Hub iyo Walxaha Qaraxa oo lagu qabtay magaalada Beledweyne

  Arbaco, Feberaayo, 28, 2018 (HOL) – Taliyaha qeybta Booliiska gobolka Hiiraan Col Isaaq Cali Cabdulle oo warbaahinta kula hadlay magaalada Beledweyne ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay hub iyo walxaha Qarxa oo lagu qabtay magaalada Beledweyne. Ciidamada dowladda Soomaaliya Aroornimadii oo saakay howlgal ka sameeyay qeybo ka mid ah xaafaddaha magaalada Beledweyne ayaa […]

Sii akhri warka - Continue reading

Mucaaradka Jabuuti oo Qaaddacay Natiijada Doorashadii Baarlamaan

Xsibiyada mucaaradka ee Jabuuti, gaar ahaan kuwii qaaddacay ka qeyb galka doorashaddii baarlamanka ee dalkaasi ka dhacdey 23-kii bishan Febraayo, ayaa maanta soo saaray qoraal ay kaga war-bixinayaan aragtidooda ku aaddan natiijada doorashada iyo hadalkii kor-joogayaasha Midowga Afrika ay ka soo saareen doorashada. Duqii hore magaalada Jabuuti oo ka mida ah madaxda mucaaridka siyaasadda ee […]

Sii akhri warka - Continue reading

Kenya: Xildhibaan ku Eedeyey Dowladda Ka Bixidda Macallimiinta ee G.W. Bari

Mid ka mid ah xildhibananada gobolka Waqooyi Bari ee Kenya, ayaa si weyn ugu dhalleeceeyey dawladda inay mas’uul ka tahay bixitanka macallimiinta ay ka baxayana gobolkaasi. Rashiid Qaasim Nuur oo laga soo doorto bariga Wajeer oo ahayd halkii dhowaan uu ka dhacay weerarka lagu dilay labada macallin ayaa sheegay in bixitaanka macallimiinta uu dib dhac […]

Sii akhri warka - Continue reading

Dr. Beyle: Saameeyn Ayuu Nagu Yeeshay Muranka Canshuuraadka

Wasiirka maaliyadda ee Soomaaliya Cabdiraxmana Ducaale Bayle ayaa sheegay in ay tahay in ganacsatadu ay bixiyaan canshuuraadka xaqa loogu leeyahay, si ay dowladdu u shaqeyso. Waxa uu Beyle sheegey in muranka ka taagan canshuuraha uu saameeyey dakhligii wasaaradda maaliyadda ee bishan. Warbixintan waxa anoo soo diray Xasan Kaafi Qoyste. Embed share Embed share No media […]

Sii akhri warka - Continue reading

Wasiir Beyle : Saameyn Adag ayuu nagu yeeshay khilaafka Canshuurta

  Arbaco, Feberaayo,28,2018 (HOL)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in saameyn adag ka dowlad ahaan uu ku yeeshay muranka ka dhashay bixinta canshuurta. Wuxuu sheegay Wasiirka in bishan Feberaayo Wasaaradda soo xareynin Dakhli badan balse ay meelmariyeen bixinta mishaaraadka. ”Murankaa iyo Khilaafka ka dhashay dhinaca canshuuraha […]

Sii akhri warka - Continue reading

Dowladda Kenya oo sheegtay in 23 dagaalyahan oo Al-shabaab ka tirsanaa ku dileen gobolka Gedo

  Arbaco, Feberaayo, 28, 2018 (HOL) – Howlgalo militari oo wada jir isaga kaashadeen ciidamada Kenya iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayeey saraakiisha Kenya sheegeen in lagu dilay ilaa 23 ka tirsan dagaalamayaasha Al-shabaab deegaanka Faafax-Dhuun ee gobolka Gedo. Warkan oo lagu daabacay Wargeyska The Standard ee ka soo baxa dalka Kenya ayaa lagu sheegay in […]

Sii akhri warka - Continue reading

Ciidamada Galmudug iyo kuwa Ahlu Sunna oo leysku dhafayo

  Arbaco, Feberaayo, 28, 2018 (HOL) – Madaxweynaha dowlad gobolleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Dhuusa-Mareeb u tagay isku dhafka ciidamada Galmudug iyo Ahlu Sunna Waljameeca. Socdaalka Xaaf iy Dhuusa-Mareeb ayaa noqonaya kii labaad tan iyo markii Galmudug iyo Ahlu Sunna isku biireen, iyadoo bishii hore isaga iyo madaxweyne Farmaajo ay isla tageen oo […]

Sii akhri warka - Continue reading