DHAGEYSO | Falanqeynta:- Maxaa Sababay Guuldaradii iiraan Maxaase uSuurageliyey Guusha Spain ?

Sports

Kulanti wacan oo wanaagsan dhageystayaal kusoo dhawaada Xubintan kamid ah Xubnaha falanqeynta maalin laha ee aad Boggeena uga barateen. Xubintan waxaan kusoo qaadan doona Ciyaartii xiisaha laheyd ee Xulka qaranka Wadankaasi Spain sida rafaadka ahaa kaga adkaaday wadanka Iiraan. Xulka Iiraan Cidna kama Fileyn Talaabadan quruxda badan & Ciyaarta Cajiibka ah inuu soo bandhigayo isla […]

Lionel Messi Oo Ka Soo Muuqday Kulankii Morocco Vs Portugal & Cristaino Ronaldo Oo Sabab U Noqday, Siday U Dhacday Sheekadu?

Sports

Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyay goolkiisii 4-aad ee koobka adduunka kulankii uu xulka qarankiisa Portugal guusha ka gaaray xulka Morocco laakiin Goolkiisa ayaan aamusin taageerayaasha xulka Morocco. Taas badalkeeda taageerayaasha xulka qaranka Morocco ayaa xiddiga No.7 xirta isku dayay in ay ka xanaajinyaan intii ay socotay ciyaartu. Taageerayaasha xulka qaranka Morocco ayaa bilaabay in ay Cristiano […]

Gudoomiyaha xisbiga WADDANI oo ku baaqay in colaadaha jira nabad lagu dhameeyo

International Somalia News

  Arbaco, June, 20, 2018 (HOL) – Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii afartan cisho ku maqnaa dalal ku yaalla Yurub. Gudoomiyuhu wuxu sheegay inuu ka qaybgalay shirar kala duwan, waxaanu sheegay in dalalkii uu tagay kala hadlayey qadiyada Somaliland, arrimaha amaanka, […]

Xayiraad lagu soo rogay wargeys ka soo baxa Hargeysa

International Somalia News

  Arbaco, June, 20, 2018 (HOL) – Wargeys cusub oo magaciisa la yidhaahdo Waaberi oo maalmo ka soo baxay magaaladda Hargeysa ayaa lagu soo rogay xayiraad. Gudoomiyaha wargeyska WAABERI Khadar Gurayte ayaa sheegay in wargeyska la xayiray,isla markaana sharciyadii wargeysku dhamaystiran yahay. “Wargeyska Waaberi caawa ayaa la xayiray, sababta loo xayiray na waa mid xad-gudub […]

Ra’iisal Wasaare Khayre oo la kulmay dhiggiisa Norway

International Somalia News

  Arbaco, June, 20, 2018 (HOL) – Ra’iisal Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, oo ku sugan magaalada Oslo ee caasimadda dalka Norway ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalkaasi, Erna Solberg. Labada Ra’iisal Wasaare ayaa kawada hadlay adkeynta Xariirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Norway, horumarka, maal-gashiga, kobcinta dhaqaalaha, iyo […]

Boqor Buurmadoow oo xabsiga laga sii daayay

International Somalia News

  Arbaco, June,20, 2018 (HOL)- Wararka ka imanaya magaalada Hargeysa  ayaa sheegaya in maanta la siidaayay  Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur-madow)  horay loogu xukumay Saddex sanno oo xabsi ah. Ilo kala duwan ayaa u xaqiiqjiyay Hiiraan Online sii deyntan Boqorka muddo 60 maalmood ka ddib oo uu xirnaa. Xariga Boqorka ayaa yimid kaddib markii uu […]

Dalka Afghanistan 30 Askari oo weerar lagu dilay

International Somalia News

  Arbaco, June,20, 2018 (HOL)- Ugu yaraan 30 askari oo ka tirsan ciidamada dalka Afghanistan ayaa la dilay kadib markii maleeshiyo la tuhunsan yahay inay yihiin Taliban ay weerar ku qaadaeen laba bar kontorool maanta. Madaxa golaha deegaanka Badghis ayaa sheegay in weerarka uu xilli dambe oo habeenkii talaadada ahayd ka billowday degmada Bala Murghab […]

Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Koonfur Africa oo toogasho lagu dilay

International Somalia News

Arbaco, June, 20, 2018 (HOL) – Koox loo maleynayo in ay ahaayeen burcad ayaa toogasho ku dilay Sibusiso Radebe oo ahaa xildhibaan ka tirsanaa Xisbiga ANC ee dalka Koonfur Africa. Madaxa iyo lugta ayaa laga toogtay kaddib markii qofka laga shakisan yahay uu ka dalbaday in uu ku soo wareejiyo taleefankiisa gacanta, sida uu warbaahinta […]

Mareykanka oo sheegay in uu isaga baxay xubinimada Golaha Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobey

Somalia News

  Arbaco, June,20, 2018 (HOL)- Mareykanka ayaa ku dhawaaqay inuu isaga baxay Xubinimada Golaha Xuquuqul Insaanka, iyagoo ka carrooday tallaabooyinka Goluhu qaaday ee ka dhanka ah Israa’iil. Safiirka Mareykanka u fadhida Qaramada Midoobey Nikki Haley ayaa sheegtay in Golaha Xuquuqda Aadanaha uu yahay mid aan dhex dhexaad aheyn. Waxaa ay sheegtay in mar walba Goluhu […]

Qarax gaari lagu soo xiray oo goor dhaw ka dhacay Muqdisho

International Somalia News

  Arbaco, June,20, 2018 (HOL)-Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya gaari goor dhaw ku qarxay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho oo sida wararku sheegayaan la socdeen labo dhalinyaro ah. Qaraxa ayaa gaar ahaan ka dhacay nawaaxiga Xaaji Baast una dhow Jidka Maka Al-Makarama, waxaana la sheegay in gaariga qarxay uu ahaa nuuca raaxada ah. […]