Hordhac: Chelsea Vs AFC Bournemouth: Tababare Maurizio Sarri Oo Isku Qori Kara Taariikhda Premier League Hadii Ay Kooxdiisu Guul Gaadho

Kooxda chelsea ayaa garoonkeeda Stamford Bridge ku soo dhawayn doonaan kooxda AFC Bournemouth kulan ka tirsan todobaadkii 4-aad ee horyaalka premier League. Blues ayaa kulanka u soo galaysa iyada oo doonaysa in ay sii wadato guulaha ay ku bilaabatay xilli ciyaareedkan kaas oo ay gaadhay 3 guulood oo xiriir ah. Wiilasha Maurizio Sarri ayaa doonaya […]

Sii akhri warka - Continue reading

Muuqaal: Sidee Ayuu Champions League Sabab Ugu Noqon Karaa In Ay Liverpool Ku Guulaysan Waydo Horyaalka Premier League Xilli Ciyaareedkan?

Kooxda Liverpool ayaa u muuqata mid si aad ah ugu tartami karta hanashada horyaalka premier League kadib markii ay si fiican u gashay suuqa xagaaga xiddigihii ay u baahnayd-na kala soo saxiixatay. Sidoo kale Liverpool ayaa qaab ciyaareed cajiib ah ku bilaabatay xilli ciyaareedka iyada oo guulo gaadhay 3-dii kulan ee ugu horeeyay horyaalka premier […]

Sii akhri warka - Continue reading

Boobkii ganacsiga ajaanibta ee Koonfur Africa oo wali halkiisii ka sii socda

  Jimco, August. 31, 2018 (HOL) – Wararka ka imanaya dalka Koonfur Africa ayaa sheegaya in maanta oo kaliya lagu boobay deegaan 120km u jira magaalada Cape Town lagu boobay dukaamo ay leeyihiin ganacsato Soomaaliyeed. Arrintan ayaa ka danbeysay kaddib rabshado xoogan oo labadii cisho ee la soo dhaafay ka dhacayay xaafadda Soweto ee magaalad […]

Sii akhri warka - Continue reading

Tababaraha Kooxda Man United Jose Mourinho Oo Sharaxay Sababtii Uu U Hor Istaagay Taageerayaasha Uguna Sacabiyay Kadib Guuldaradii Tottenham

Tababaraha hadaladiisa muranka badan ku dhaliyay maalmihii ugu dambeeyay ee jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday sababtii uu taageerayaasha ugu sacabiyay kulankii ay kooxdiisu guuldarada kala kulantay kooxda Tottenham Isniintii. United ayaa kulankii 2-aad oo xiriir ah guuldaro kala kulantay kooxda Tottenham kadib markii ay kulankii ka horeeyay guuldaro lama filaan ah kala kulmeen kooxda […]

Sii akhri warka - Continue reading

Mourinho Oo Ka Hadlay Arin La Xriirta Mustaqbalka Martial , Maxaa Soo Kordhay ?.

Tababraha United ee Mourinho ayaa ka hadlay arin la xariirta mustaqbalka Martial kaasi oo loola xariirinayo in uu kooxdaas ka sii socdo. Kulan wareed uu uga hadlayay kulanka Burnley ee horyaalka ayuu Jose xaqiijiyay in Phil Jones uu ka maqnaanayo kulankaas . Waxaa kale uu sheegay in goolhaye Sergio Romero iyo Diogo Dalot ay caawa […]

Sii akhri warka - Continue reading

Ganacsatada Sooomaalida Koonfur Africa oo dalbadey in wax laga qabto dhibaatada lagu hayo

  Jimco, August. 31, 2018 (HOL) – Labadii cisho ee la soo dhaafay Boob iyo bililiqo baahsan ayaa lagu hayay ganacsiga dadka ajaanibta ah xaafadda Soweto ee dalka Koonfur Africa, waxaana ganacsiga la boobay ku jira dukaamo ay lahaayeen ganacsatada Soomaaliyeed. Ganacsatada lagu boobay xaafadda Soweto ee dalka Koonfur Afrika ayaa ayaa ka dalbaday dowladda […]

Sii akhri warka - Continue reading

Britain oo kordhineysa taageera-deeda howlgalka AMISOM

  Jimco, August. 31, 2018 (HOL) – Kadib safar Khamiistii shalay ku tagtay dalka Kenya rai’sul wasaaraha Britain Theresa May ayaa waxa ay kaga dhawaaqday in Britain ay kordhinayso taageerada ay siiso ciidamada Midowga Afrika ee nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya. ” UK waxay sii wadi doontaa ka go’naanshaha iyo taageerada ay siiso geesiyaasha reer […]

Sii akhri warka - Continue reading