Ciidanki Horay U Joogay Aqalka Baarlamaanka oo Dib Loo Soo Celiyay

WASHINGTON. D.C —  Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in ciidankii hore u joogay Dhismaha Baarlamaanka ee Muqdisho dib loogu celiyay mas’uuliyadda amniga baarlamaanka maanta. Ciidamadan ayaa gaaraya 114 askari oo boolis ah. Waxaa amniga dhismaha baarlamaanka ka dhawaan kala wareegay ciidamo kale oo uu gudoomiyaha baarlamaanka ku eedeeyay in ay soo dirtay xukuumada. […]

Sii akhri warka - Continue reading

Tareedisho : Waxaan dilnay 120 xubnood oo ka tirsanaa Al-shabaab

  Sabti, Maarso, 31, 2018 (HOL)-Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed qaybta 52–aad Gen Axmed Maxamed Maxamuud Tareedisho ayaa sheegay in ay ku dileen howl-galadii ka socday Gobolka Hiiraan ee soo bilowday 14-kii bishaan 120 dagaalyahan oo ka tirsan Al-shabaab. Waxaa uu intaa ku daray in sidoo kale ay gacanta ku dhigeen intii uu howl-galku socday […]

Sii akhri warka - Continue reading

Madaxweyne Biixi oo ka hadlay Dacwadda Soomaaliya u gudbisay Qaramadda Midoobay

  Sabti, Maarso, 31, 2018 (HOL) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa madaxda Soomaaliya ku eedeeyey inay farogalin ku hayaan arrimaha Somaliland,isla markaana khalad iyo daandaansi ku tilmaamay dacwadda ay Soomaaliya u gudbisay UN-ta. Sidoo kale,waxa uu ka hadlay sicir bararka, abaaraha iyo xaaladda guud ee Somaliland ku jirto, waxaanay sheegeen in arrimaha qaranka […]

Sii akhri warka - Continue reading

Malala Yousafzai oo booqatay halkii 6 sano ka hor lagu dhaawacay

  Sabti, Maarso, 31, 2018 (HOL) – Malala Yousafzai oo ah gabadha ugu da’da yar dunida ee heysata abaalmarinta caalamiga ah ee nabadda ayaa dib ugu laabatay deegaankii ay ku dhalatay ee dalka Paskistan markii ugu horeysay, tan iyo markii maleeshiyo ka tirsan kooxda Taliban ay dhaawaceen. Ms Yousafzai, oo 20 sano jir ah ayaa […]

Sii akhri warka - Continue reading

Israsaaseyn dhaxmartay ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya

  Sabti, Maarso, 31, 2018 (HOL) – Israsaaseyn khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac sababatay ayaa duhurnimadii maaanta ku dhaxmartay ciidamo ka wada tirsan Milatariga Soomaaliya halka loo yaqaan Xerada 77 ee ku taala degmada Dayniile. Goob joogayaal ayaa sheegay in iska hor imaadkan uu yimid khilaaf ku saabsan dhul hore ay u lahayeen ciidamada […]

Sii akhri warka - Continue reading

Araktida Dadka Muqdisho ee Muranka Mooshinka Baarlamaanka

WASHINGTON. D.C —  Kullanka ayaa waxaa lagu dhageysan lahaa mooshin ka dhan ah gudoomiyaha baarlamaanka. Halka xildhibaano kasoo horjeeda mooshinkani ay sheegeen in iyana ay kulanka kaga hadli doonaan muranka xadka Kenya iyo Soomaaliya. Marka hore halkaan hoose ka dhageyso warbixin uu arrintan ka diyaariyay wariyaheenna Muqdisho Xasan Kaafi Qoyste. Embed share Embed share No […]

Sii akhri warka - Continue reading

Somaliland oo Gardarro Ku Tilmaantay Dacwadda Ay Dowlada FS U Gudbisay QM

WASHINGTON. D.C —  Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa gardarro ku tilmaamay dacwadda ay dawladda Soomaaliya u gudbisay Qaramada Midoobay ee ka dhanka ah heshiiska Dekedda Berbera. Madaxweyne Biixi oo maanta shirjaraa’id ku qabtay Hargeysa, ayaa sidoo kale sheegay inaanay aqbalayn in maamulka hawada loo wareejiyo magaalada Muqdisho, isla markaana ay dacwad ka gudbinayaan. Weriyaha […]

Sii akhri warka - Continue reading

Jawaari : Anniga iyo Labadeyda ku-xigeen waan ka Aqbalnay madaxwyenaha in xaalada la dajiyo

  Sabti, Maarso, 31, 2018 (HOL)–Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa faah faahin ka bixiyay sababihii loo baajiyay kulankii Baarlamaanka ee maanta loo balansanaa. Guddoomiyaha oo goor dhaw warbaahinta la hadlay sheegay in kulanka maanta loo hakiyay codsi ka yimid Madaxweynaha oo xalay saqdii dhexe illaa waabarigii kulan la qaatay Guddoonka Golaha […]

Sii akhri warka - Continue reading

Wararkii ugu danbeeyay Muqdisho iyo aragtida dadku ka qabaan go’aankii madaxweynaha uu qaatay kulankii Baarlamaanka

  Sabti, Maarso, 31, 2018 (HOL) –Dadka reer Muqdisho ayaa siyaabo kala duwan uga hadlaya go’aankii madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ka qaatay kulankii maanta la filayay in ay yeesheen xildhibaannada Golaha Shacabka oo ahaa mid xasaasi ah oo dadka siweyn isha ugu wada hayeen. Aragtiyo kala duwan ayaa laga bixinayaan si deg […]

Sii akhri warka - Continue reading