Carwada Isgaarsiinta & Teknolojiyada oo la soo gabagabeeyay “Sawirro”

Khamiis, October, 18, 2018 (HOL)- Carwadii ugu horreysay ee Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, ka dib 2 maalmood oo la soo bandhigayay adeegyo, aqoon-isweydaarsiyo, iyo fikrado cusub oo ay is dhaafsanayeen qeybaha kala duwan ee ka shaqeeya isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada dalka. Carwadan oo ay ka soo qeyb galeen in ka badan […]

Sii akhri warka - Continue reading

Mudada Uu Naby Keita Ka Maqnaan Doono Garoomada Oo La Ogaaday

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Liverpool ee Naby Keita ayaa la xaqiijiyay muddada uu ka maqnaan doono garoomada kadib markii uu dhaawac ka soo gaadhay intii lagu jiray fasaxa xulalka. Naby Keita ayuu dhaawac ka soo gaadhay kulankii kulankii uu xulka qarankiisu la ciyaarayay xulka Rwanada kulan ka tirsan is reeb-reebka koobka qaarada Africa. Xiddigan […]

Sii akhri warka - Continue reading

Lacagihii lagu bixin jiray dib –u-dhiska Waddooyinka gobolka Banaadir oo la joojiyay [Akhriso Sababta]

Khamiis, October, 18, 2018 (HOL)-Ganacasatada gobolka Banaadir ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxaa ay shaaciyeen in ay joojiyeen dhaqaaliihii ay ku bixin jireen dib-u-dhiska waddooyinka gobolka Banaadir. Guddoomiyihii guddiga dib-u-dhiska ee Ganacsastada gobolka Banaadir Cabdulaahi Nuur Owdiini ayaa sheegay in uu xilkaa iska casilay kaddib markii uu sida uu hadalka u dhigay […]

Sii akhri warka - Continue reading

Xasan Sheekh oo hal arrin ku dhaliilay dowladda Federaalka

Khamiis, October, 18, 2018 (HOL)- Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu sheegay dalka inuu ku socdo waddo wanagsan, balse dowladda hadda talada haysa ayuu ku dhaliilay ammaanka iyo sida ay u wajahday. “Marka waddo dheer lagu socdo caqabaddo iyo dul duleelo badan ayaa imaanaya,marka sida ay haatan wax u socdaan iyo meesha […]

Sii akhri warka - Continue reading

Dalada SOMA oo Walaac ka mujisay Habka Loo bixinaayo Wacyigelinta Dastuurka Soomaaliya

  Khamiis, October, 18, 2018 (HOL)- Dalladda Warbaahinta Soomalaiyeed (Somali Media Association) oo ay ku mideysan yihiin xarumo warbaahineed oo ka howlgala Koofurta & Bartamaha Soomaaliya kana diiwaangashan Wasaaradda Warfaafinta kana howlgasha Muqdisho iyo Dowladgoboleedyada Soomaaliyeed waxa ay ka walaacsan tahay sida loo maamulayo loona maareynayo tartanka Barnaamijka Wacyigelinta Dastuurka Soomaaliya. Waxaa aan ka xunnahay […]

Sii akhri warka - Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo faray Xukuumadda in ay sii dardar geliso baahinta Adeegyada Bulshada

  Khamiis, October, 18, 2018 (HOL)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Xukuumadda ayaa sheegay in Golaha Xukuumadda looga baahanyahay in ay la fal galaan shacabka, si ay u helaan xogo dhammaystiran oo ka turjumaya baahiyaha bulshada. Madaxweynaha ayaa kula dardaarmay Xubnaha Golaha in ay hormuud […]

Sii akhri warka - Continue reading

DAAWO | X-X Q=25aad-X-X 5 Xidig oo Wacdaro Mucjiso la dhigaya kooxooda Yurub & Dagaalka sidii adeegooda lagu heli lahaa

Kulanti wacan oo wanaagsan daawaydaasheena qiimaha & qadarinta inaga mudan waxaad kusoo dhawaataan xalqadii 23aad ee Xubinta Xaqiiqooyinka xidigaha. Xubintan oo aad si toos ah ugala socaneysaan Bogeena ayaa maanta waxaanu ku eegi doonaa Xalqada 23aad. Maantana waxaan ku eegi doonaa 5ta xidig ee marna aan lafileyn ee Mucjisada & bandhiga wanaagsan kasameeyey Qaaradda Yurub. […]

Sii akhri warka - Continue reading