Waxaanu Shalay Idiin Soo Gudbinay Barnaamij Guurdoon Daacad oo Qofka Ka Qoo Qayb Gala La Dhaarin Doono Wale Iyo bile Inay Dhab Ka Tahay

Barnaamijkan oo La Doonayo Inuu Noqdo Barnaamij Midho Dhal Ah Ayaa Waxaa Shaaciyey Isla Markaana Hirgaliyey Sheekh Mustafa Mohamud Ali Alkhaledi ( Mustafe Akhyaar ) Hadaba Waxaa Na Soo Gaadhay Suaalo Badan oo Ku aadan Xagee Lagala Xidhiidhi karaa Marnaamijkan Maxaase Ka Mida Shuruudaha laga Rabo Qof Kasta oo Raba Inuu Ka Faaidaysto Barnaamijka 

Qofkii Guurdoonaya ee ay dhab ka tahay  Ayaa La Rabaa Inuu Ku Soo Qoro Whatsappka Barnaamijka Sida Tan

1- Magiciisa
2- Goobta uu joogo
3- Aqoontiisa wax barasho
4- Da’diisa
5- Dhaar Sadex ah, Wallaahi Bilaahi Tallaahi inuu run sheegayo oo daacad ka yahay.
6- Waxa uu ka Shaqeeyo si loo hubsado inuu Mas’uuliyad Qaadi karo.

Shuruudaha Dheeriga Ah
1- Waa inuusan Balwad lahayn
2- Haduu nin yahay waa inuu Shanta Salaadood Masaajidka ku tukadaa.
3- Gabadhu waa inay Tukataa Shanta waajibka ah.
4- Ninku waa inuusan naag kale lahayn Dumarka la furey ama laga dhintey shardiga waa laga cafiyey.

5-Qofkii been ii sheeega  ee la ogaado Amaa Ciyaar Laga Dareemo Si Deg Deg Ayaa Looga Block Gaya Numberka Caawinta ee Barnaamijka

Waxaa I garanaya Hebel iyo Hebel Number kiisuna wakaaas 0000000000000.

NB: Macluumaadka loo soo Gudbiyo  barnaamijka Waxaaa  akhrinaya Sheekha Masuulka Ka Barnaamijka isaga Ayaana ka Masuul Ah Xog kasta oo Sir Ah

LEAVE A REPLY