Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay taliyayaal ciidan iyo agaasimaha guud ee madaxtooyada

  Khamiis, August, 16, 2018 (HOL)- Madax-weynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay taliyayaal ciidan iyo waliba Agaasimaha guud ee madaxtooyada Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo ayaa xilkii ka qaaday taliyihii ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Jen CabdiWali Xusseen Gorad, waxaanan xilkan loo magacaabay Daahir Aadan Cilmi. Fahad Yaasiin oo horay u ahaa agaasimaha guud ee madaxtooyada […]

Sii akhri warka - Continue reading

Madax-weynaha Soomaaliya oo saakay ku sii jeeda dalka Jabuuti

  Khamiis, August, 16, 2018 (HOL)-Madax-weynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo ayaa lagu wadaa saakay in ay u dhoofaan dalka dalka Jabuuti. Agaasimaha warfaafinta madaxtooyada Soomaaliya CabdiNuur Maxmamed Axmed ayaa sheegay in socdaalka madaxweynaha iyo wafdigiisu uu salka ku hayo sidii loo xoojin lahaa xiriirka walaalnimo ee labada dal Soomaaliya iyo […]

Sii akhri warka - Continue reading

Amiirka Qatar oo $15bn ugu deeqay Turkiga kaddib kulan uu la qaatay Erdogan

  Arbaco, August, 15, 2018 (HOL)- Sheikh Tamim Bin Hamad al-Thani Amiirka dalka Qatar ayaa sheegay in ay bar bar taagan yihiin sida uu hadalka u dhigay walaalahooda Turkiga, isaga oo ku dhawaaqay maalgashi dhan $ 15n oo ay ku sameynayaan Suuqyada iyo Bankiyada dalka Turkiga. Amiirka ayaa arintan uga dhawaaqay kulan magaalada Ankara uu […]

Sii akhri warka - Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay guddiga Dhaqaalaha Qaranka

Arbaco, August, 15, 2018 (HOL)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay dhaqaaleyahannada Soomaaliyeed ee xubnaha ka ah Guddiga Dhaqaalaha Qaranka ayaa kala hadlay qorsheyaasha guud ee lagu kobcinayo dhaqaalaha dalka. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in guddigan ay hortaallo masuuliyad culus, lagana sugayo in aqoontooda iyo khibraddooda ay ugu faa’iideeyaan kor-u-qaadista […]

Sii akhri warka - Continue reading

Maamulka gobolka Banaadir oo saraakiil musuq maasuq shaqada uga joojiyay

  Arbaco, August, 15, 2018 (HOL)- Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa soo saaray wareegto uu shaqada kaga joojiyey Saraakiil ka tirsan Ciidanka Ilaalada Deegaanka Xamar (Minishiibiyo) oo lagu soo eedeeyey masuq-maasuq. Guddoomiyaha oo tix-raacaya soo jeedinta Agaasimaha Waaxda Maamulka Dhulka Dawladda Hoose ee Xamar ayaa u gudbiyey Xeer […]

Sii akhri warka - Continue reading

DAAWO: Madaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay khilaafka kala dhexeeya dowladda dhexe

Arbaco, August, 15, 2018 (HOL)- Mudane Axmed Max’ed Islaam Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo ayaa ka warbixiyay safar uu ugu maqnaa dalka dibaddiisa, isagoo dhinaca kale ka hadlay khilaafka soo kala dhexgalay dowladda dhexe oo ay ugu danbeeysay taliyeyaashii dhawaan lasoo magacaabay. Madaxweynaha oo ay garoonka kusoo dhaweeyeen […]

Sii akhri warka - Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo maalinta berri ah u anbabaxaya dalka Jabuuti

Arbaco, August, 15, 2018 (HOL)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maalinta berri ah booqanaya Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti. Warka waxaa warbaahita u xaqiijiyay agaasimaha Warfaafinta madaxtooyada Soomaaliya Cabdi Nuur Maxamed Axmed oo sheegay in madaxweynuhu maalinta berri ah u socdaali doono dalka Jabuuti. Safarka madaxweynaha waxaa qeyb ka noqon […]

Sii akhri warka - Continue reading

Magaalada Muqdisho oo sanadkii Afaraad laga daah furay Bandhigga Buugaagta

Arbaco, August, 15, 2018 (HOL)- Magaalada Muqdisho waxaa maanta si rasmi ah xariga looga jaray Bandhigga Buugaagta oo sanad walba la qabto, iyadoo sanadkan uu noqonayo kiisii Afaraad. Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guulleed Khadar ayaa xariga ka jiray Bandhigan Buugaagta, iyadoo sidoo kalana ay ka qeybgaleen mas’uuliyiin uu ka mid yahay Duqa magaalada […]

Sii akhri warka - Continue reading

Magaalada Muqdisho oo sanadkii Afaraad laga daah furay Bandhigga Buugaagta

Arbaco, August, 15, 2018 (HOL)- Magaalada Muqdisho waxaa maanta si rasmi ah xariga looga jaray Bandhigga Buugaagta oo sanad walba la qabto, iyadoo sanadkan uu noqonayo kiisii Afaraad. Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guulleed Khadar ayaa xariga ka jiray Bandhigan Buugaagta, iyadoo sidoo kalana ay ka qeybgaleen mas’uuliyiin uu ka mid yahay Duqa magaalada […]

Sii akhri warka - Continue reading

Golaha Guurtidda Somaliland oo ka hor timid xeer golaha Wakiiladdu ansixiyeen

  Khamiis, August, 15, 2018 (HOL)- Xildhibaano ka tirsan golaha Guurtidda Somaliland ayaa sheegay in xeerka kufsiga oo dhowaan ay ansixiyeen golaha Wakiiladdu qodobo ka mid ahi ka hor imanayaan shareecada islaamka, islamarkaana ku baaqay in la waafajiyo dastuurka. Xildhibaanadan golaha Guurtida ayaa ku dooday in golahoodu awood u leeyahay inay ilaaliyaan Diinta, dhaqanka iyo […]

Sii akhri warka - Continue reading