Keliya Sadex Qodob: Koob Aduun Oo Bilaa Buuq Ah Ayaan Daawan Doonnaa, Ronaldo Iyo Messi Guryahoodii Ayay Qubays U Doonteen, Nigeria Oo Xul Africo Ah Caawimaad Ka Heshay Iyo Laacibiin Aduun Oo Cusub Oo Dhashay.

Ma noqon doono koob aduun oo indho badan lugu hayn doono, maadaama ay ka baxeen daaqadaha daloola, Lionel Messi iyo weliba C.ronaldo, labadaan nin ayaa xulalkoodii biyo bilaa shaambo ah loogu qubeeyey. Xulka Africa aan ka tirsanayn, laakiin ay u safanayaan dheemanadii Africa mugdiga ka saari lahaa ee France ayaa cashar bilaa sabuurad ah u […]

Sii akhri warka - Continue reading

Uruguay oo 2-1 uga badisay xulka Portugal oo ka haray wareega 8aad dhamaadka Koobka aduunka

  Sabti, June, 30, 2018 (HOL) – Xulka Uruguay ayaa xaqiiqsaday in uu u gudbay wareega 8aad dhamaadka Koobka aduunka ee ka soconaya dalka Ruushka kaddib markii ay 2-1 uga badiyeen xulka Portugal. Laacibka reer Portugal Cristiano Ronlado ayaa ku dhici waayay in uu xulkiisa oo ah horyaalka qaarada Yurub uu wareegga 16ka uu ka […]

Sii akhri warka - Continue reading

Muuqaal: Russia Mise Spain: Daawo Bisad Si Cajiib Ah U Saadaalisay Xulka Ay Guushu Raaci Doonto Kulanka 16-Ka Koobka Adduunka

Xulka Spain ayaa la ciyaari doona xulka marti galiyay koobka adduunka Russia 2018 iyaga oo iska ilaalin doona lama filaan uga yimaada xuka Russia. Hadaba ka hor kulanka ayay bisad si cajiib ah u saadaalisay xulka ay guushu raaci doonto kulanka 16-ka ee koobka adduunka Russia. Bisada ayaa horay u saadaalisay kulamo badan oo koobka […]

Sii akhri warka - Continue reading

Ethiopia oo ONLF ka Saareysa Liiska Argagixisada

Golaha wasiiradda dowladda Ethiopia ayaa baarlamaanka dalkaasi u gudbiyay qaraar ururka ONLF iyo ururo kale looga saaryo liiska kooxaha argagixisada. Agaasimaha shaqaalaha ee xafiiska Ra’iisul-wasaaraha, Fitsuma Arega ayaa bartiisa twitter-ka ku sheegay in golaha wasiiraddu ay u gudbiyeen baarlaamaanka qaraar kooxaha ONLF, OLF, iyo Gibnot looga saaryo liiska argagisada. Agaasimaha ayaa sheegay in go’aankanu u […]

Sii akhri warka - Continue reading

Xulka Faransiiska oo 4-3 ku dhuftay Xiddigihii Argenitna

  Sabti, June, 30, 2018 (HOL) –Faransiiska ayaa noqonya xulkii ugu horeeyay ee u soo gudbay wareega 8da, kaddib markii ay 4-3 dhufteen xiddigihii xulka Argentina, cayaar siweyn isha loogu wadda hayay. Wiilka cayaarta sida weyn isha loogu wadda hayay oo caalamka soo jiitay ayaa noqday Kylian Mbappe oo ah 19 jirka weerarka uga ciyaara […]

Sii akhri warka - Continue reading

Dib U Eegid: Inkasta Oo Uu Ka Haray Koobka Adduunka Hadana Lionel Messi Ay Qabtay Shaqo Uuna Abid Xiddig Ka Qaban Koobka Adduunka

Lionel Messi ayaa wareega 16-ka kaga haray koobka adduunka Russia kadib markii xulkiisu guuldaro 4/3 ah kala kulmay xulka qaranka France. Si kasta ha ahaatee Guuldaradaas iyo haristaas koobka adduunka ayaan Lionel Messi ka hor istaagin in uu dhigo rikoor uuna xiddig kale ka dhigin 4-tii koob adduun ee ugu dambeeyay. Lionel Messi ayaa caawiye […]

Sii akhri warka - Continue reading

Farmaajo : Baarlamaanka kaalintooda ha ka qaataan hergalinta Sharciga Naafada

  Sabti, June, 30, 2018 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xubno kamid ah dalladaha ururrada naafada kuwaas oo kaalin mug leh ka geystay u ololeynta xuquuqda dadka naafada ah. Madaxweynaha ayaa sheegay in hirgelinta Hindise Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Qaran ee Naafada oo ay dhawaan ansixiyeen Golaha Wasiirrada ee […]

Sii akhri warka - Continue reading

Gud. Shabeelaha Hoose oo la Dhaawacay

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in maanta Qarax miino oo gaarigooda loogu xiray ay ka badbaadeen saraakiil ka tirsan maamulka Shabeelada Hoose. Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Maxamed Ibrahim Barre iyo Gudoomiyaha deegaanka Ceelasha biyaha Ayaan Xassan Xuseen ayaa qaraxaasi ka badbaaday ka dib markii miino gaariga loogu xiray ay ku qaraxday xilli […]

Sii akhri warka - Continue reading