Kheyre oo Wasiirro Magacaabay

VOA

Ra’iisal Wasaaraha Dawladda Federalka ee Somalia, Xassan Cali Kheyre ayaa xalay fiidkii magacabay 6 wasiir, Wasiiro kuxigeeno iyo wasiiro dowlayaal ay hore boosaskoodu u banaanaayeen.Wasiirada wasaaradahooda la magacabay ayaa kala ah Gaashaandhiga, Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka, Biyaha iyo Tamarta, Warfaafinta, Howlaha guud iyo Guriyeynta, iyo Diinta iyo Awqaafta. Wasiirada la magacabay waxaa ka mid ah […]

Xildhibaan ka tirsan dowlad gobolleedka Puntland oo goor dhaw lagu dilay Gaalkacyo

International Somalia News

  Arbaco, May, 23, 2018 (HOL) – Wararka naga soo gaaraya degmada Gaalkacyo ayaa sheegaya in rag hubeysan goor dhaw halkaa ku toogteen xildhibaan ka tirsan baarlamaanka maamul goboleedka Puntland oo lagu magacaabi jiray Cabdixakiin Macalin Daahir. Goobjoogayaal ku sugan Gaalkacyo ayaa sheegay in laba qof oo hubaysan ay toogasho ku dileen xildhibaanka iyo nin […]

Hormuud Foundation oo deeq lacageed u qeybisay dad naafo ah

International Somalia News

Arbaco, May, 23, 2018 (HOL) – Hay’adda Hormuud Foundation oo ah Qeybta Sama Falka iyo Gargaarka uqaabilsan Shirkadda Hormuud Telecom ayaa 500 oo Qof oo Naafo ah oo ka kala yimid Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Deegaannada ku hareereysan u qeybisay lacag Cash ah, iyadoo qof kasta la guddoonsiiyey lacag dhan $100 Dollar. Cabdullaahi Nuur Cismaan […]

Ra’iisal wasare Kheyre oo ku dhawaaqay Wasiirro, Wasiir-ku-xigeenno iyo Wasiiru-dowlayaal (Akhriso Magacyada)

International Somalia News

  Khamiis, May, 24, 2018 (HOL) Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay goor dhow Wasiirro, Wasiiru dowlayaal iyo Wasiir ku xigeenno cusub. Xilalka Wasiirada 1- Xasan Macalin Xuseen Wasiirka Ow-qaafta Arrimaha Diinta 2- Xasan Cali Maxamed Wasiirka Gaashanadhigga 3- Daahir Maxamuud Geelle Wasiirka Warfaafinta 4- C/casiis Xasan Maxamed Wasiirka Tamarta iyo Biyaha 5- Xamza Saciid […]

Dagaal culus oo Waabarigii hore ee saakay ka qarxay deegaanka Tuka-raq

International Somalia News

  Khamiis, May, 24, 2018 (HOL) –Dagaal culus oo leysku adeegsanayo hubka waaweyn ee madaafiicda iyo kuwa lidka diyaaradaha ayaa mar kale goor dhaw ka qarxay deegaanka Tuka Raq ee gobolka Sool. Sida HOL u xaqiijiyeen dad ku dhowdhow degaanada lagu herdamayo ayaa sheegaya in dagaalkan uu mar kale ka dhax Qarxay ciidamada Somaliland iyo […]

Xildhibaan Lagu Toogtay Gaalkacayo

VOA

Wararka ka imanaya magaalada Gaalkacayo ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsan baarlamaanka maamul goboleedka Puntland lagu dilay magaalada. Dad goobjoogayaal ah ayaa idaacadda VOA u sheegay in laba qof oo hubaysan ay toogasho ku dileen xildhibaanka iyo nin ilaaladiisa ah kadibna ay ka baxsadeen goobta. Dilka ayaa la sheegay inuu ka dhacay agagaarka huteelka Classic […]

Wabiga Shabeelle oo ku fatahay xaafaddo ka tirsan degmada Jalalaqsi

International Somalia News

Arbaco, May, 23, 2018 (HOL) – Wararka naga soo gaaraya degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xaafaddo dhowr ah oo ka tirsan degmada uu ku fatahay Wabiga Shabeelle, taasoo keentay in dadku isaga gudbaan Doomo macmal ah oo ay sameysteen. Ciidamada dowladda iyo kuwa howlgalka midowga Africa AMISOM gaar ahaan ciidamada Jabuuti ayaa […]

Go’aamo Amaanka la xiriira oo looga dhawaaqay Laascaanood

International Somalia News

  Arbaco, May, 23, 2018 (HOL) – Waxaa magaalada Laascaanood laga soo saaray go’aano cusub oo xadadaya qaab nololeedkii hore ee Bulshda, una muuqatay in ay amaanka wax ka tari karto. Go’aanmadan oo ay soo saareen gudiga golayaasha xukuumada oo uu horkacayo gudoomiyaha Baarlamaanka Baashe Maxamed oo maalmihii u danbeeyey ku sugnaa magaalada Laascaanood ee […]

Soomaaliya: Wada-hadal kulama jirno Kenya

VOA

Warbaahinta Kenya ayaa dhowaan kasoo xigatay wasiirka Arrimaha Dibedda ee waddankaas Monica Juma inay sheegtay wadahadallo u socda Kenya iyo Soomaaliya oo ku saabsan kiiska muranka badda. Hadalkeeda ayaa yimid, ayada oo kiis dacwadeed oo arrintan la xiriira uu haatan horyaallo maxkamadda caalamiga ah ee caddaaladda ee fadhigeedu yahay magaalada Hague. Haddaba dawladda Soomaaliya ayaa […]