon Sida Looga Badiyo Suadi Arabia, Imisa Jeer Ayay La Kulmeen?

Xulka Uruguay ayaa ciyaari doona kulankoodii 2-aad ee koobka adduunka iyaga oo la ciyaari doona xulka Suadi Arabia ishana ku haya in ay dhamaystiraan shaqadii ay bilaabeen kulankii Egypty. Guul ay ka gaaraan xulka Saudi Arabia ayaa si Rasmi ah ugu xaqiijinaysa in ay u soo baxaan wareega xiga ee 16-ka ee koobka adduunka. Dhanka […]

Sii akhri warka - Continue reading

Daawo: Qaabkii Uu Neymar Ugu Dhaawacmay Tababarkii Xulka Qarankiisa Brazil

Xiddiga weerarka uga ciyaara xulka qaranka Brazil ee Neymar ayuu dhaawac ka soo gaaray tababarka xulka qarankiisa Brazil ee maanta. Xiddiga ayaa si fiican u qaadanayay tababarka laakiin xiddiga ayaa raaxo la,aan ka dareemay lugtii qaliinka looga sameeyay taas keentay in uu xiddigu damqado. Neymar ayaa tababarka ka baxay oo loo kexeeyay qolka labiska kadib […]

Sii akhri warka - Continue reading

Iska ilow Messi,Ozil,Neymar,Hazard & De Bruyne Xiddigaha Fursadaha Ugu Badan Sameeyay ilaa Haatan Koobka Adduunka Oo La Ogaaday

Kubada cagta ayaa haatan la diwaan galiyaa wax walba oo ka dhaca garoonka dhexdiisa oo kaliya aan ahayn goolasha laakiin waxa la diwaan galiyaa xog kasta oo ka dhacda garoonka marka ay ciyaartu socoto. Shabakada Marca ayaa shaaca ka qaaday xiddiga ka qayb qaadanaya koobka adduunka ee ilaa haatan sameeyay fursadaha ugu badan ee goolka […]

Sii akhri warka - Continue reading

Wargays Ka Soo Baxa Egypt Oo Ka Hadlay Fursadaha Mohamed Salah Ee Kulanka Xulkiisu La Ciyaari Doono Russia, Miyuu Ciyaari Doonaa Mise..?

Wargays ka soo baxa dalka Egypt ayaa shaaca ka qaaday fursad xiddiga Mohamed salah ee uu kaga qayb qaadan karo kulanka caawa ay Egypt la ciyaari doonaan xulka Russia kulankoodii 2-aad ee koobka adduunka. Wargayska Filgoal ayaa xaqiijiyay in xiddiga Mohamed salah ku soo laaban doono shaxda Rasmiga ah ee xulka qaranka Egypt kulanka caawa. […]

Sii akhri warka - Continue reading