Guddiga joogtada baarlamaanka oo ka hor yimid soo jeedintii Xeer Ilaaliyaha Qaranka

  Axad, December, 31, 2017 (HOL) – Guddiga Joogtada ee Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kulan uu maanta ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ka soo saaray Qaraar ku aadan Xasaanad ka qaadista Xildhibaano uu dhowaan soo eedeeyay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Dahir. Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka […]

Sii akhri warka - Continue reading

Gobolka Sool heshiis laga gaaray dagaal dhaxmaray labo beeloood

  Axad, December, 31, 2017 (HOL) – Kumanaan Ciidamo beeleed ayaa laga kala diray degaano baahsan oo ku yaala koonfurta degmada Laascaanood iyo waqooyiga degmada Burtinle, kadib wadahadal garboyo badani ay ka qaybqaateen. Degaanka Cagaare iyo Qoriley oo dagaalo todobaadyadii aan soo dhaafnay ayaa laga gaadhey xal colaadaasi lagu soo afjarayo, iyadoo qodobadii lagu heshiiyey […]

Sii akhri warka - Continue reading

Xildhibaannada Aqalka sare oo dood ka yeelanaya Miisaaniyada dowladda 2018ka

  Axad, December,  31,  2017 (HOL)  – Xildhibaanada Golaha Aqalka ayaa kulan ka yeelanaya Misaaniyadda Dowladda ee 2018 sida Fariinta Aqalka Sare lagu xusay. Miisaaniyadda dowladda ee 2018 oo ka kooban 274 Million islamarkaana ka badan tii Sanadkaan sii dhamaanayo 2017  ayaa 13kii bishan  Xildhibaanada Golaha shacabka Soomaaliya meelmariyeen. Doodda xildhibaannada Aqalka sare ee Miisaaniyadda […]

Sii akhri warka - Continue reading

Sbirkadda Dalkom oo daah furtay adeeg cusub oo la xiriira baahiyaha tecknoologiyadda

  Axad, December, 31, 2017 (HOL) – Shirkadda Dalkom Soomaaliya oo horay dalka uga hirgelisey adeegga viber optiga ayaa waxaa ay daahfurtay adeegyo cusub oo baahiyihii tecknoologiyadda SATLETka ay uga baahi tirayso . Dalkom ayaa adeegyada cusub ugu magic dartay DALSAT. “waxaa adeegaani xallinayaa dhibaatooyinkii teknoolojiyadda ee dibadda loo doonan jirey” sidaasi waxaa yiri Maxamed […]

Sii akhri warka - Continue reading

Faarax Macalin : hala xiro Safaarada iyo iyo xurmaha tababarada UAE ee Muqdisho

  Axad, December,  31,  2017 (HOL)  -Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee baarlamaanka dalka Kenya Faarax Macalin ayaa madaxda ugu sareysa dalka ka dalbaday in ay xiraan Safaarada iyo Xarumaha Tababarka ee Imaaraadku ku leeyihiin magaalada Muqdisho. Bartiisa Twitter-ka ayuu soo dhigay Qoraal kooban oo uu kaga dalbanayo madaxda ugu sareysa dalka in ay xiraan Saafarada iyo […]

Sii akhri warka - Continue reading

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo War ka soo saartay xaalada dalka

  Axad, December, 31, 2017 (HOL) – Hay’ada Culumada Soomaaliyeed ayaa soo saartay bayaan ay ugu magac dartay Bayaanka Culumada Soomaaliyeed ee ku aadan khilaafka dalka,iyadoo ka digtey isticmaalka awoodaha aan sharciga ahayn. Bayaankan oo ka kooban Lix qodob ayaa Hay’ada Culumada Soomaaliyeed waxa ay ugu baaqday shacabka Soomaaliyeed inay ilaashadaan diintooda,dowladnimadooda iyo walaaltinimadooda.   […]

Sii akhri warka - Continue reading

Dowladda oo faah faahin ka bixisay weerarkii lagu qaaday Guriga CabdiQeybdiid

  Axad, December, 31, 2017 (HOL) – Wasiirka Warfaafinta Dowlada Federalka Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cusmaan Eng. Yariisow ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay weerar shalay ciidamo ka tirsan milatariga Soomaaliya ku qaadeen Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid. Waxa uu sheegay Wasiirka in Dowlada Soomaaliya ay si deg deg ah uga falcelisay weerarka lagu […]

Sii akhri warka - Continue reading

Madaxweynaha Naigeria oo dad dhintay u magaacabay xilal muhiim ah

  Axad, December, 31, 2017 (HOL) – Dad badan oo reer Naigeria ah ayaa ku tilmaamay khalad weyn oo nacasnimo ah kaddib markii madaxweyne Muhammadu Buhari uu xilal muhiim ah u magacaabay dad waa hore dhintay. Madaxweynaha ayaa magacyada shaqsiyaadkan ku soo daray liiska dad xilal muhiim ah loo magacaabay taasoo ka yaabisan in badan […]

Sii akhri warka - Continue reading

Dowladda Uganda oo ciidamo kala baxday Soomaaliya

  Axad, December, 31, 2017 (HOL) – Dowladda Uganda ayaa ku dhawaaqday in ay Soomaaliya kala baxday qeyb ka mid ah Ciidamadeeda qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM. Uganda waxa ay sheegytay in uu si rasmi ah u bilowday Qorshaha ay ciidamada ugala baxeyso Gudaha Soomaaliya , taasoo qeyb ka ah yareynta Ciidanka […]

Sii akhri warka - Continue reading