Steven Gerrard : Hal Arin Ayaa Liverpool Ka Hor Istaageysa Qaadista Horyaalka Ingiriiska”

Qadkii dhexe hore Liverpool ee Steven Gerrard ayaa hoosta ka xariiqay in uu aaminan yahay in hal arin ay kooxdiisa ka hor istaagteyso in xilli ciyaareedkaan qaadaan horyaalka Ingiriiska . Bogga Liverpool Echo ayuu Steven Gerrard ka yiri ” Liveprool hal caqabad kaliya ayaa xilli ciyaareedkaan ka hor istaageysa qaadista horyaalka waana taasina ay tahay […]

Sii akhri warka - Continue reading

RW Ku-xigeenka Soomaaliya : Waa la joogaa waqtiggii uu Farmaajo ka deggi lahaa Hargeysa

Axad, September, 30, 2018 (HOL) –Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in si loo dardargaliyo wada hadallada iyo isku soo dhawaashiyaha Somaliland, la joogo waqtiggii madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ka deggi lahaa magaalada Hargeysa. Raisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa BBC-da u sheegay in madaxweyne Farmaajo uu diyaar u yahay in uu ka […]

Sii akhri warka - Continue reading

Xasan Sheekh oo guddoomiye kumeelgaar ah u noqday Isbaheysi looga dhawaaqay Muqdisho

Axad, September, 30, 2018 (HOL) –Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo dhawaan dalka dib ugu soo laabtay ayaa maanta loo doortay guddoomiyaha kumeel-gaarka ah ee Isbaheysiga Midowga Nabadda iyo Dimuqraadiyadda (UPD). Isbaheysigan cusub UPD, waxaa ku midoobey saddex xisbi siyaasadeed oo kala ah, Daljir,PDP iyo Kut-ladda Horusocod, kuwaas oo xubnaha ku jira ay […]

Sii akhri warka - Continue reading

Suuqa kalluunka ee degmada Cabdicasiis oo dib u furmay

Axad, September, 30, 2018 (HOL) –Maamulka gobolka Banaadir ayaa ku qanciyay Iskaashtada Kalluunka ee suuqa degmada Cabdicasiis inay dib howlahooda shaqo u billaabaan,kaddib labo maalin oo uu suuqa xirnaa. Kalluumaysatada oo ka cabanaya amar ay siiyeen ciidan ka tirsan dowladda oo ku wargaliyay inay suuqa isaga guuraan ayaa maanta isku soo baxyo ka dhigay qaybo […]

Sii akhri warka - Continue reading

Dhuusamareeb: Wariye lugu xukumay Lix bilod oo xarig ah

Axad, September, 30, 2018 (HOL) –Maxkamadda ciidamadda qalabka sida ee Galmudug ayaa xabsi lix bilood ah ku xukuntay wariye ku eedeysnaa inuu faafiyay warar ka dhan ah dowlad-gobolleedka. Afhayeenka maxkamadda,Galad Maxamed Qayliye oo xukunka ku dhawaaqay wuxuu sheegay wariye Maxamed Cabdiwali Tooxow inuu faafiyay warar aan xaqiiqo ahayn, sida u sheegay. “Tooxow wuxuu ka sii […]

Sii akhri warka - Continue reading

Gudoomiyihii golaha dhexe ee xisbiga taladda haya ee KULMIYE oo xilkii laga qaaday

  Axad, September, 30, 2018 (HOL) – Gudoomiyihii golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE Jaamac Ismaaciil Cige Shabeel ayaa maanta xilkii iyo xubinimadii xisbigaba laga saaray. Guddida fulinta ee xisbiga kulmiye war-saxaafadeed ay soo saareen ayey ku cadeeyeen in shir ay yeesheen xilkii kaga qaaday gudoomiyihii golaha dhexe. “Markii xilkii aad hayso u isticmaashay si khaldan […]

Sii akhri warka - Continue reading

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo dib-u-habeyn ku sameeyey Guddiga Xallinta Khilaafaadka Dhulka iyo Guryaha

Axad, September, 30, 2018 (HOL) –Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ,Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa u magacaabay, Cabdullaahi Xirsi Diirshe ku-simaha guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka Dhulka iyo Guryaha ee Gobolka Banaadir. Eng.Yarisow ayaa kula dardaarmay Guddoomiyaha cusub ee Guddiga Xallinta Khilaafaadka Dhulka iyo Guryaha in uu si deg deg ah dib u habayn ugu […]

Sii akhri warka - Continue reading

Jurgen Klopp Oo Shaaca Ka Qaaday Wixii Ka Dhacay Qolka Labiska Liverpool Kadib Kulankii Chelsea.

Tababaraha Kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday wixii ka dhacay qolka labiska kooxdiisa Liverpool kadib bar-barihii ay wakhtiga dambe la galeen kooxda chelsea kulan ka tirsnaa horyaalka premier League toodbaadkiisii 7-aad. Kooxda Liverpool ayaa wakhti dambe dhalisay goolka bar-baraha iyaga oo kulanka kala baxay Hal dhibic inkasta oo la hogaaminayay natiijo ahaan […]

Sii akhri warka - Continue reading

Julen Lopetegui Oo Soo Saaray Liiska Xiddigaha Uu Kaga Hor Tagi Doono CSKA Moscow & Maqnaansho Lixaad Leh Oo Lagu Arkay – Kooxda.com

Tababaraha Kooxda Real Madrid ee Julen Lopetegui ayaa soo saaray Liiska xiddigaha uu kaga hor tagi doono kooxda CSKA Moscow kulanka 2-aad ee tartanka champions League. Xiddigaha Real Madrid ayaa u safray Russia si ay halkaas ugu soo ciyaaraan kulan 2-aad ee tartanka champions League xilli ciyaareedkan una sii wataan difaacashada tartanka. Liiska uu tababare […]

Sii akhri warka - Continue reading