Boosaaso: Askari toogasho ku dilay laba askari oo kale

VOA

Askari ka tirsan ciidamada badda maamul goboleedka Puntland ayaa habeenimdii xalay magaalada Boosaaso ku dilay laba askari oo ciidamada Badda maamulka Puntland ay ka wada tirsanaayeen. Askariga ayaa la sheegay in askarta geeriyootay uu raas ku furay iyaga oo kuwada jira hawlga ay amaanka ku sugayaan. Qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada Badda Puntland oo […]

Kooxda QM ee Somalia oo warbixin soo saartay

VOA

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa la fiilayaa inay maanta cunaqabataynta ka qaadaan Eritrea, balse lama filayo in sidaasi oo kale cunaqabataynta laga qaado Soomaaliya. Guddigii Cunaqabataynta Qaramada Midoobay ayaa iyagana la rajaynayaa in lagu soo koobo koox qaabilsan Soomaaliya oo keliya. Warbixin ku saabsan mowduucyada ugu waa weyn ee ay warbixintaasi ka hadashay waxaa […]

Israel oo joojisay dagaalkii Gaza

VOA

Ra’iisul wasaaraha Israel Benjamin Natenyahu ayaa difaacay go’aan uu ku joojiyey dagaalkii Gaza kadib markii hogaamiyayaasha Xamas ay aqbaleen xabad-joojin ay dhex-dhexaadisay Masar. Heshiiskan ayaa muddo dhowr maalmood ah lagu hakiyey dagaalkii dhimashada badnaa ee u dhaxeeyay labada dinac. “Cadowgeena waxay naga baryeen xabad-joojin, wayna ogyihiin sababta” ayuu yiri Netanyahu. Qaar ka mid ah xubnaha […]

Barcelona Oo Ku Dhibaatoonaysa Dhiaabto Uuna Marnaba Ka Fikirin Ernesto Valverde, Maxay Tahay?

Sports

Waxa uuna shaki ku jirin in ay kooxda Barcelona si weyn u dhibaatoonayso xilli ciyaareedkan iyada oo ay waliba dhibaatadaas si weyn ugu cadahay taageerayaasha kooxda Barcelona iyo waliba taageerayaasha horyaalka La Liga xiiseeya iyada oo ayna waliba dhibaatadaas marnba ku soo dhicin maskaxda tababare Ernesto Valverde n uu xaliyo. Wargayska Mundo Deportivo ayaa sheegaya […]

Dani Alves: Neymar Waxa Uu Noqon Lahaa Xiddiga Ugu Fiican Adduunka Hadii Uu KA Hoos Ciyaarayo Tababare Pep Guardiola

Sports

Xiddiga Kooxda PSG ee Dani Alvaes ayaa shaaca ka qaaday in xiddiga ay isku kooxda Yihiin ee Neymar uu noqon lahaa xiddiga ugu fiican adduunka hadii uu ka hoos ciyaarayo tababaraha kooxda Man city ee Pep Guardiola. Neymar ayaa xagaagii 2013 ku biiray kooxda Barcelona isaga oo kaga soo biiray kooxda reer Brazil ee Santos […]

Laba Askari oo katirsan ciidammada badda PMPF ee Puntland oo lagu dilay Boosaaso

International Somalia News

Arbaco, November, 14, 2018 (HOL) – Labo askari oo ka tirsan ciidanka badda Puntland ee PMPF  ayaa u geeryooday toogasho ka dhacday magaalada Boosaaso oo uu ku yaallo saldhigga ugu weyn ee ciidanka badda Puntland. Dilkan waxaa ka dambeeyay askari kale oo ka tirsan ciidanka badda Puntland,kaddib kaftan dhexmaray askartan oo xilliga uu dilku dhacayay […]

Yeysan dantiisu ku jirin isu soo dhawaanshaha geeska Afrika?

International Somalia News

Arbaco, November, 14, 2018 (HOL) – Beryahan waxaa aad loo hadal hayey isu soo dhawaanshaha madaxda gobolka geeska Afrika, iyo suurtogalnimada in hal hogaan ay yeeshaan mustaqbalka dalalka gobolka. Waxaan hore wax uga qornay sida ay macquul u tahay. Qormadanna waxaan ku eegaynaa dhinacyada “aysan dantu ugu jirin” in dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea ay […]

Puntland: Guddoomiyaha maxkamadda ciidammada oo faahfaahiyay xukunka dilka ah ee lagu ridey Cabdirisaaq Xuseen Tahliil

International Somalia News

Talaado, November, 13, 2018 (HOL)- Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidammada gobollada Bari iyo Sanaag ee Puntland, G/sare Cawil Axmed Faarax ayaa markii ugu horreeysay faahfaahiyay xukun dil ah oo Isniintii toddobaadkan maxkamadda ay ku riday Cabdirisaaq Xuseen Tahliil (Ina Calool Geel) oo ku eedeysnaa inuu ka tirsanyahay ururka al-Shabaab. Waxa uu sheegay guddoomiyaha maxkamadda in Cabdirisaaq Xuseen […]

Tabbabarihii hore ee xulka qaranka Soomaaliya ee kubadda Kolayga AUN Cabdi Dheere oo ku geeryooday dalka Canada

International Somalia News

AUN, marxuun tabbabare Cabdi Maxamed Cige (Cabdi Dheere) Arbaco, November, 14, 2018 (HOL) –  Tabbabarihii hore ee xulka qaranka Soomaaliya ee kubadda Kolayga macallin Cabdi Maxamed Cige oo ku magac dheeraa Cabdi Dheere ayaa galinkii dambe ee shalay ku geeriyooday magaalada Toronto ee dalka Canada. Tabbabare Cabdi Dheere ayaa wuxuu ka mid ahaa cayaartooydii kooxda […]

Diego Maradona: Santiago Solari Wakhti Dheer Ma Sii Ahaan Doono Tababaraha Real Madrid Halkan Arin Ayaana Sabab U Ah

Sports

Xiddigii hore ee kooxda Barcelona ahna halyeeyga reer Argentine ee Diego Maradona ayaa wargayska MARCA siiyay waraysi badan taabanaya meelo badan waxana ka mid ahaa tababaraha cusub ee kooxda Real Madrid Santiago Solari kaas oo heshiis ilaa 2021 ah qalinka ku duugay xalay si buuxdana tababaraha 1-aad ugu noqday kooxda Real Madrid. Santiago Solari ayaa […]