$220 Million oo Khasaaro Nissan Gaari Doonto Japan

Shirkadda baabuurta samaysa ee Nissan ayaa dib u soo celinaysa 1.2 milyan oo gaari oo ay Japan gudahiisa ku iibisay, ka dib markii ay masuuliyiin sheegeen in tijaabooyinka ammaanka ee la sameeyay aysan waafaqsanayn sidii laga rabay dalkaas. Saamiyada shirkadda Nissan ayaa hoos u dhacay 5% Isniintan, ka dib marii ay sheegtay in baabuurta ay […]

Sii akhri warka - Continue reading