Maxkamada Jubbaland oo waqti kale u qabatay dhageysiga dacwada Askari dilay Xaaskiisa

International Somalia News

  Khamiis, April, 26, 2018 (HOL )- Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Maamulka Jubbaland ayaa la horgeeyay dacwad ka dhan ah C/laahi Asad Ismaaciil oo ku eedeysan in uu magaalada Kismaayo ku dilay 14-kii bishan April xaaskiisa oo lagu magacaabi jiray Muxubo Maxamed Guure. Dilkan ayaa ka dhacay xaafada Calanley ee magaalada Ksismaayo, xili habeen […]

War laga soo saaray shirkii Amniga ee ku soo dhamaaday Garoowe

International Somalia News

  Khamiis, April, 26, 2018 (HOL )- Shirkii Amniga Soomaaliya ee ka dhacay magaaladda Garoowe ee u dhaxeeyey wasaaradda Amniga Gudaha Soomaaliya iyo madaxda wasaaradaha dowlad goboleedyada ayaa soo gabagaboobay waxaana laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban 13 qodob. War-murtiyeedka oo ay ku saxiixan yihiin Wasiir ku-xigeen Amniga Gudaha Dowladda Faderalka Soomaaliya Cabdinaasir Siciid Muuse […]

Goobtii tijaabada hubka Nukliyeerka Kooriyada Waqooyi oo duntay

International Somalia News

  Khamiis, April, 26, 2018 (HOL )- Saynisyahanno Shiinays ah ayaa sheegay in ay qayb ahaan duntay xaruntii ay Kuuriyada Waqooyi ku tijaabin jirtay hubka nukliyeerka ah, taas ka dhigi karta mid aan la adeegsan karin. Xarunta tijaabada ee Punggye-ri ayaa lix jeer lagu tijaabiyay hub nukliyeer ah tan iyo sannadkii 2006-dii. Markii u dambaysay […]

Khudbadaha musharixiinta guddoonka Golaha Shacabka oo maanta la soo gabagabeynayo

International Somalia News

  Khamiis, April, 26, 2018 (HOL )- Sida uu qorshaha yahay maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaa in la soo gaba gabeeyo dhageysiga khudbadaha Musharixiinta u taagan qabashada xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka. Shalay ayaa waxaa khudbado jeediyay ilaa Lix Musharax oo ka mid ah xubnaha u taagan xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka, waxayna ka hadleen […]

Dowladda oo ka hortimid heshiiska Shirkadda SKA

International Somalia News

  Khamiis, April, 26, 2018 (HOL )- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegtay in ay cadeyneyso heshiiska saxaafadda laga sheegay ee lala galay shirkadda SKA inuusan aheyn mid waafaqsan habraaca dowliga ah ee ay dejisay wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Wasiirka Maaliyada xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaalle Bayle ayaa waxa uu sheegay heshiisyada nuucaan oo […]

USA: Maxkamadda Sare oo Dhageysatay Doodda Socdaalka

VOA

Sagaalka xubnood ee Maxkamadda Sare ee Maraykanka ayaa shalay dhageystay dacwadaha qareeno kala raacsanaa in la meel mariyo iyo in kale soo-jeedintii Madaxweyne Trump ee ahayd in dalal Muslimiin u badan laga mamnuuco soo galidda Maraykanka. Garsoorayaasha ayaa su’aalo weydiinayey qareenada labada dhinac. Haddaba faahfaahinta sidii ay wax u socdeen ayaa wariyeheenada gobolka MN Maxmuud […]

Hub la sheegay in laga xaday xerada Jen Gordan oo lagu kala iibsanayo Muqdisho

International Somalia News

Arbaco, April, 25, 2018 (HOL) – Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Reuters ayaa laga soo xigtay warbixin ku saabsan in ay jiraan hub laga soo xaday dugsigii tababarka Imaaraadka Carabta Jen Gordan oo maalin ka hor iska horimaad ku dhaxmaray ciidamada dowladda Soomaaliya. Ilaa 600 oo Qori oo ah nooca AK47 gaar ahaan kuwa Shiinaha lagu […]

Xassan Daahir Aweys oo siweyn uga horyimid dilalka ay geystaan Al-shabaab

International Somalia News

  Arbaco, April, 25, 2018 (HOL) – Sheekh Xassan Daahir Aweys oo horay uga tirsanaa hogaamiyayaasha sar sare ee kooxda Al-shabaab islamarkaana laga oo bilaabo sanadkii 2013ka maxbuus u ah dowladda Soomaaliya ayaa fariin uu warbaahinta soo gaarsiiyay ku weeraray hab dhaqanka iyo dilalka Ururka Al-shabaab. Fariintan oo soctay ku dhawaad 53 daqiiqo ayuu ku […]

Xulka Qaranka Soomaaliya oo u soo baxay Finalka tartanka Cecafa cayaartooyda da’doodu ka yar tahay 17-da sano

International Somalia News

  Arbaco, April, 25, 2018 (HOL )- Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya ku matalaya tartanka Cecafa ee cayaartooyda da’doodu ka yar tahay 17 sano ayaa ugu danbeyntii xaqiiqsaday in ay u soo baxeen Finalka tartanka kaddib markii ay 1-0 uga adkaadeen xulka Qaranka Uganda. Qeybtii hore ee cayaarta waxaa Rigoore loo dhigay aan ka faa’ideysan xulka […]