DAAWO | Falanqeyn:- Qaabkii Modric uga Dulqaaday Abaalmarinta Ninka dunida ugu Fiican CR7 & Messi ! – Kooxda.com

Sports

Kulanti wacan oo wanaagsan dhageystayaal kusoo dhawaada Xubintan kamid ah Xubnaha falanqeynta maalin laha ee aad Boggeena uga barateen. Xubintan waxaan kusoo qaadan doona Qaabkii Luka Modric ugu guuleystay abaalmarinta ninka ugu fiican dunida. Ninkan ayaa ka dulqaaday messi & Ronaldo oo abaalmarintan iska heystay 10kii sano ee lasoo dhaafay waxaana wacdaro uu ka dhigay […]

Taageerayaasha Kubada Cagta Oo Ka Fal Celiyay Sidii Lama Filaanka Ahayd Ee Uu Mohamed Salah Ugu Guulaystay Goolkii Ugu Quruxda Badnaa Sanadka

Sports

Xiddiga Liverpool ee Mohamed Salah ayaa si lama filaan ah ugu guulaystay abaalmarinta goolkii ugu quruxda badanaa sanadka ee Puskas Award xafladii dhawaan ka dhamaatay caasimada London. Goolka uu xiddiga Liverpool ugu guulaystay abaalmarinta ayaa ah gool uu ka dhaliyay kooxda Everton kulan ka dhacay Anfield kana tirsanaa horyaalka premier Leageu. Si kasta ha ahaatee […]

Waabari oo ku guuleysatay tartankii kubadda Cagta degmooyinka gobolka Banaadir

International Somalia News

  Isniin, September, 24, 2018 (HOL)– Xulka Kubadda Cagta degmada Waaberi ayaa ku guuleystay cayaarihii degmooyinka Gobolka Banaadir kadib markii ay 1-0 ku garaaceen dhigooda degmada Shibis. Cayaartan oo goor dhaw uun soo idlaatay ayaa waxaa ka soo qayb galay kumanaan kun oo taageerayaal ah waxaana buuxsamay garoonka Koonis oo lagu qiyaaso in uu qaado […]

Xukuumadda Somaliland oo la wareegtay Shaybaadhkii Shiidaalka Haamaha Berbera

International Somalia News

  Isniin, September, 24, 2018 (HOL)– Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto ku soo wareejiyey Shaybaadhka Shiidaalka Haamaha Berbera oo markii hore ganacsato gaar ah maamuli jireen. Madaxweynuhu wareegtadan waxa uu ku sheegay in Heshiiska ku taariikhaysan 19/09/2015 ee ay wada galeen Xukuumadda Somaliland iyo Shirkadda Interstate Testing and Support Services (ITSS) sanadkii 2015-kii, […]

Musharax Maxamed Shaale oo xaflad soo dhoweyn ah loogu sameeyay London

International Somalia News

Isniin, September, 24, 2018 (HOL)– Xaflad si weyn loo soo agaasimay laguna taageerayey siyaasiga Gen Maxamed Axmed Jaamac Shaale oo ah musharax Madaxweyne doorashada Puntland ee 2019, ayaa xalay lagu qabtay London ee caasimada UK, Xafladan oo lagu qabtay xaafadd ka mid ah London ayna ka soo qaybgaleen dadweyne aad u tiro badan oo isugu […]

Ciidamada dowladda iyo AMISOM oo dagaal ku dilay 35 ka tirsan xoogagga Al-shabaab

International Somalia News

  Isniin, September, 24, 2018 (HOL)– Ciidamada dowladda Soomaaliya oo gacan militari ka helaya kuwa howlgalka AMISOM ayaa dilay 35 ka tirsan dagaalamayaasha Al-shabaab kaddib dagaal xoogan oo xalay ku dhaxmaray degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha Hoose. Guddoomiye ku-xigeenka degmada Qoryooley ee dowladda Soomaaliya Cabdi Axmed Cali ayaa warbaahinta u sheegay in dhanacooda uu ku […]

Jose Mourinho Oo Xaqiijiyay 2 Xiddig Oo Kooxdiisa Ah Oo Seegi Doona Kulanka Derby Ee Caraboa Cup-ka – Kooxda.com

Sports

Tababaraha Kooxda Man United Jose Mourinho oo xaqiijiyay in ay laba xiddig oo kooxdiisa ah seegi doonaan kulanka habeen dambe ay la ciyaari doonaan kooxda Derby kulan ka tirsan tartanka Caraboa Cup-ka Daafaca Marcos Rojo ayaa wali ku maqan dhaawac soo gaadhay koobkii adduunka halka uu weeraryahanka da,yarka Marcus Rashford kulanka habeen dambe ku seegi […]

Yariisoow ‘’ Waxaa jira Xildhibaanno doonaya sii deynta dadkii ka danbeeyay dilkii marxuum Axmed Dowlo

International Somalia News

  Isniin, September, 24, 2018 (HOL)– Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yasiiroow oo markii ugu horeysay ka hadlay dhacadadii lagu dilay kaddib-na dabka lagu qabsiiyay marxuum Axmed Mukhtaar {Axmed Dowlo] ayaa sheegay in ay jiraan xildhibaanno iyo mas’uuliyiin u olaleynaya sii deynta kooxdii geysatay falka dilka ah. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa ku hanjabay […]

Taliyihii qaybta Booliska gobolka Nugaal oo xilkii laga qaaday iyo mid kale oo la magacaabay

International Somalia News

  Isniin, September, 24, 2018 (HOL)– Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto goor dhow ka soo baxday xafiiskiisa wuxuu xilka ka qaaday taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal, G/sare Faarax Galangooli. Wareegtada waxaa kaloo lugu magacaabay taliyaha xasilinta gobolka Nugaal, waxaa xilka qabanaya Sareeye Guuto Muxuyadiin Axmed Muuse. Muuse oo horey u ahaa madaxa […]

Wasiirka loo magacaabay wasaaradda deegaanka iyo isbedelka cimilada Puntland oo xilka loo dhaariyay

International Somalia News

  Isniin, September, 24, 2018 (HOL)– Wasiirka galinkii dambe ee Axaddii shalay loo magacaabay wasaaradda deegaanka iyo isbedelka cimilada Puntland, Saleebaan Xaaji Cabdalle Sardheeye ayaa maanta xilka si rasmi ah loogu dhaariyay, kaddib markii uu xilka iska casilay Cali Cabdullaahi Warsame. Munaasabad kooban oo ka dhacday xarunta madaxtooyada magaalada Boosaaso ayaa wasiirka lugu dhaariyay, iyadoo […]