Guddoomiyaha Baarlamaanka oo la kulmay wafdi ka socday midowga Yurub

  Khamiis, May, 31, 2018 (HOL) – Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Muqdisho kulan kula qaatay Wafdi ka socday Midowga Yurub. Wafdiga waxaa hogaaminaayay Madaxa Siyaasadda Midowga Yurub ee Soomaaliya Fulgencio Garrido Ruiz. Guddoomiyaha iyo Wafdiga ayaa waxa ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka golaha shacabka […]

Sii akhri warka - Continue reading

Guddoomiyihii Ururka dhalinyarada ee Warta Nabada oo goor dhaw Muqdisho lagu dilay

  Khamiis, May, 31, 2018 (HOL) – Rag bastoolado ku hubeysnaa ayaa caawa toogash ku dilay guddoomiyhii ururka dhalinyarada Warta-Nabada ee gobolka Banaadir, sida ay Hiiraan Online u xaqiijiyeen goobjoogayaal. Ragga toogashada geystay ayaa bartilmaameedsaday guddoomiyaha oo lagu magacaabi jiray Cabdiwali Maxamed Axmed kaddib markii uu ka soo baxay sida la sheegay masjid uu ku […]

Sii akhri warka - Continue reading

Daafaca Man United Ee Matteo Darmian Oo Ku Sii Dhawaanaya Juventus & Wakhtiga Uu Tijaabada Caafimaadka U Mari Doono Oo La Ogaaday

Matteo Darmian ayaa tijaabada caafimaadka u mari doona kooxda Juventus ka hor inta uuna 12 milyan oo euro ugu dhamaystirin heshiiska sida laga soo xigtay Sportitalia. Daafaca dhexe ayaa maanta lagu arkay Milan waxana la filayaa in uu tijaabada caafimaadka u maro kooxda Juventus maalinta Bari ah. Heshiiska ay Juventus ku helayso xiddigan ayay ka […]

Sii akhri warka - Continue reading

Laascaanood : Wariyayaal dib xoriyadooda u helay

  Khamiis, May, 31, 2018 (HOL) – Weriyayaashan oo laba maalmood oo is xiga ciidanka Boolisku ay qabteen ayaa loo haytey in ay olole dadka ku dhaqan magaalada Laascaanood lagu kicinayo ay sameeyeen. Sadex maalmood oo wadahadal maamulka iyo bahda Saxaafadda u dhexeeyey ayaa lagu guulaystey in la sii daayo C/samad Keyse Tungub oo Kaslsan […]

Sii akhri warka - Continue reading

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Gaadhey Buuhoodle Dagaal aan la laabanayna ku dhawaaqay

  Khamiis, May, 31, 2018 (HOL) – Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/xakiin Xaaji Cumar Camey iyo madax golayaasha Puntland ka kooban ayaa gaadhey magaalada Buuhoole isagoo sii maray degaano badan oo ku yaal degaanada hoosyimaada. Madaxweynaha oo ay soo dhoweeyeen kumanaan dadka reer Buuhoodle ah oo ay si gaar ah uga muuqdeen ciidamada milateriga iyo […]

Sii akhri warka - Continue reading

DHAGEYSO | Falanqeynta:- Waxqabadkii Zidane 2 sani & barka uu lajoogay Kooxda Real Madird Wax badan ka Ogow !

Kulanti wanaagsan dhageysatayaal Meelkasto oo aad Joogtaan kusoo dhawaada Xubinta Falanqeynta oo aanku soo qaadan doona, Zinidane ZIdane Tababarihii hore ee Kooxda kubadda Cagta ee Real Madrid kasoo duhurnimadii Khamiista ku dhawaaqay inuu iska Casilay. Zidane ayaa si lama filaan ah oo aan qofna kufekerin ugu dhawaaqay inuu isaga tagay Kooxda kubadda Cagta ee Real […]

Sii akhri warka - Continue reading

Ra’iisal wasaare Kheyre oo booqday garoonka Balli –Doogle

  Khamiis, May, 31, 2018 (HOL) – Ra’iisul xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer ku tagay Garoonka Balli-Doogle ee gobolka Shabeellaha Hoose, oo ah saldhig ciidamada Mareykanka ku tababaraan ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee loo yaqaano Danab. Garoonka Balli-Doogle aya hadda waxaa ay xero militari u tahay ciidamo ka tirsan kuwa Kumaandooska Soomaaliya iyo […]

Sii akhri warka - Continue reading

Wasiir Mukhtaar Mahad “ Soomaaliya iyo Kenya xadduud la ogyahay oo ay heshiis ku yihiin ma jirto

  Khamiis, May, 31, 2018 (HOL) – Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya, Mukhtaar Mahad Daa’uud oo qeyb ka ah wafdiga madaxweyne Farmaajo ee ku sugan dalka Kenya wuxuu caddeeyay inaysan jirin heshiis la ogyahay oo dhinaca xadduuda ah oo ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya, wuxuu inta ku darray wadahadalkii u dambeeyay ee madaxweyne Farmaajo […]

Sii akhri warka - Continue reading

U Codee Tababaraha Ku Haboon In Uu Shaqada Ka Badalo Tababare Zinedine Zidane

Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa adduunka kaga yaabsaday in uu ka tago kooxda Real Madrid isaga oo maanta oo khamiis ah si Rasmi ah u shaaciyay in uuna sii joogi doonin kooxda Real Madrid xilli ciyaareedka dambe. Zidane ayaa wakhti fiican ku qaatay Los Blancos isaga oo isku qoray taariikhda kooxda Real […]

Sii akhri warka - Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in Al-shabaab damacsan yihiin in ay iska horkeenaan dadka Kenyaanka ah

  Khamiis, May, 31, 2018 (HOL) – Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeybgalay kulan duco ah oo ka dhacay magaalada Nairobi ayaa digniin u diray shacabka Kenya. Madaxweyne Farmaajo ayaa u sheegay in bulshada ku dhaqan Kenya in Al-shabaab qorsheynayaan in ay iska horkeenaan sida uu hadalka u dhiggay dadka muslimika ah […]

Sii akhri warka - Continue reading