Real Madrid Oo Wadahadalo La Qaadatay Xiddig Wacdaro Ka Dhigaya Premier League

Waxaa Qoray: Abdi Weli Aadan on November 30, 2017. Qaab ciyaareedka Liita ee kooxda Real Madrid ayaa maamulka kooxdeeda ku qasbay in ay durba bilaabaan sidii ay kooxda u xoojin lahaayee suuqa Januar ama xagaaga dambe iyaga oo wadahalo la qaatay xiddigo kala duwan oo ka xamaasha horyaalada ugu waaweyn yurub. Real Madrid ayaa lagu […]

Sii akhri warka - Continue reading

WARBIXIN: Kooxaha Laadka Ugu Badan Laagay Xilli Ciyaareedkan Oo La Soo Saaray & Kooxo Waaweyn Oo Laga Dhex Waayay, Miyay Ku Jirtaa Kooxdaadu

Waxaa Qoray: Abdi Weli Aadan on November 30, 2017. Horyaalada Kala duwan ayaa maraya meel xasaasi ah o ay kooxo badan doonayaan in ay qaab ciyaareedkooda fiican sii wadaan si ay riyadooda ah ku guulaysiga horyaalka rumeeyaan dhamaadka xilli ciyaareedkan aynu ku jirno xilli ay jiraan kooxo aan ilaa haatan guul laga gaarin. Waxa jira […]

Sii akhri warka - Continue reading

Afghanistan: Dagaallo ka dhex qarxay Daalibaan iyo Daacish

Dagaalo xooggan oo malamo socday, kuwaas oo dhex maray kooxaha Daaliban iyo Daacish ee dalka Afghanistan, ayaa lagu soo warramayaa in labada dhinacba ay khasaare xooggan gaarsiiyeen. Dagaalka ayaa horaantii toddobaadkan ka qarxay degmada Khogyani ee gobolka Nangarhar, kadib markii dagaalyahanada Daacish ay weerar ku qaadeen fariisimo ay haysteen Daalibaanka. Isku dhacyadan ayaa boqolaal qof […]

Sii akhri warka - Continue reading

Maxkamadda Mandhera oo xabsi dheer ku xukuntay Nin ka tirsanaa Ururka Al-shabaab

  Khamiis, November, 30, 2017 (HOL) – Maxkamad ku taala Magaalada Mandera ee gobolka Waqooyi-Bari, dalka Kenya ayaa xukun ku riday nin lagu soo eedeeyay in uu ka tirsanaa ururka Al-shabaab. Cabdiraxmaan Cabdi Taakow oo ay soo qabteen ciidamada Asluubta bishii Sembtembar ayaa maanta lagu xukumay 30 sano oo xabsi ah. Sida ay maxkadda sheegtay, […]

Sii akhri warka - Continue reading

Wasaaradda Maaliyada DF Soomaaliya oo hergalisay hab cusub oo ciidamada mishaar lagu siin doono

Khamiis, November, 30, 2017 (HOL) – Wasiirka Wasaaradda  Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Dr  Cabdiraxmaan ducaale Beyle ayaa maanta daah furay diiwaangalinta ciidamada xoogga dalka oo markii ugu horeysay Askari walba mushaarkiisa uu ku qaadan doono Account u  gaarka ah. Arintan oo uu hormuud ka yahay Wasiir Beyleh ayaa ujeedkeedu waxaa ay tahay in laga maarmok habkii […]

Sii akhri warka - Continue reading

Cajiib:Sida Aabaha, Sida Wiilka: Daawo Wiilka Cristiano Ronaldo Oo Free Kick U Dhaliyay Sida Aabihiis Oo Kale

Waxaa Qoray: Abdi Weli Aadan on November 30, 2017. Sida Aabaha, Sida wiilka. waxa ay u muuqataa in Cristiano Ronaldo junior uu wax badan ka raacay aabihiisa caanka ah ee Cristiano Ronaldo oo aan kaliya ahayn magaca. Xiddiga Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa bogiisa Instagram-ka soo dhigay wiilkiisa 7 jirka ah oo dhalinaya gool […]

Sii akhri warka - Continue reading

Golaha wasiirada Jubaland oo meelmariyay Miisaaniyadda sanadda 2018

Khamiis, November, 30, 2017 (HOL) – Kulanka Todobadlaha ah ee golaha wasiirada Jubbaland maanta waxaa lagaga hadlay qodobo kala duwan oo ay kamid yihiin amniga, miisaaniyadda iyo arimo kale oo la xiriira cadaaladda. Wasiirada wasaaradaha Amniga, Beeraha, Caafimaadka iyo Cadaaladda ayaa laga dhageystay warbixinno ku saabsan wasaaradahooda, ayadoo intaa kadib ay goluhu ka doodeen Miisaaniyadda […]

Sii akhri warka - Continue reading