Khayre oo gaaray Norway si uu uga qeyb galo Shirka Madasha Oslo

International Somalia News

  Isniin, June, 18, 2018 (HOL)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Oslo oo ay si heer sare ah ugusoo dhaweeyeen safiirka Norway u fadhiya Soomaaliya iyo Masuuliyiin ka socota Wasaaradda arrimaha dibadda Dalka Norway. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khaye ayaa ka qeyb gelaya shirka […]

Sweden oo guul ka gaartay Korea-da Koonfureed

VOA

Xulka kubadda cagta dalka Sweden ayaa guul ku billowday cayaarahooda koobka adduunka ee ka socda dalka Ruushka. Sweden ayaa 1-0 kaga adkaatay xulka dalka Korea-da Koonfureed, oo ay ku cayaareen garoonka Nizhny Novgorod, waxaana goolka oo ahaa gool ku laad u dhaliyey Andreas Granqvist, daqiiqaddii 65-aad. Labada dal ayaa ka wada tirsan group-ka F, oo […]

Soomaaliland : Itoobiya labo mar ma gali-karto heshiiska Dekedda Berbera

International Somalia News

  Isniin, June, 18, 2018 (HOL)- Somaliland oo markii ugu horeysay ka hadashay heshiiskii dhawaan Muqdisho ay ku gaareen Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegtay in heshiiskaasi aanu quseyn iyaga. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Faarax (Guribarwaaqo) oo la hadlay Laanta VOA ayaa sheegay in heshiiskaas […]

Dibadbax looga soo horjeedo Somaliland oo ka dhacay Garoowe

International Somalia News

Isniin, June, 18, 2018 (HOL)- Dibadbax looga soo horjeedo Somaliland ayaa maanta ka dhacay magaalada Garowe ee xarunta Puntlnad, iyadoo dadweyne isugu soo baxay waddooyinka magaalada ay ku qeylinayeen halku dhigyo ka dhan ah Maamulka Somaliland. Dibadbaxa ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Maamulka Gobolka Nugaal iyo kan degmada Garowe, waxaana gawaari ku rakibnaa cod baahiyeyaal […]

Shaxda Rasmiga Ah Ee Belguim Vs Panama: Eden Hazard & Lukaku Oo Hogaaminaya Weerarka Belguim

Sports

Xulka Belguim ayaa goordhaw bilaabi doona ama ciyaari doona kulankoodii ugu horeeyay ee koobka adduunka Russia 2018 marka ay la ciyaari doonaan xulka Panama. Belguim oo doonaysa in ay si adag ku bilaabato tartanka ayaa ku soo gashay shax dhagax ah oo ay hogaaminayaan xiddigaha Hazard iyo Lukaku. Saaxiibad Hazard oo doonaya in ay kaalinta […]

Kenya oo faah faahisay askartii looga dilay weerar ka dhacay Wajeer

International Somalia News

  Isniin, June, 18, 2018 (HOL)-Dowladda Kenya oo faah faahin ka bixisay weerarkii shalay gelinkii dambe ciidamada lagula eegtay deegaanka Wajeer oo ka tirsan gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya. Maalintii shalay ayeey aheyd markii qarax miino lala eegtay gaari nuuca dagaalka ah oo ay wateen ciidanka Booliska Kenya, waxayna ka mid ahaayeen ciidan waday […]

Saddex Wiil oo Walaalo ahaa oo xalay lagu dilay magaalada Muqdisho

International Somalia News

  Isniin, June, 18, 2018 (HOL) – Saddexdan wiil ee toogashada lagu dilay oo ahaa Walaalo ayaa lagu waramayaa in uu gurigooda ku toogtay Nin hubeysan oo la sheegay in ay ahaayeen qaraabo dhaw. Dilkan oo ka dhacay xaafadda Jamhuuriya ee degmada Karaan ayeey goob joogayal sheegeen in gudaha guriga ay toogashada ka dhacday laga […]

Dowladda Soomaaliya oo faah faahin ka bixisay heshiiskii Soomaaliya iyo Itoobiya

International Somalia News

  Isniin, June, 18, 2018 (HOL) –Dowladda Soomaliya ayaa markii ugu horeysay faah faahin dheeraad ah ka bixisay heshiiskii dhaxmaray dowladdaha Itoobiya iyo Soomaaliya kaddib socdaalkii uu maalin ka hor ku yimid magaalada Muqdisho ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed. Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle oo faah faahin ka bixinayay heshiiskaasi ayaa […]

Abiy Ahmed : Waa in laga gudbaa taariikhdii hore ee ku saleysneyd colaada Annaga iyo Soomaaliya

International Somalia News

  Isniin, June, 18, 2018 (HOL) – Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Dr. Abiy Ahmed oo la hadlayay TV Qaranka dalka Itoobiya kaddib booqasho uu maalin ka hor ku yimid magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay socdaalkiisii Soomaaliya. Abiy Ahmed ayaa sheegay in laga soo gudbbay sida uu hadalka u dhigay taariikhdii hore ee ku […]

Dowladda oo faahfaahisay heshiiska Ethiopia

VOA

Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay faahfaahin ka bixisay heshiiskii ay maalintii sabtidii la gaaray dawladda Itoobiya. Waraysi gaar gaar ah oo wasiirka warfaafinta Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle uu siiyay idaacadda VOA, ayuu ku difaacay heshiiskaasi. Wasiirka ayaa ka hadlay ujeedka qodobka heshiiska ee ku saabsan dekedaha iyo maal gelinta iyo sida heshiiskan u saamaynayo […]