Trump oo Beddelay Hadalkii Helsinki

Madaxweynaha Maraykanka D. Trump ayaa Talaadadii shalay beddelay hadal uu ka sheegay shir-madaxeedkii magaalada Helinski ee dalka Finland ee dhexmaray isaga iyo Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin. Madaxweyne Trump ayaa hadda sheegay in uu qaatay macluumaadkii sirdoonka Maraykanka ee ku saabsanaa in Ruushku uu faraha la galay doorashadii Maraykanka ee 2016kii, isaga oo maalin ka horna […]

Sii akhri warka - Continue reading

Farmaajo “Waxaa naga go’an in aan beegsanno talada saxda ah

Talaado, July, 17, 2018 (HOL) – Madaxweynaha Somaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeeyb qaatay guddoominta Madasha Iskaashiga Soomaaliya ayaa sheegay in dadka Soomaaliyed ay maanta haystaan fursad taariikhi ah oo ku aaddan xoojinta iskaashiga iyo hor-u-socodka dalka, taas oo dhabaha u xaareysa in la gaaro himilooyinka shacabka. Madaxweynaha ayaa xaqiijiyey in miraha Shirkii Iskaashiga […]

Sii akhri warka - Continue reading

Muuqaal Cajiib Ah: Ma Tahay Taagere Ronaldo Ah Oo U Raacay Juventus, Ma Haystaa Maaliyada Ronaldo Ee Real Madrid, Ha Iska Tuurin Waxa Ad Si Fudud Oo Cajiib Ah Maaliyada Real Madrid Ugu Badali Kartaa Maaliyad Juventus Ah, Qaab Noocee Ah?

Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa ku biiray kooxda Juventus kadib markii uu ka tagay kooxda Real Madrid kadib 9 sano oo uu joogay kooxda. Ronaldo ayaa Juventus ka qaatay Lambarka uu ku caanbaxay ee No.7 kaas oo uu sidoo kale ka qaadanayay kooxda Real Madrid markii uu joogay. Hadaba taageere Markii hore taageerayay […]

Sii akhri warka - Continue reading

Rasmi: Kooxda Real Madrid Oo Shaacisay Wakhtiga Ay Si Rasmi Ah Ugu Soo Bandhigi Doonto Saxaafada Saxiixeeda Alvaro Odriozola

Kooxda Real Madrid ayaa xaqiijisay wakhtiga ay saxiixeeda cusub ee Alvaro Odriozola u soo bandhigi doonto saxaafada kadib markii ay si Rasmi ah ugala soo wareegtay kooxda Real Sociedad inta lagu guda jiray suuqa kala iibsiga xagaagan. Real Madrid ayaa xiddigan oo xulka qaranka Spain kala qayb qaatay koobka adduunka laakiin aan wax kulamo ah […]

Sii akhri warka - Continue reading

Akhriso Khudbaddii madaxweyne Farmaajo uu ka jeediyay shirka Brussels

Talaado, July, 17, 2018 (HOL) – Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta khudbad ka hor jeediyay shirka heerka caalami ee looga hadlayo arrimaha Soomaaliya kaa oo ka soconaya magaalada Brussels ee dalka Belgium –ka Khudbadda madaxweynaha : Waxaa farxad iyo sharaf weyn ii ah inaan maanta halkan ku suganahay aniga oo idin kala […]

Sii akhri warka - Continue reading

Akhriso Khudbaddii madaxweyne Farmaajo uu ka jeediyay shirka Brussels

Talaado, July, 17, 2018 (HOL) – Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta khudbad ka hor jeediyay shirka heerka caalami ee looga hadlayo arrimaha Soomaaliya kaa oo ka soconaya magaalada Brussels ee dalka Belgium –ka Khudbada madaxweynaha : Waxaa farxad iyo sharaf weyn ii ah inaan maanta halkan ku suganahay aniga oo idin kala […]

Sii akhri warka - Continue reading

Wasaaradaha Kalluumeysiga dowlad goboleedyada oo xiriirka u jaray wasaaradda kalluumeysiga dowladda dhexe

Talaado, July, 17, 2018 (HOL)-Kadib kulan qaatay sedex maalmood oo ay magaalada Kismaayo ku yeesheen wasiirro iyo wasiir kuxigeenno ka socday wasaaradaha kalluumeysiga iyo khayraadka badda dowlad goboleedyada ayaa waxaa ay maanta shirkooda kasoo saareen war murtiyeed. Wasiirradan ayaa ku eedeeyay wasaaradda kalluumeysiga dowladda dhexe in aysan la lahayn wasaaradaha heer dowlad goboleed wadashaqeyn iyo […]

Sii akhri warka - Continue reading