Ciidamo La wareegay Ilaalada xarunta maamulka gobolka Banaadir

  Axad, Janaayo, 21, 2018 (HOL) –Warar soo baxaya ayaa sheegyaa in ciidamo xoogga oo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya la wareegeen xarunta dowladda hoose ee gobolka Banaadir, kuwaa la sheeegay in ay sugayaan Amniga xarunta. Ciidamada la wareegay Xarunta Gobolka Banaadir ayaa isugu jira Nabadsugid iyo Ciidamada gaarka ah ee dowladda. Arrintan ayaa imaneysa […]

Sii akhri warka - Continue reading

War Deg deg ah “ Madaxweyne Farmaajo oo xilka ka qaaday guddoomiyihii gobolka Banaadir

  Axad, Janaayo, 21, 2018 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhaw wareegto uu soo saaray u magacaabay guddoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow oo horay u ahaa Wasiirka Warfaafinta, iyadoo dhamaan xilalka laga qaaday xubnihii hayay xilka Guddoomiye ku-xigeenada iyo Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka. Akhriso Wareegtada ka soo baxday […]

Sii akhri warka - Continue reading

Xiisad Siyaasadeed oo ka Jirta Muqdisho

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka taagan xiisad ka dhalatay khilaaf cusub oo la sheegayo inuu soo kala dhexgalay madaxtooyada Somalia iyo maamulka Gobolka Benaadir. Isfahmaaga laba dhinac ayaa cirka isku sii shareeray toddobaadkan, kadib markii madaxweynaha Somalia uu soo saaray amar lagu joojinayo iibinta dhulalka danta guud ee Muqdisho, talaabadaasi oo taageerayaasha guddoomiyaha gobolka, gaar […]

Sii akhri warka - Continue reading

Guddoonka baarlamaanka oo go’aan deg deg ah ka soo saaray maqaamka gobolka Banaadir

  Sabti, Janaayo, 20, 2018 (HOL)- Guddoonka golaha shacabka oo fadhi deg deg ah ka yeeshay khilaafka soo kala dhaxgalay maamulka gobolka Banaadir iyo xukuumadda ayaa sheegay in go’aan ka gaarista maqaamka gobolka Baanaadir tahay awood u gaar ah labada Aqal ee dalka. Akhriso Warka ka soo baxay guddoonka baarlamaanka :   C/raxmaan Diini, Hiiraan […]

Sii akhri warka - Continue reading

Maamulka gobolka Banaadir oo War ka soo saaray go’aankii ka soo baxay madaxweynaha

  Sabti, Janaayo, 20, 2018 (HOL) – Maamulka Gobolka Banaadir ayaa goor dhow war ka soo saaray war saxaafadeedkii shalay ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha, kaasoo looga hadlayay arrinta dhulka danta Guud iyo Ilaalinta Hantida Qaranka. War Saxaafadeedka ayaa u dhignaa siddan :   C/raxmaan Diini, Hiiraan Online [email protected]

Sii akhri warka - Continue reading

Madaxweyne Muuse Biixi oo ka hadlay abaabulka ka socda xadka Somaliland iyo Soomaaliya

  Sabti,Janaayo  20,2018  (HOL)- Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xaaladda guud ee Somaliland iyo abaabulka ka socda xadka udhexeysa Somaliland iyo Soomaaliya. Madaxweyne Muuse Biixi ayaa sidoo kale ka hadlay sicir bararka dalka ka jira oo uu sheegay in maalmaha soo socda go’aamo ay ka soo saari doonto xukuumaddu. “Ciidanka […]

Sii akhri warka - Continue reading

Shaqadii Xukuumadda Maraykanka oo Joogsatay

Qeyb ahaan shaqadii Xukaamadda Maraykanka ayaa xalay saqdii dhexe joogsatay, kadib markii aqalka Senate-ku uu ku guuldareystay inuu meelmariyo miisaaniyad cusub oo KMG ah oo socon doonto ilaa 16-ka bisha danbe. Wadaxaajoodyo socday daqiiqadiihii u danbeeyay ayaan miro dhalin, waxaana xubnaha Dimoqraadiga ee aqalka ka tirsan ay hor-istaageen miisaaniyadda KMG ah. Waa markii afraad ee […]

Sii akhri warka - Continue reading

Khilaaf soo kala dhaxgalay guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo madaxtooyada Soomaaliya

  Sabti, Janaayo, 20, 2018 (HOL) – Magaalada Muqdisho waxaa ka soconaya kulamo kala duwan oo ay leeyihiin odayaal iyo waxgaradka soo jeeda beellaha ku abtirsada gobolka Banaadir, kaddib wareegtidii dhawaan ka soo baxday madaxtooyada Soomaaliya ee lagu joojiyay iibinta iyo bixinta dhulka danta guud. Odayaal ku shiray magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Wareegtada ka […]

Sii akhri warka - Continue reading