Ra’iisal wasaare Kheyre “ Waan isku ognahay Mareykanka joojinta caawinaadii la siin jiray ciidamada xoogga dalka

International Somalia News

  Sabti, December,  16, 2017 (HOL) – Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa ku tilmaamay tallaabadii dowladda Mareykanka ay ku joojisay dhaqaalihii Saadka oo ay ku bixin jireen ciidamada militariga isku ogaayeen kana dalbadeen Mareykanka in hakad la galiyo. ‘’Waxaan rabaa in aan idin cadeeyo in dowladda Soomaaliya iyo dowladda Mareykanka aan ku […]

Jen Gorod : Wax saameyn ah naguma yeelan doonto lacagta uu Mareykanku naga joojiyay

International Somalia News

  Sabti, December, 16, 2017 (HOL) – Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Jen Cabdwali Jaamac Gorod ayaa sheegay in marnaba wax saameyn ah ku yeelan doonin ciidamada militariga lacagta uu ka joojiyay Mareykanka. Isaga oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayuu sheegay in qorshahoodu yahay isku tashi , islamarkaana ciidamada xoogga dalka saameyn […]

Kooxda kubadda Cagta Jubbaland oo u gudubtay wareegga labaad ee tartanka dowlad goboleedyada

International Somalia News

Sabti, December, 16, 2017 (HOL) –Ciyaartooyada xulalka kubadda cagta Jubbaland iyo Galmudug ayaa wada dheelay cayaartii ugu danbeeysay ee (Group-ka A), waxaana cayaartii dhexmartay labada koox ay ahayd mid soo jiidatay dareenka dadkii daawanayay, maadaama labada kooxood ay soo bandhigeen cayaar wanaagsan. Daqiiqadihii hore ee qeybta 1-aad ee cayaarta ayay Jubbaland la hormartay Gool, balse […]

Mudug: Waddooyin Xirnaa oo la Furay

VOA

Masuuliyiin ka tirsan maamulada Galmudug iyo Puntland iyo dowladda Federalka Soomaaliya ayaa maanta ku guuleystay inay furaan wawooyin muddo sanado ah u xirnaa dagaallo ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Wadooyinka la furay ayaa muhim u ah isu socodka dadka iyo gaadiidka ee Koonfurta iyo Waqooyiga Gaalkacyo. Wariyeheenna Cabdiwaaxid Macalin Isaaq ayaa warbixintan […]

Galmudug iyo Jubbaland oo cayaar Xiiso leh Galabta ku balansan

International Somalia News

  Sabti, December, 16, 2017 (HOL) – Garoonka Kubadda Cagta Stadium Koonis waxaa Galabta 3:30 galabnimo ku balansan Kooxaha Kubadda Cagta Jubbaland iyo Galmudug cayaar qeyb ka ah is reereebka Tartanka maamul gobolleedyada. Labadan Kooxood mina dhibic malaha oo waa laga soo badiyay ma jirto cayaar ka danbeysa tan galabta oo u dhiman, taasoo macnaheedu […]

Mareykanka oo rajo ka qaba in dowladda Soomaaliya hormariso isla xisaabtanka ciidamada

International Somalia News

  Sabti, December, 16, 2017 (HOL) – Xog-hayaha Gaashaandhigga dowladda Maraykanka Jim Mattis ayaa sheegay in uu rajo ka qabo in dowlada Soomaaliya hormariso sidii looga gudbi lahaa in la musuqmaasuqo gaargaarka ay dowlada Maraykanka siiso ciidamada xoogga dalka Soomaaliya. “Waan hubaa in xal laga gaari karo arrinkan haddii aan dhamaan la wada xalin qeyb […]

Hargeysa:Shirkii golaha wasiiradda ee cusub oo maanta qabsoomay iyo Toddoba qodob oo laga soo saaray

International Somalia News

  Sabti, December, 16, 2017 (HOL)- Madaxweynaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa kulankii ugu horeeyey la yeeshay golihiisa wasiiradda ee cusub, waxaana shirkaasi laga soo saaray toddoba qodob oo iyaga khuseeya. Fadhigan golaha wasiiradda waxa ka soo qaybgalay 31 xubnood oo ka mid ah 32 xubnood ee golaha wasiiraddu ka kooban yihiin. Madaxwyne […]