Alexis Sanchez Oo Laga Dhex Waayay Xilli Uu Jose Mourinho Xiddigo Da,yar U Badan U Qaatay America Isku Diyaarinta Xilli Ciyaareedka Cusub

Sports

Kooxda Man United ayaa u duushay dalka America halkaas oo ay ku qaadan doonto kulamada isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub xilli uu Jose Mourinho qaatay xiddigo da,yar ah oo ku rajo weyn in ay tababaraha ku qanciyaan qaab ciyaareedkooda xilli Alexis Sanchez yahay maqnaanshaha ugu weyn ee laga dareemay. Xilli ay xididgaha ugu waaweyn kana […]

Wefti madax dhaqameed iyo ganacsato reer Somaliland ah oo ka warbixiyey safar ay ku tageen Garoowe

International Somalia News

  Isniin, July, 16, 2018 (HOL) – Wefti iskugu jiray madax dhaqameed iyo ganacsato reer Somaliland oo afar cisho joogay Garoowe ayaaa dib ugu soo laabtay magaalada Hargeysa, waxaanay ka warbixiyeen ujeedadda safarkoodda oo ay ku sheegeen mid nabadeed. Weftigan ayaa sheegay inay ka jawaabayeen wefti hore oo uga yimid Garoowe oo ku casuumad inay […]

Barack Obama oo tagay magaalada Nairobi

International Somalia News

  Axad, July, 15, 2018 (HOL) – Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama ayaa tagay dalka Kenya, halkaasi oo ay kaga bilaabatay booqasho labo maalin ah, waxaana Aqalka Madaxtooyada Kenya ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta. Obama oo noqday Madaxweynihi 44-aad Mareynkanka ayaa gelinkii dambe ee maanta Madaxweyne Uhuru Kenyatta ku soo dhaweeyay Aqalka […]

Xulka Franca oo markii Labaad ku guuleystay Koobka Aduunka

International Somalia News

  Axad, July, 15, 2018 (HOL)- Waxaa goor dhaw soo dhamaatay cayaar aad u weyn oo siweyn isha loogu wadda hayay lugtii ugu danbeysa tartanka cayaaraha Kubadda Cagta Aduunka. Xulka Faransiiska ayaa ku guuleystay markii labaad koobka adduunka kaddib markii uu uga badiyay xulka Croatia 4-2 ciyaartii kama dambaysta ahayd ee goor dhow lagu soo […]

Xildhibaan Ayuub Ismaciil Yuusuf oo la kulmay Jaaliyadda Columbus Ohio

International Somalia News

Isniin, July, 16, 2018 (HOL) – Senator Ayuub Ismaaciil Yuusuf oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaaladda Columbus Ohio. Kulanka Xildhibaanka iyo jaaliyadda waxa uu ahaa mid xanbaarsanaa fariimo iyo is xogwareysi ku qotoma xaaladda dalkeena Soomaaliya. Marti sharaf ka kala soctay qeybaha bulshada ayaa kulankan ku […]

Suldan Garaase “Wafdiga Soomaaliland waxaan u sheegnay in aan wadahadal laga gali karin arrinta Tukaraq

International Somalia News

  Isniin, July, 16, 2018 (HOL) – Maalmahaan waxaa magaalada Garoowe ee xarunta Puntland hawlo nabadeyn ah u joogey Isimo ka yimid maagaalada Hargeysa, joogitaankoodana aysan saxaafaddu u dhuundaloolin. Isimadaan ka yimid magaalooyinka Hargeysa iyo Burco ayaa kulamo la qaatay qaar ka mid ah isimadda Puntland. Suldaan Siciid Maxamed Garaase oo ka mid ah isimadda […]

Shir looga hadlayo arrimaha Soomaaliya oo maanta ka furmaya magaalada Brussels

International Somalia News

  Isniin, July, 16, 2018 (HOL) – Magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka ayaa lagu wadaa in uu maanta ka furmo shirka Somali Partnership Forum looga hadlayo xaalada Soomaaliya. Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay la socdaan wafdi isugu jira Wasiirro iyo madaxda dowlad gobolleedyada ayaa ku sugan madasha shirka oo sidoo kale ay […]

Rasmi: Kadib Ku Guulaysigii France Ee Koobka Adduunka Xiddig Ka Tirsanaa Xulka Oo Ku Dhawaaqay In Uu Ciyaaraha Caalamiga Ah ka Fadhiistay

Sports

Kadib Markii uu xulka qarankiisa France kula guulaystay koobkii adduunka ee ugu horeeyay iyo midkii 2-aad ee taariikhda xulka qaranka France xiddig u ciyaara France ayaa isla markiiba shaaciyay in uu ka fariistay ciyaaraha caalamiga ah. Xiddiga daafaca uga ciyaara xulka France ee Adil Rami ayaa si Rasmi ah ugu dhawaaqay in uu ka fariistay […]

Fransiiska oo ku guuleystay Koobka Aduunka ee 2018-ka

VOA

WASHINGTON. D.C —  Xulka kubadda cakta France ayaa ku guuleystay Koobka Aduunka ee sanadkaan 2018, kadib marki ay ciyaarti finalka 4-2 ku garaaceen Croatia. Ciyaarti galabta oo ka dhacday garoonka Luzhniki Stadium ee magaalada Moscow ayaa lagu tilmaamay mid ka mid ah finalki ugu xiisaha iyo xamaasadda badnaa Koobka Aduunka, marka laga eego goolasha la […]

Rasmi: Abaalmarinaha Shaqsiga Ah Ee Tartanka Koobka Adduunka Oo Lagu Dhawaaqay, Sidee Loogu Kala Guulaystay

Sports

Waxa si Rasmi ah u dhamaaday koobka adddunka Russia 2018 ayaa soo af meermay waxana koobka kor u qaaday xulka qaranka France oo ku guulaystay markii 2-aad ee taariikhdiisa. Goolal ay dhaliyeen xiddigaha Mario Mandzukic (Iska Dhaliyay), Antoine Griezmann,Paul Pogba Iyo Kylian Mbappe ayaa xulka France ka caawiyay in ay ku guulaystaan koobka adduunka Russia […]